Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Caqabada ugu weyn Ee Somalida soo wajahday waa Xamar in ay Caasimad sii tahay
    Somalia

    Faallo:-Caqabada ugu weyn Ee Somalida soo wajahday waa Xamar in ay Caasimad sii tahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhibka Somalida burburkii kadib soo wajahay,waa in Xamar Caasimad usii ahaato.

    Qodobka ugu horeeya ee ay tahay n laga doodo,hadiiba weli rajo laga qabo Somali sii wada socota,waa in Xamar Caasimada laga wareejiyo.

    Macno ma samaynayso nidaam walba oo la qaato,sababtoo ah marka Xamar laga dejiyo,ayuu noqonayaa hawlgab fashilma.

    Sidoo kale xalku ma’ahan Ninka Kursiga ku fadhiya oo la badalo,sababtoo ah kii yimaadaa wax badan kama duwana kii ka horeeyay.

    Si gaar ah reer PL hadaan nahay Wadankan,waan gelinay wakhti ku filan oo badbaadadiisa lagu raadiyo,waase ku hungownay.

    Koonfur oo aan Dowladnimo udiyaarsanayn,ayaan Dowlad ku khasabnay.

    Xamar oo aan Caasimad uqalmin markale,ayaan ku celinay.

    Dastuur,ayaan usamaynay Dad aan udiyaarsanayn.

    KMG,ayaan ka saarnay nidaam,aan diyaarsanayn.

    New Deal iyo Hawadii,ayaan wareejinay,iyadoon la gaarin.

    Maanta hadaan sii daba socono,waa ku dumaynaa ee aan isbadbaadino Koonfur Dowladnimo ma rabto mana gaarsiisna.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.