Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin mashaariicda Tarmarta Ee PL laga fulinayo
    Puntland

    Faahfaahin mashaariicda Tarmarta Ee PL laga fulinayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mashruucan,waa mid lagu taageerayo awooda tamarta Magaalooyinka Garowe iyo Galkacyo.

    Labada Shirkadood ee Korontada siiya Galkacyo iyo Garowe,ayaa helaya dhaqaale ay ku maalgashtaan xarumo Tamarta ka dhaliya qoraxda oo awoodoodu dhan tahay 10-MW Magaalo kasta.

    10-MW,way ka badan tahay Garowe-da hada jirta oo isticmaalkeedu hada yahay ilaa 7-MW,waxaase la qorsheeyay mustaqbalka iyo fidida.

    Hirgelinta Mashruucan faa’idada ku jirtaa,waa Labo Qodob oo kala ah…..

    1.In Bulshada ay hesho Koronto raqiis ah.

    2.In Cimilada Deegaanka la ilaaliyo oo laga kaaftoomo ama la yareeyo isticmaalka Tamarta Shidaalka laga dhaliyo.

    Mashruucan,waa mid aad muhiim u ah oo mudan in looga mahadceliyo Baanka Aduunka oo guud ahaan Somaliya ugu deeqay Lacag dhan $134-Milyan,iyadoo PL ay ka heleen magaalooyinka Galkacyo iyo Garowe.

    PL Sadexda Magaalo ee ugu waa weyn,waxay taageero uheleen Tamartooda…..

    1.Bosaso,waxaa maalgeliyay Imaaraadka.
    2.Garowe Baanka Aduunka.
    3.Galkacyo Baanka Aduunka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.