Burburka wada xaajoodka markii Labaad,waxaa sababay hal qodob oo ah….. 1.Doorashada DG Sadexda ah ee Hir-shabelle, Galmudug iyo KG…. B.GMS,waxay…
Browsing: Puntland
Muqdisho: 21 February 2026 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa caawa kulan is-xogwareysi ah la qaatay qayb ka…
Doodaha Laba dhinac ee DFS iyo GMS ay kala taagan yihiin….. DFS? 1.Wax-ka badalka Dastuurkaee hadda socda in uu sii…
Sadex nooc doorasho,ayaa doodaha ku jira oo kala ah…. 1.Doorasho dadban oo la kordhiyay Ergooyinka. 2.Hanaanka Labaad,waa Doorasho Afar Xisbi…
Kulan loo baahnaa,ayuu ahaa kulankii caawa uu Mw iyo Wasiirada ay la qaateen Bulshada reer PL ee ku dhaqan Gobolka…
Laascaanood Bilihii lasoo dhaafay,waxaa weeraro joogta ah lagu hayay shaqaalaha Shirkadaha dhismaha ka shaqeeya ee laga leeyahay Gobolada kale ee…
Wadada isku xirta Gobollada Puntland inta Laamiga ah,waa 750- km,waxaana uxilsaaran dayactirkeeda Hay’ada Wadooyinka PL ee (PHA). In ka badan…
Sababta uu ubaaqday kulankii Maanta loo balansanaa,waxay ahayd… ” GMS,waxay Xalay iska dhex doorteen Gudi kooban oo ku matala wada…
Laba Gudi,ayaa la saaray wada hadalka DFS iyo GMS oo Berri kulmaya. Dhanka GMS oo aan helnay Xubnaha ay Gudiga…
Kulankii 1-Aad,waa laysku fahmi waayay oo waa lagu soo kala kacay……. 1.Xubnaha GMS,waxay Miiska la yimaadeen Hal qodob oo ah…..…
Muqdisho: 19 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni,ayaa ka qaybgalay Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka ah…
Xasan,wuxuu isku dayay in uu ka dhigto shuruud ka dhigo Villa Somaliya halaygula shiro,waase laga saaray Godkaas oo shuruudihiiisii,waa lala…
Daa’uud Bisinle Wasiirka qorshaynta Puntland, ayaa waxaa shaqo joojin ku sameeyay M.xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha PL Lugatoor. Sababaha shaqada…
Fikrad gadmaysa ma’ahan oo loo hakan karo dooda Rw Abiy. 130 Milyan anagoo ah Bad la’aan ma noqon karno? Xasiloonida…
Maraykanka,ayaa kala wareegay Turkida qodistii Shidaalka si rasmi ah oo markii horaba Turkidu,waxay hordhac u ahaayeen Maraykanka oo ay usii…
Iskuulka Bardacad iyo kan Ummada,waxaa loo hayaa Mashruuc lagu dhisayo oo waxay la socdaan mashruuca hada socda ee lagu dhisayo…
Qorshihii PL ay utimid Muqdisho sidii loogu talagalay,ayuu usocdaa…. 1.Muujinta awooda siyaasadeed PL.2.Doorasho gelinta Wadanka.3.Kala daadinta Xasan iyo Ragiisa. Qorshayaashaas,waa…
Muqdisho : 10 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka…
Baarlamaanka xorta ah,waa madal la helay oo udiyaarsan in ay noqoto fadhi yeesha Gudoon oo matalaada Dalka qaybtooda qaata. Si…
Santuukha horumarinta PL diyaarintiisa,ayaa meel wanaagsan maraysa,waxaana loo helay Dowlado waa weyn oo Jaal la noqda iyo kuwa taageera. Bisha…
Caawa Garowe,ayuu ku hoyday oo uu Beri ka baxayaa,isaga iyo weftigiisa Safiirka Talyaaniga ee Somaliya. Wuxuu PL keenay Laba mashruuc…
Madaxweyne Deni sidii ugu qurux badnayd,ayuu iskaga xil saaray Caano shubka Ugaaska Beesha Tanade. Waxaa muuqatay in Mw Deni yahay…
Puntland oo isku duuban Siyaasiyan iyo Dhaqan,waxaa si guul leh ugu soo dhamaaday Caano shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas…
Garoowe: 08 Feb 2026: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Amb.…
Galdogob : 08 February 2026 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda Caleemasaarka Ugaas Cabdiraxmaan…
Waxaa Maanta Mw Deni Dhagax dhigay dhismaha Xarun cusub oo si casri ah loo dhisayo oo uu yeelanayo Garsoorka Gobolka…
Afarta Saldhig oo ka mid ah Saldhigyada Degmada Galkacyo,CID iyo Taliska Qaybta Gobolka Mudug,waxaa lagu wareejiyay Ciidamada cusub. 1.Saldhigga Dhexe.2.Saldhigga…
Dhaqaale xumo weyn,ayaa haysa kadib markii ay istaagtay Lacagtii Kabida ahayd ee Imaaraadka ka imaanaysay. Waxaa kusoo Fakaday Lacag dhan…
1.Daacish,waa la burburiyey 98%,waxaana ka haray haraadi yar oo ku harsan Dhul gaaraya 5km^2,waa daba qabsi yar oo lagu hareeraysan…
Meel wanaagsan,ayaa la keenay ka falcelintii dhacdadii 1-dii Feb ee Xasan ku kacay ee lagu celiyay Ciidamada ilaalada u ahaa…
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war kasoo saaray dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo. Halkan ka akhriso:-
360-Askari oo Boolis ah kuna qalabaysan Gaadiidkoodii,ayaa Mudug soo galay. Booliskan,waa kuwii tababarka cusub kusoo qaatay Dugsiga tababarka ee Xorgoble…
Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud. Sidoo kale in Maraykanku si gaar ah ula…
Maraykanku,wuxuu hormarinayaa Saldhigiisa Milleteri ee Manda Bay Kenya. Sidoo kale,wuxuu balaarinayaa fadhiyadiisa Geeska,isagoo kusoo kordhinaya kuwo hor leh sida…. Wuxuu…
Sida ay ii sheegeen Ilo muhiim ah,waxay ubadan tahay in shirka loo wareejiyo dalka dibadiisa,taasoo haday dhacdo Xasan ku ah…
PL iyo Maraykanka,waxay iska kaashanayaan Laba qodob….. Iyadoo Labadaas qodob laga duulayo Maraykanku,wuxuu PL ka taageerayaa xoojinta awooda Ciidamada PL…
Muuqaalka maanta ka muuqda Bosaso,waa mid lagu farxo,waxaana iska leh mahadcelintiisa Mw Deni oo doorashadiisii ka hor ay Bosaso ahayd…
Taliye kuxigenka Taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan Africom oo qaabilsan Iskaashiga Rayidka iyo Military ee taliska Africom…
Beesha Caalamka,ayaa wada dadaal ah in uusan Shirku burburin,waxay la hadleen PL & JL,waxay kaloo kulan la leeyihiin Xasan Shiikh.…
500 oo Askari oo Boolis cusub ah,ayaa Maanta Mw Deni usoo xiray tababar,waxayna ka hawlgalayaan Gobolka Mudug. Waxaa ka horeeyay…
Halkan ka akhriso:-
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Faysal,waa deg-degay ,wuxuuna ku hawlgalay xog uusan iska shaandhayn. Habayaraatee majirto Hal Qof oo haraad ugu dhintay…
Inta badan,waa lagu heshiiyay wada xaajoodkii Labada Gudi farsamo ee GMS iyo DFS. Qodobada laga heshiiyay,waxaa ka mid ah.. 1.Amaanka.2.Goobta…
War goordhow kasoo baxay laamaha ammaanka,ayaa lagu sheegay in dareeraha lagu buufiyay Xildhibaanadda Kongress-ka Mareykanka Ilhaan Cmar uu ahaa khamri…
Guddiyadii farsamada ee kala matalayey Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war kasoo saaray kulan ay Muqdisho ku…
Xildhibaanada Labada Aqalka ee Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa si adag uga hor yimid waxkabadalka dastuurka Cutubyadiisa 5- aad iyo 9-aad. Buuq iyo…
Ajandayaasha ay soo qoreen Wasiirada Xasan,waa wixii laysla ogaa oo mahan wax ka badalan. Balse muhiimada,waa in la abaaraa,taasoo ah…
Labada Aqal mid,waa laga reebtay oo Aqalka sare Gudoomiyihiisii mahayo. Gudigii Dastuurka Labada Aqal,waa laga kala jabiyay oo ku xigeenkii…
Nairobi: 25 January 2026 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa maanta kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah…
Wakhtigu intuusan kaa dhamaan oo weedhaada weli loo hakanayo ku dhawoow wada xaajoodka,waa macnaha fariimaha kasoo dhacayay ilaa Shalay BC.…
Qodobada ay soo saareen Golaha Mustaqbalka Somaliyed ee ay ku dareen aqbalaadooda Gogosha Xasan Shiikh dhigay,waxaa la orna jaraa,waa kuwii…
Kulanka golaha mustaqbalka Somaliyed iyo beesha caalamka ee maanta dhacay,waxaa looga xaajooday…. 1.Xaalada guud ee Dalka.2.Mahadcelin. BC,waxay ka mahadcelisay ajiibida…
Nairobi : 23 January 2026 , Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Magaalada Nairobi kulan kula qaatay…
Puntland waxay Imaaraadka ka heshaa faa’iidooyin badan oo istaraatiiji ah. Amniga? Imaaraadku,waxay Gacan ka geystaan… B. Xoojinta Amniga guud.T. La…
Imaaraad,waa awood laysku halayn karo oo hadii tirada Dadka iyo Dhulka loogu awood sheegto,wuxuu leeyahay awooda jilicsan ee dhaqaalaha iyo…
The United Arab Emirates has emerged as a dependable and influential actor. While it lacks the demographic weight and territorial…
Puntland maintains a strong and mutually beneficial strategic partnership with the United Arab Emirates (UAE), yielding significant gains in security,…
Xasan Waji gabax,ayuu kala kulmay Gudigii Dastuurka ee uu Maanta iskugu yeeray,waxayna ku yiraahdeen….. “Dastuur la taaban karo majiro oo…
Golaha mustaqbalka Somaliyed,ayaa iskugu tagaya ilaa Khamiista Magaalada Nayrobi,waxaana laga tashanayaa Sadex Qodob oo kala ah….. 1.Warqada Xasan usoo dhiibay…
Mw Deni,wuxuu gaaray Nayrobi caasimada Kenya. Berri oo Khamiis ah wuxuu shir Gudoomin doonaa kulanka Golaha Mustaqbalka Somaliyed oo ka…