Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»CapeTown: Goobo Ganacsi oo ay lee yihiin Soomaali oo la boobay
    Somalia

    CapeTown: Goobo Ganacsi oo ay lee yihiin Soomaali oo la boobay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxaha Burcadda Koonfur Afrikaanka ah ayaa waxaa ay markale  deegaano ka tirsan Gudaha dalkaasi ka bilaabeen Boob ay u geysanayaan Goobo Ganacsi ay leeyihiin dadka Ajaanibta ah gaar ahaan Soomaalida.

    Laba Dukaan oo ay Soomaali lahaayeen ayaa lagu boobay Xaafadda Macassar Beach oo ka tirsan Magaalada Capetown ee  dalkaasi Koonfur Afrika,iyada Ganacsatadii laheyd ay isaga carareen,kadib markii la soo weeraray.

    Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska Koonfur Afrika howlgal ay sameeyeen ay falkaasi u xireen dhowr qof oo looga shakisan yahay inay falkaasi boobka ahaa ka dambeeyeen.

    Qaar kamid ah Ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool Magaalada Capetown ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay walaac ka muujiyeen boobka lagu haayo dukaamadooda,iyaga oo sheegay in qaarkood ay xireen Ganacsigooda.

    Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku nool Soomaali farabadan oo Ganacsi ahaan u tegay dalkaas,waxaana ay la kulmaan mararka qaar dil iyo in la boobo hantidooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.