Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Doorashada wada xaajoodkeeda mudnaanta hala siiyo.!!
    Puntland

    Faallo:-Doorashada wada xaajoodkeeda mudnaanta hala siiyo.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ajandayaasha ay soo qoreen Wasiirada Xasan,waa wixii laysla ogaa oo mahan wax ka badalan.

    Balse muhiimada,waa in la abaaraa,taasoo ah doorashada,waana halka ay udhimanayso oo Xasan meesha uga baxayo.

    Hadii Xasan meesha ka baxo,wax alaale iyo wixii uu khalday,waa la sixi karaa oo ugu horeeyo dastuurka.

    Dastuurku,waa muhiim oo laguma raacayo Xasan,waa lagu diidayaa qodobada uu taabtay,balse,waxaa muhiimada la siinayaa doorashadu in ay wakhtigeeda ku dhacdo.

    Dastuurku,waa dood soconaysa oo aan joogsanayn.

    Tusaale?

    Farmaajo waxbuu ka badalay mana shaqayn.

    Si la mid ah Xasan,waxbuu ka badalayaa mana shaqayn doonaan.

    Xasan,wuxuu rabaa in dooda doorashada laga dhigo qodobka udanbeeya si uu uhelo fursad uu ku samaysto mudo kororsi.

    ” Wuxuu rabaa in Dastuurka lagu hormaro oo isku haysigiisa ay qaadato 3-bilood,kadibna qodobada kale,sidaa uu ku gaaro 6- bilood oo wada xaajoodku socdo laguna khasbanaado in mudo xileed kmg ah la siiyo hay’adaha fadaraaliga ah si aysan udhicin firaaq dastuuriya”.

    Marka,waxaa laga rabaa GMS in aysan fursadaas siin oo ay toos u abaaraan qodobka hortabinta leh ee baahidiisu hada taagan tahay,kaasoo ah doorashada,waana in mudada yar ee harsan laga gaaraa isafgarad nidaam doorasho oo loo dhan yahay in lawada qaato.

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.