Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka jira in Dad haraad ugu dhinteen Degmada Jariiban?
    Puntland

    Maxaa ka jira in Dad haraad ugu dhinteen Degmada Jariiban?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug Faysal,waa deg-degay ,wuxuuna ku hawlgalay xog uusan iska shaandhayn.

    Habayaraatee majirto Hal Qof oo haraad ugu dhintay degmada Jariiban iyo deegaamada ay xukunto.

    Waxaan la xiriirnay degmada iyo deegaamadeeda,waxaana maamulka,waxgaradka iyo hay’adaha maanku noo xaqiijiyeen warkaas in uusan jirin.

    Waxaa kaloo aan xaqiijinay baahi Biyo yari in aysan ka jirin degmada iyo deegaamadeeda,waxaana 14- kii km laga helayaa goob Biyo laga cabo…..

    Tusaale?

    1.Ceel-baraadaale(riig) iyo Ceelgacmeedyo.

    2.Damal barqo (riig) masaafada (6km).

    3.Guuco (riig) msaafo (12km).

    4.Balibusle (3riig) masaafo (12km).

    5.Qabooley (riig) masaafo (8km).

    6.Maxjarka (2riig)masaafo (12km).

    7.Buubi (3riig) masaafo (8km).

    Waxaa kaloo intaas dheer Barkadaha.

    Si rasmi ah,waxaan uxaqiijinaynaa in aysan dadku Biyo la’aan udhiman karin degmada Jariiban iyo deegaamadeeda.

    Sidoo kale,waxaan xaqiijinaynaa in ay Xooluhu ubakhtiyaan Cows iyo Geedo baahidood ama cudur ma’ahane aysan Biyo la’aan ubakhtiyi karin.

    Warkaas waa been abuur uu ku degdegay gudoomiye Faysal Jifo Jabsade oo ay tahay in uu raaligelin ka bixiyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.