Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Canshuurtii Trump Ee Canada iyo Mexcico oo dhaqangalaysa
    Somalia

    Canshuurtii Trump Ee Canada iyo Mexcico oo dhaqangalaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump muhiimadiisu,waa Laba Qodob oo kala ah….

    1.Wax walba in laga hormariyo danta Maraykanka.

    2.Aduunku in uu ahaado Nabad.

    Waa Laba Shaqo oo muhiim ah.

    Canada iyo Mexcico,way dhaqangalaysaa Canshuurtii uu ku soo rogay.

    Sidoo kale Shiinaha waxa uu kusoo rogayaa Canshuuro dheeriya.

    Shiinuhu,wuxuu si khaldan uga faa’idaystay la Ganacsigii Maraykanka.

    Yurub si la mid ah Shiinaha,waxay dhan walba ugu dul noolayd Maraykanka,waana xakamaynayaa Trump.

    Ilaalinta awooda Maraykanka ee caalamka,ayuu Trump muhiimad ka dhigtay,iyadoon cidna la xeerinayn.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.