Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Gacanmariskii ugu danbeeyay ku sameeyeen….. 1.Ceelasha Wangable .2.Qamaadin.3.Taajane. Ceelashan,ayaa ahaa kuwo muhiim ah oo firxadka argagixisadu dhuumasho…
Browsing: Puntland
Kulanka taariikhiga ah,islamarkaana sida la saadaalinayo hadii ay wax uga soo baxaan noqon doona mid macno weyn sameeya,ayaa qabsoomaya goordhow.…
War SaxaafadeedGaalkacyo Khamiis 14 Augst.2025 Taliska Qaybta Booliska Mudug,ayaa ku guulaystay in ay Gacanta kusoo dhigaan…1.Faarax Xasan Xuseyn. 2.Maxamed Cabdilaahi…
Warmuryiyeedka kasoo baxay Madasha samatabixinta,waa isku karis ay ka dhex muuqato ku dhex jir Xasan iyo sii wada joogid Xubnaha…
Madashu,waa guulaysatay….. 1.Waxay ku guulaysatay caalamka in ay tusto dhab in ay ka tahay xal in loo helo Dalka. 2.Waxay…
Firxadkii argagixisada ee Calmiskaad Caawa garaacis xoog badan,ayaa ku socota. Si gaar ah garaacistu,waxay ugu socotaa Baallade,waana fara badan tahay,waxaana…
Xasan Shiikh,waxaa haysata caqabado adag oo ay adag tahay in uu ka dabaasho markan…. 1.Waa cadaadiska BC oo ay ugu…
Waxaa muuqata in dib Maraykanku usoo ceshay Siyaasadiisii Laba Wajiilaynta ee kula macmiili jiray qaybaha Somalida. Siyaasadaas,ayaa ahayd la jaanqaadida…
Sidaan xogta ku hayo Cali Xoosh Wasiirkii Arimaha gudaha ee Xasan Shiikh,waa iskaga tagay Laascaanood Laba sababood awgood,kuwaasoo kala ah…..…
Wadada isku xiraysa Bosaso – Dhaadaar. Dhererkeedu,waa 92km oo dhismaheeda la billaabayo berito. Dowlada iyo Shacabka PL,ayaa kawada qayb qaadanaya…
Boosaaso : 09 August 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee…
Hawlgalka Gacanmarinta,ayaa udhacaya sida tan:- 1.Guuto 5-Aad,waxay wajahaysaa jihada Waqooyi ee Calmiskaad…. Wangable,Sixna,Karimo,Qandala ilaa Unuun. 2.Guuto 1-Aad iyo 2-Aad? Ceelasha…
Dib uma maqli doontaan Calmiskaad,waxaa ka jira dhaqdhaqaaq Unugyo argagixiso mudo dhow,waxaana bilowday Wajigii ugu danbeeya ee Shallaynta. Nasasho,kala badalid,dib…
Digvin Andarson,ayaa ku guulaystay Talyaha Africom oo ay ansixiyeen Seneterad Maraykanka. Anderson horay,ayuu uga soo shaqeeyay Africa oo waa Saraakiisha…
Siyaasadii Laba Wajiilaynta ee Maraykanku ku dhaqmi jiray 10- Sano ka hor,ayaa dib usoo laabtay. Siyaasadaas waxay ahayd in Somaliya…
PL,waxaa fursad weyn unoqday hogaanxumada Xasan Shiikh. Dagaalka Daacish,wuxuu usii noqday furihii ay ku furatay Albaabada reer Galbeedka,gaar ahaan Maraykanka.…
Boosaaso: 08 August 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta sagootiyey Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka…
By Jibril Qoobey Editor-in-chief of Idil News The Trump administration that represents the United States has come back to its…
Laba Diyaaradood oo Hub iskugu jira Qoryo Fudud iyo Rasaas ayay Dowlada Turkigu ku wareejisay Dowlada Puntland Shalay. Hubkaas,ayaa ka…
Starlink, adeegga internet-ka xawaaraha sare leh ee uu leeyahay Elon Musk, ayaa si rasmi ah uga shaqo bilaabay gudaha Soomaaliya.…
Beledxaawo,waxaa galaya Ciidamada Jubaland oo garab ka helaya Ciidamada dariska nahay ee qaybta ka ah xoojinta amniga Somaliya. Caawa Ciidamada…
Raqraq-Buqa: 06, August, 2025: Guutada 1-aad ee Ciidamada Difaaca Puntland oo hawl-gallo xooggan oo qorshaysan ka fuliyey lix Ceel oo…
Ciidamadan,waxay horay uga tirsanaan jireen Somaliland,haatana,waxay usoo wareegeen PL,waxayna qayb ka yihiin qorshaha xasilinta Gobolka Sanaag ee SL iyo PL…
PL maxay ka faa’iday Markabka? Afartan Qodob ee macno leh,ayay PL ka heshay qabashadii Markabka iyo sii dayntiisii.
PL marka laga so tago masuuliyada iyo diblomaasiyada ay muujisay,hadana,waxaa jiray wada xaajood adag oo dhexmaray Labada dhinac,gaar ahaan Mw…
Ugu danbayn Turkigu,wuxuu aqbalay in uu wajaho Puntland oo toos ugala xaajoodo Markabka Hubka. Inkiraadii Turkigu inkarayay PL in ay…
Laasqoray,waxaa kasoo degay Hub Todobaadyadii lasoo dhaafay mid ka mid ah. Hubkaas,wuxuu ugudbay Cabdi Madoobe,waxaana laga keenay Yemen. Cabdi Madoobe,waa…
Dagaalkii Beledxaawo kadib,waxaa muuqata in Xasan Shiikh la kulmayo cadaadis xoog badan. Cadaadiskaas,wuxuu uga imaanayaa Wakiilada Beesha caalamka,gaar ahaan Maraykanka…
Khudbadii ugu qiimo badnayd Sanadkan,ayuu Mw Deni jeediyay…. 4.Colaadaha,kala qaybinta iyo burburinta nidaamka ee Xasan Shiikh ka abaabulayo qaybo badan…
Shirka horumarinta Gobolka Mudug,waxaa lagua gaaray isfahan qabashadiisa,waxaana lagu heshiiyay….. 1.Gudi 11 Qof ah oo uu Shir Gudoon uyahay Duqa…
Labadii Nin ee lala qabtay Madaxii Maaliyada Daacish ee Bishan 25-keeda lagu qabtay Aaga Xunbays,ayaa lagu soo wareejiyay Puntland. Maanta…
Dhismaha Wadada Galkacyo- Bacaadweyn si rasmi ah ayay ubilaabatay Maanta. Horay,waxaa udhagaxdhigay Mw Deni,Maanta,waxaa suurta gashay in la bilaabo dhismaheeda.…
𝐖𝐀𝐑-𝐒𝐀𝐗𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃: 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐀𝐑 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐈 𝐀𝐇
Odoyaashan Caawa,waxaa la hor fariisiyay dhawr Boqol oo Shacabkii Mudug ka mid ah,waxaa lagu yiri..(Waxaad wadaan soo daaya ee horumarka…
WAR- SAXAAFADEED : DOWLADDA PUNTLAND OO CAMBAAREYSAY WEERARKII ARGAGIXISADA AL-SHABAAB KU QAADAY DEGMADA MAXAAS.
Garoowe, 27 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Cabdirisak Axmed Siciid oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Maxamed…
HAA,waa ubaahan tahay balse ma’ahan midka ay wadaan Raggan kooban ee Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada ah. Afarta Oday ee timid Galkacyo…
Cabdiweli Maxamed AwYuusuf (Walalac) oo ahaa Xubin muhiim ah oo Daacish ka tirsan,ayaa ugu soo galay Gacanta hay’adaha amniga. Cabdiweli,wuxuu…
By:-Muna Kamila. July 25/07/2025. Bossaso, 24 July 2025 — The Puntland Maritime Police Force (PMPF) successfullyapprehended the MV Sea World,…
GAROOWE – July 25, 2025: Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu…
Mudane Ra’isalwasaare hadalkan ma qabto…. Safiirka in aad la kulantay oo uu kuu qirtay Hubkan iyaga Turkiya in ay leeyihiin…
Hubka saaran Markabka PL qabatay,waxaa iska leh Xasan Shiikh,waxaa uga wakiil ah Rag nidaamkiisa qayb ka ah oo laga magacdhabi…
Siyaasada Turkiga ee Somaliya,waa mid ka duusha Ganacsi iyo Lacag raadin oo aan qiyam kale ku dhisnayn. Somaliya in uu…
Turkigu,waa cadow Siyaasadeed iyo Milleteri oo PL leedahay,waxaana jira xogo qarsoon oo noqon kara cadaymo fudud oo laga xusi karo….…
Xisaabxirka Miisaaniyada 2024 ee PL,wuxuu noqday mid hufan oo sareeya sida loo maamulay. 98% Miisaaniyadii gudaha ee la odorosay,waa soo…
War saxaafadeed awood badan oo wata ….. Puntland,waxay muujisay in ay ka qaangaarsan tahay Villa Somaliya. Si hufan oo waafaqsan…
Bosaso, (Idil News) – After a week of silence, Somalia’s federal government under President Hassan Sheikh Mohamud has claimed ownership…
Warqada Xasan soo saaray kama duwana tii lasoo saaray markii Hubkii Sharcidarada ahaa ee reer Caabudiwaaq ka hor tageen. Sidoo…
DEG DEG: Dowladda Federaalka oo markii ugu horrqysay ka hadashay Markabka Sea-world ee Puntland qabatay ayaa shaaca ka qaaday in…
Markabkii Hubka siday,waxaa gudaha loo galiyay Dekeda oo horay,ayaa lagu xiray awal gadaal,ayuu ku xirnaa. Baaristii PL ku dhawaaqday,ayaa si…
Hubkii tirintiisii Xalay,ayaa lasoo gabagabeeyay. Gaadiidka saaran,waa 16 gudahooda lagu soo raray Hub yar yar oo fara badan. Sidoo kale…
According to Puntland officials U.S. Navy warships and surveillance aircraft have been positioned off the coast of Puntland’s Ras Aseir…
Dowladda Puntland waxay dagaal adag kula jirtaa argagixisada caalamiga ah ee Daacish Dowladda Puntland waxay si joogto ah ugu howlan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa kulan ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda…
In light of recent speculation surrounding the cargo vessel Sea World, which was seized off the coast of Bareedo, Puntland,…
Halkan ka akhriso:-
𝐖𝐀𝐑𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃KU XAD-GUDUBKA XEERARKA CAALAMIGA AH EE BADDA IYO KHATAR AMNI:XOG HORDHAC AH OO KU SAABSAN MARKABKA “SEA WORLD” 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐰𝐞, 𝟐𝟎…
Security Stakeholders, UN Sanctions Monitoring Group, AU Mission in Somalia, U.S. Department of State Executive Summary The seizure of the…
Diiwaangelinta Hubka saaran Markabka,ayaa socota haatan. Markabku,wuxuu kasoo anba baxay Ismir,wuxuu soo maray Asarbajaan,kadib Dekeda Sudan inta uusan imaan Xeebaha…