Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland Oo dhismaha Wadooyinkeeda horumar ka samaysay
    Puntland

    Puntland Oo dhismaha Wadooyinkeeda horumar ka samaysay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wadada isku xirta Gobollada Puntland inta Laamiga ah,waa 750- km,waxaana uxilsaaran dayactirkeeda Hay’ada Wadooyinka PL ee (PHA).

    In ka badan $15-Milyan,ayaa Sanadkii ku baxa daib udhiskeeda joogtada ah,waxaana bixisa Dowlada PL oo Canshuurta Shacabka laga qaado,ayaa dib loogu ceshaa.

    Mw Deni 7-da Sano oo PL uu hogaankeeda hayay,wuxuu xil gaar ah iska saaray Wadadaas,waana Madaxweynihii ugu waxqabadka badnaa markay timaado Wadooyinka.

    Haatan qaybtii Wadada ee Galkacyo- Bacaadweyn oo burbursanayd,waxaa dib loogu dhisay Lacag gaaraysa $12- Milyan,waxaana bixisay Dowlada.

    Wadooyinka Gacanta ay ku hayso Dowlada PL kaliya ma’ahan Wadada dheer ee waxaa kaloo jira kuwo muhiim ah sida Wadada Ceeldaahir- Ceerigaabo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.