Waxaa dhowaan la filayaa in xariga laga jaro wajiga kowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee gobalka Mudug, kaas oo socday…
Browsing: Puntland
Senator Maxamed Yuusuf Gaagaab, ayaa sheegay in dadka reer Puntland waxa uga maqan dawladda Federaalka Soomaaliya, ay uga maqan yihiin…
Kumannaan qof oo muslimiin ah ayaa salaadda sunaha ah ee munaasibadda ciida ku tukaday garoonka weyn ee kubadda cagta magaalada…
Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa boqolaal kamid ah Shacabka caasimadda ganacsiga Puntland kala qeybgalay munaasabadda salaadda…
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga Puntland, Mudane Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan, ayaa kala qeybgalay Shacabka magaalada Gaalkacyo munaasabad Salaada…
Wasiirka Wasaaradda Dekeddaha Puntland, Axmed Yaasiin Saalax, ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono dayactirka iyo ballaarinta dekedda Boosaaso ee…
Waxaa saxmad aad u sareysa laga dareemayaa dekedda magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kaddib markii uu dhamaaday waqtigii bad…
Gudoomiyaha gobalka Mudug, Cabdiladiif Muuse ayaa maamul ka kooban 4 xubnood u magacaabay garoonka Cayaaraha Cawaale ee magaalada Gaalkacyo. Maamulka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa uga digay guud ahaan laamaha Amniga ee ka howlgalla degaanada Puntland iyo guud…
Talye ku xigeenka Ciidanka Booliska Dowladda Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa ka qayb Galay Kulan looga hadlayay sidii ay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ah ee DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goor-dhaweyd ka hadlay kiiska Ikraan Tahaliil Faarax ayaa…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa sheegay in Wasaaraddu diyaarisay qorshayaal lagu…
Siyaad Qaadir, oo 59 sanno jir ah u dhashay dalka Ciraaq, waxaa muddo 31 sanno ah uu si joogta ah…
Kooxda Taalibaan ayaa weydiisatay Turkiga kaalmo farsamo si ay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul kadib marka ay baxaan ciidamada…
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Jaamac Xirsi Faarax uuna ka mid yahay Cabdirisaaq Axmed Siciid…
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa booqday Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug, taas oo haatan wajigeedii kowaad uu marayo…
Duqa degmadda Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug Maxamuud Cabdinuur Aadan, ayaa wareysi uu siiyay IdilTv kaga warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay…
Xulka kubadda cagta Gobalka Haylaan ayaa guul ka gaaray dhigooda Gobalka Sanaag, kaddib kulan ciyaareed ka dhacay galabta garoonka Mire…
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee bini-aadantinimada aduunka iyadoo sanadkaan maalintan…
Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhaawacantay kadib markii uu ku soo dumay dhismaha masaajid ay dhisayeen oo ku yaalla…
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Puntland Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino), ayaa ka warbixiyay halka uu marayo dhismaha dekedda…
Sariflayaasha deegaanada Puntland ayaa wajahaya shaqo la,aan baahsan, kaddib markii ay istaagtay lacagtii shilinka Soomaaliga ah, waxaana IdilTv la hadlay…
Waxaa bilaabatay qaban-qaabada munaasabadda xarig ka jarka wajiga kowaad ee dhismaha dekedda Garacad ee Gobalka Mudug, taas o haatan la…
Maxkamda Darajada 1-aad ee degmada Galkaacyo ayaa xukuno isugu jira xabsi iyo garaax ku riday 6 Nin oo ay xeer…
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta ah ee DFS Cabdiraxmaan Maxamed Jaabiri, ayaa sheegay in wixii ka dhacay Afghanistaan ay tusaale…
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abubakar, oo ka mid ahaa wafdigii PM Roble oo Shir Jaraa’id galabta ku…
Ciidammada Booliska degmadda Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanka Meygaagle oo ah xadka degmaddu la wadaagto…
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta doortay 11 Senator ee Puntland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS, kuwaas…
Lionel Messi ayaa ku biiray kooxda Paris St Germain ee waddanka Faransiiska Talaadadii shalay aheyd, kaddib markii uu ka tagay…
Ciidammada AMISOM ayaa lagu eedeeyay inay ku dileed deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose Talaadadi shalay aheyd ku dileen ilaa…
Ra’iisul Wasaaraaha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Kenya. Ujeedada…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya…
Xafiiska Ra’isul Wasaaraha XFS waxa uu maanta la saxiixday Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya $7.2 Milyan oo dollar (Todobo Milyan…
Waxaa ka soconaya garoonka Mire Awaare ee magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland ciyaar xiiso badan oo u dhexeysa xulalka Gobalada…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo iyo dhiggeeda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray maanta…
Duqa magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland Cabdiqani Axmed Ismaciil (Deera-dile), ayaa ku dhawaaqay go’aan la xariira ka hortagga cudurka…
Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarda iyo Cayaaraha Dowladda Puntland ayaa Guddi anshax u saartay khilaafkii ka dhashay cayaartii shalay dhexmari lahayd…
Booliska Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa Magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah oo la xiriiray…
Mas’uuliyiinta dalka Chad waxay sheegeen in 22 qof ay dhinteen halka 18 ay dhaawacmeen kadib markii uu dagaal dhexmaray dad…
Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka Ra’iisul Wasaare Rooble uu uga hor yimid tallaabadii Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo…
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Hormarinta Haweenka Dowladda Puntland Sahra Kiin Cabdi Xirsi, ayaa ka tacsiyeysay geerida AUN Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Howlaha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay in uu kulamo la qaato qaar kamid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta,…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka…
Bajaajleyda ka shaqeysa magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa maanta doortay Hoggaan cusub, kuwaas oo xilka heyn doona muddo hal…
Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Idilnews in khilaaf xooggan uu soo kala dhexgalay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…
Duqa magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland Mudane Cabdiqani Axmed Ismaaciil (Deera-dile), ayaa maanta daah-furay xaafad cusub oo laga hirgaliyay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dugsiyada Quraanka…
Ciyaarta xulalka kubadda cagta ee Gobalada Puntland ayaa ka soconaya garoonka Mire Awaare ee magaaladda Garoowe, waxaana haatan dheelaya xulalka…
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Dolwad Gobaleedka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax oo ka warbixiyay natiijada imtixaanaadka fasalka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Hambalyo iyo farxad la wadaagay Bulshada reer Puntland Xafladda sanad-guurada 23-aad ee…
Dabley hubeysan ayaa caawaku dilay magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee Sool AUN Cabdullaahi Laba-go’le.…
Taariikhda Deegaanka Magacley ee Gobalka Nugaal oo ah Degaan Boqolaal Sano Kahor la,aas aasay ayaan Lahayn Adeegyada Nolosha.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaaladda Garoowe ayaa ka warbixiyay…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay Hoggaaminayso Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyadoo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye…
Madaxweynayaashii hore ee Dalka Sharif Sheikh Ahmed iyo Hassan Sheikh Mohamud, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Cadale…
Boqorka Guud ee Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse, iyo Qaar kamid Isimada dhaqanka Soomaalida ayaa maanta ka qeybgalay Xaflada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka…
Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa 10,000 oo dollar ugu deeqay Wadada Garoowe iyo Godobjiiraan, kaddib codsi ay u gudbiyeen…