Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf,ayaa ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Maanta ka dhacday Magaalada…
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço,ayaa loo doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika isaga oo beddelaya hoggaamiyaha hadda jagadaas haya oo ah madaxweynaha…
Shir Madaxeedka 38-aad ee Madaxda Wadamada Midowga Afrika,ayaa ka furmay Addis Ababa ee Xarunta Midowga Afrika. Arimaha looga xaajoonayo,waxaa ugu…
Haduu qiimo lahaa garab istaag Boqor Buurmadow,ayaa umuujiyay Puntland. “Hadii Somalinimo jirto oo waxuun laysku taageeri karo PL halagu garabsiiyo…
Magaciisa oo saddexani waa Ibraahim Cali Cabdi, waxaase kooxda Al-Shabaab looga yaqaanay Adeer Cali ama si kale magiciisa Xarakiga ah…
Xamas,ayaa Khamiista maanta ah ku dhawaaqday in ay sii dayn doonto Saddex Qof oo Israa’iili ah sida qorshuhu ahaa, taasoo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump,ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in isaga iyo hoggaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ay ku heshiiyeen in ay “si…
DRC Dalka Aduunka ugu qanisan hadana Dadkiisu ugu gaajaysan yahay. Congo,waxaa rabi ku manaystay…… 1.Waxay leedahay 80-Milyan oo Hegtar oo…
Hawlgalka sifaynta argagixisada Hillaac,waa guulaystay,ayaa la oran karaa marka lagu qiimeeyo Guulaha la gaaray. 70% Dhulkii Argagixisadu ku suganayd,waa la…
Trump qorshihiisii rarida reer Falastiin,waa ku dhaqaaqay,waxa uuna uyeeray Madaxdii Carbeed ee kala Shaqayn lahayd. Hada,waxaa la jooga Boqorka Jordan,waxaa…
Labo duqeyn Cirka ah oo Caawa ka dhacay Aagga Sheebaab ee Buuraha Calmiskaad,ayaa lagu dilay in ka badan 30 ka…
Markab dagaal oo laga leeyahay Dalka Hindiya,ayaa qabtay Burcad Badeed hubaysan oo dhawaan Xeebaha Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ka…
In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted airstrikes against ISIS-Somalia on Feb. 01, 2025. The…
Waddamadee bay ka kala yimaadeen argagixisada ISIS ee ku soo qulquleysa, kuna soo duushay Puntland? Sida uu qoray Taliska Mareykanka…
Iyadoo Xasan Shiikh laga diiday codsi uu ku dalbaday in uu kaga qaybgalo Shirkan,ayaa dhanka kale Imaaraadku ku casumeen Cirro.…
Sida aan xogta ku helay Cirro, wuxu udhiibay Swan fariin Nabadeed iyo in uu diyaar uyahay wada Shaqayn amni cid…
Madaxweyne Cirro,waxaa loosoo diray Diyaarad khaas ah isaga iyo weftigiisa. Diyaaradaas,ayaa ka dajisay Dubai oo uu kaga qaybgalay Shirka caalamiga…
Laba Gaari iyo 6-Mooto oo Qaraxyo ku raran yihiin iyo ku dhawaad 400-Nin, ayay Ciidanka kusoo weerareen Xalay Saq dhexe.…
“In ka badan 60 Argagixiso Daacish ah,ayaa lagu dilay hawlgalkii 24kii saac ee u danbeysay ka socday Calmiskaad” Afhayeenka Hawlgalka…
MW Cirro si cad,ayuu usheegay in uu dhamaystirayo heshiiskii Itoobiya ee MOU-ga Sanadkan dhamaadkiisa. Si wanaagsan oo kooban,ayuu uhadlay MW…
Waxay weerareen Laba Guuto oo kala ah…. 1.Guuto 1-Aad. 2.Guuto 3-Aad. Waxay kusoo weerareen Laba Gaari iyo 6-Mooto oo Qaraxyo…
Ciidamada Difaaca Puntland,waxay ka ruqaansadeen Dhirin Saakay Aroortii,iyagoo Sadex Guuto ah oo kala haysta Sadex Jiho. Waxay Cagta sii mariyeen…
Utagida Musefeni Madaxda kale,waa ka Maagtaan oo waa Nin baratakool xun si khaldana ula dhaqma Madaxda Afrikaanka ah ee soo…
Ciidamada Israa’iil,ayaa Axadda Maanta ah bilaabay ka bixitaanka marinka istiraatiijiga ah ee Netzarim oo ku yaalla Qasa, sida ay xaqiijiyeen…
Waxaa bilaamay Gulufkii ugu balaarnaa oo ay Ciidanka Puntland ugu dhaqaaqeen firxadka argagixisada,kaasoo halmar maanta kawada bilaamay Xeebaha iyo Buuraha…
Waa dhab,Dowlada Maraykanka iyo Caalamka kalaba,waa kala laabteen kalsoonidii Dowlada DFS ee haysata aqoonsiga QM. Si gaar ah dagaalka argagixisada…
Daamurkan,waa Laba Markab oo Imaaraadku ugu deeqay Dadka reer Puntland ee ay Walaalo yihiin,waxaana loogu talagalay in lagu dhiso Laba…
Ruuxa Adkaysiga Leh ee Puntland: Taariikhda Geesinimada iyo Dulqaadka Dahir Mire Jibreel 02/07/2025 Dadka reer Puntland, oo ku nool waqooyi-bari…
Mashruuca Midowga Afrika ee Nabad ilaalinta B&K Somaliya,waxa uu noqday mid Dhaqaale ay ka sameeyaan Wadamada Qaybta ka ah oo…
Forces from Somalia’s semi-autonomous Puntland region have captured swathes of territory from Islamic State during a weeks-long offensive. A military…
Ajaanibtii argagixisada,waxay codsanayaan in loo furo Wado oo loo ogaado Doomo ay ku baxaan. Sidoo kale Somalidii ku jirtay,ayaa dalbanaya…
“Habka Puntland ee lagula dagaalamayso argagaxisadu waa mid ka duwan kan Dowladda Fadaraalka Somaliya oo ay Puntland xiriirka u gooysay…
127-Xubnood ayay maraysaa dhimashada argagixisada,waxaana la baahin doonaa sawirro cusub oo argagixisada ah. Ciidamada Difaaca Puntland horey ayay uguureen,waxayna Qeybta…
Xasan,waa musalaf Siyaasadeed,waana ku saaqiday Xirfada Siyaasada.! Dukaan kacay,ayuu la mid yahay.! Hadii Dadka caadiga ah ay bartaan Siyaasadaada,waa kuu…
Cali Xoosh Sadex arimood oo lagu qiimayn karo,isla markaana kuu muujinaya in uusan ahayn Siyaasi,hogaamiye iyo Nin aragti leh,ayaan dul…
Isdaad raacin khasab lagaaga keenay oo ah Sanbuuse laga adimay oo waliba qoraal caata ah ah macno ma samaynayo. Reer…
By.Abdirahman Tigey As the humanitarian crisis in Gaza deepens and calls for innovative solutions grow ever more urgent, Puntland—a semi-autonomous…
Boosaaso: 06 February 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee…
Ceel-daahir, February 06, 2025 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaq Axmed Siciid, ayaa ka qeyb-galay aas qaran oo…
Ciidamada Puntland Saakay,wax weerar ah ma qaadin,waxay Nadiifinayaan 20-kii KM ee ay Labadii Maalmood lasoo dhaafay ka cayrsheen argagixisada. Shanlaynta,waa…
Madaxweynaha Maraykanka,ayaa keenay fikrad oranaysa Qaxootiga reer Falastiin haloo raro SL iyo PL. Fikradan,waxay timid markii ay ka hor yimaadeen…
Maxay tahay danta Puntland ee fikrada Trump? 1.In Caalamku aqbalay Dowladnimada PL,gaar ahaan dagaalkan argagixisada uu wax ka badalay Magaca…
Guulaha laga gaaray hawlgalka sifaynta argagixisada? Wajigii 1-Aad? 1.IL iyo Camayra 2.Dalguran. 3.,Dhabanacado. 4.Hoobato. 5.Tulo Dharar. 6. Afka Hadi Xanan.…
Ciidamada Difaaca Puntland waxay weerar kale ku celiyeen Makhribkii argagixisada. Ciidamada Difaaca Puntland Weerarkaas danbe,waxay argagixisada kaga dileen 18-kale. Si…
Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Saakay Aroortii hore qaadeen weerar 5-Jiho ah oo ay ka qaybgaleen Laba Guuto oo ka kala tirsan…
Argagixisadu,waa Niyad jabsan tahay,waxaana ka burburay Taliskii oo waa kala firxadeen oo kala Shakiyeen. Wangoble, Onqoro,Curaar ilaa Dasaan ilaa Miraale…
17-km ayay Ciidanku horay uga socdeen Turmasaale,waxayna Gacanta ku dhigeen Dharin. Argagixisada si fiican,ayaa loo gumaaday oo tirada ilaa iyo…
Warbaahinta Caalamka oo qirtay in ay tahay Puntland Maamul gaar ah oo leh Ciidamadiisa gaar ah,isla markaana ka hela taageero…
Xasan Laba Sano iyo Bar uu fadhiyay Villa Somaliya,Sanad ka mid ah,waxa uu ku qaatay Safaro oo Dibada Wadanka,ayuu wareegayay.…
Trump,waxa uu Canshuur kusoo rogay Dheeriya Dalalka Canada,Shiinaha iyo Mexico. Mexico durba,way udabacday dalabkii Trump ee ahaa in ay adkayso…
Argagixisada markii la garaacay,waxaa soo kala dhexgalay kala shaki oo waa isku dhex yaaceen. Waxay Gowraceen Afar Somalida ah,waxayna xireen…
Shacabka Bosaso,waxay udabaaldageen Maanta Guusha laga gaaray Dagaalka argagixisada. Shacabka Bosaso,waxay soo mareen xilli adag oo haldoorkooda la dilo oo…
Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa maanta Gacanta ku soo dhigay Xubin sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee argagixisada ah. Xubinta isa…
Ku-xigeenkii,islamarkaana la aaminsan yahay in uu ahaa Hogaamiyaha Daacish ee xiligan oo Muumin badalay,Cabdiraxmaan Ciise Faahiye,waxaa lagu dilay garaacistii Xalay.…
Idaacada Codka Maraykanka,waxay toos ula xiriirtay Taliska Ciidamada Difaaca Puntland. Talyaha Ciidamada Difaaca Puntland Jen.Aadan Cabdi Xaashi,ayay waraysi kala yeelatay…
10-Bartilmaameed,ayaa la garaacay si rasmi ah,waxaana khasaare lagu gaarsiiyay argagixisada 7-Xarumood oo ka mid ah 10-ka Bartilmaameed ee la garaacay.…
Waa ilaahay mahadii iyo Libin ku geeraar,hadii Caawa girgirka nalugala dhegan yahay guusha ka timid dagaalkii argagixisada ee PL. Maalmo…
Madaxweyne Dowlada Puntland Saciid Cabdulaahi Deni,ayaa mahadceliyey Donald Trump…
Miiska Aqalka-cad ee Caalamka looga arimiyo,caawa,waxaa saaran Somalida PL oo muujiyay daacad in ay ka yihiin dagaalka argagixisada. In MW…
Waxaa duqeynta fuliyay Labo diyaaradood oo nooca miigga ee F/A-18F Super Hornet oo ka soo kacay Markabka dagaal ee USS…