Dowladda Puntland oo in dhoweyd ku jirtay Howlgal ay Argagixisada Daacish uga sifeynayso Puntland, waxay u mahadcelinaysa saaxiibada Adduunka ee…
Browsing: Somalia
“Dowladda Maraykanka, oo kaashanaysa DFS,ayaa bartilmaameedsatay xubin sare oo raadinaysay muddooyinkaan. Ma cadda in ay bartilmaameedkii heleen duqaynta galabta ka…
Madaxweynaha Maraykanka,ayaa ku faanay in uu amray laynta Xubno muhiim ah oo argagixisada Daacisha ah,isagoo dhaliilay doorkii Madaxweynihii ka horeeyay…
Xubnaha Caawa Garaacista lagu dilay,waxaa ka mid ah Madaxii hawlgelinta Daacish ee Caalamka oo idil. Sidoo kale,waxaa lagu xasuuqay Maleeshiyaad…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/EXwW1rMPA8c?si=Kd6A4V9mFNTUhFVZ
MEPA News, More than 50 troops killed, apart from SNA forces and Macawiisley clan militias, were reportedly killed in attacks…
Mogadishu, (Idil News)ย โ Security soldiers opened fire on two unmanned suicide drones hovering over Villa Somalia, shooting downย one of…
Sadexdii Beri ee ugu danbeeyay,waxaa soo baxayay Digniino amaan oo sheegaya in Drons Qaraxyo ah ay soo weerarayaan Magaalada Muqdisho…
Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka,ayaa sheegaya in ay isku dheceen labada diyaaradood oo kala ah nooca rakaabka iyo mida ka…
Waxaa Addis Ababa lagu xidhay Safirkii Hore ee Itoobiya uu Fadhiyay Soomaliya Jamaludin Mustafa Cumar, Wararka aan ka heelayno Magaalada…
Nairobi (Idil News) โ At least 11 soldiers from the Somali National Army surrendered to Kenya at the Hulugho border.Officials…
Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni,ayaa Baaqa Nabadeed ka diray colaadaha Ceergaabo iyo Gobolka Mudug.,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka…
Siyaasada rasmiga ah ay ka leedahay Sanaag,waa Nabad in lagu wada noolaado. Sanaag,waa Gobol ay wada degan yihiin Bulshooyinka PL…
Puntland,waxay Maanta ka Tarxiishay Goboladeeda kala duwan ku dhawaad Kun Qof. Dadkan,ayaa ubadan Tahriibayaal Itoobiyaan ah,kuwaasoo Xalay ilaa Saakay laga…
Boosaaso : 30 January 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta ka qeybgalay bandhiga Ciidan ee diyaargarowga…
Boqolaal kamid muwaadiniinta Itoobiya, oo sifo sharci darro ah kusoo galay, kuna joogay deegaanada Puntland ayaa maanta dib looga celiyay…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland, iyada oo tixtaacaysa qoraalka summaddiisu tahay ๐ซ๐ช/๐ช๐๐/๐/๐/๐ฌ๐ฌ๐ฒ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ, kuna taariikhaysan ๐๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฎ๐ฑ, ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ,…
Ma’ahan Puntland sida SL oo 7000-Wardoonka Itoobiya ah gudaha ugu jiraan,isla markaana Ciidanka suga Xuduuda Itoobiya iyo SL ay fadhiyaan…
Ciidanka Booliska Puntland wuxuu beeninayaa wararka sheegaya in dad Itoobiyaan ah lagu dilay gudaha Puntland, wuxuuna caddeynayaa in aysan jirin…
Raโiisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa lagu casuumay Aqalka Cad, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump…
Safiirka UK ee Somaliya,waxa uu la kulmay Gudiga Nabadaynta SL,isagoo kala hadlay in xal Nabadeed laga gaaro colaada Gobolka Sool.…
Weli Ciidanku horay uma dhaqaaqin,wuxuu ku mashquulsan yahay Sifaynta si dhamaystiran ama Shanlaynta Dhulkii Maalmihii lasoo dhaafay laga nadiifiyay argagixisada.…
Muuse oo wata Ciidan Hubaysan,ayaa Garoonka Diyaaradaha Hargaysa ka dhoofay. Safarkiisa,waxay Dadka ku dhow dhow ku sheegeen mid gaar ah…
Safarka ugu horeeya kama soo haro maqaamka Dibada ee Madaxweynahaas markaa saaxada ku cusub. Cirro ilaa iyo hada in aan…
Gudiga Doorashada Xasan samaystay,waxaa ku dhacay fashil salkiisu yahay Laba Qodob oo kala… 1.Lacag la’aan. 2.Aqoonsi la’aan. Dhamaan Safaaraduhu,waa diideen…
Sixna iyo Dayna,ayay Garaacstu ka dhacday,waxaana lagu beegsaday fariisin la yaqaan oo argagixisadu leedahay. Garaacistan,waxay noqotay mira dhal haleeshay bartilmaameedkeedii,isla…
Lacagta Xasan looga xayiray Switzerland mahan midii uu ku helay Dhul boobka iyo musuqa Xamar ee waa Lacag Magaca Somaliyed…
Ciidamada Difaaca Puntland,waxay sii wadaan baadigoobka firxadkii argagixisada ee Aagagii laga sifeeyay maamihii lasoo dhaafay. Ilaa Afar Nin oo argagixisada…
Garowe: 26-Jan-2025: Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar ayaa…
Argagixisada Ajinabiga ah Puntland waxay kusoo galaan 3-Qaab…. 1.Koox kasoo degta Somaliland oo usoo gudubta dhulka Buuralayda ah ee Sanaag,waxaa…
Go’aamada Tuugsiga laga soo saaray oo kale,waa in Wasaaradaha Cadaalada,Caafimaada,Maaliyada iyo Warfaafintu qaadaan kuwaas kuwo la mid ah… 1.W.Cadaalada,waa in…
Warqadan Dadku ma fahansana,isla markaana majiro masuul usharaxay si aysan khalad ugu fahmin oo ay ula jaanqaadaan oo fulinta amarada…
Hawlgalada Amniga Bosaso lagu xoojinayo ee Dadka faraha badan lagu qabtay,waa kuwo loo baahnaa. Dadkaas,waxaa laga dhex helayaa Dad muhiim…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/GeiCO_kmmqU?si=UEmlWD_qLLnU-ro7
Turkey’s Involvement in Somalia Raises Concerns Amidst Puntland’s War Against ISIS Turkish officials in Mogadishu, associated with the Turkish Foreign…
Go’aankan Dowlada PL ay ku joojisay Dadka Tuugsada iyo Taleefoonada ay ku Tuugsadaan,waa loo baahnaa,waase in la balaariyaa oo lagu…
Si buuxda ayay Gacanta ugu dhigeen Ciidamada Difaaca Puntland Buurta God Shabeel oo ahayd halkii argagixisada ay usaarnaayeen Qoryaha waa…
Xasan,waxaa Dhulka dhigay marka laga soo tago Lacag raadintiisa aan xuduuda lahayn hanyaridiisa aadka uhoosaysa.. Tusaale? 1.Wuxuu tagay Imaaraadka,waxaa hadyad…
Ciidamada amaanka oo wada Shaqayn ka helaya Shacabka Bosaso,ayaa fashiliyay Laba Qarax Xalay ilaa Maanta. Qaraxa koobaad,waxaa soo sheegay Shacabka,kadib…
Toga-jeceel oo ah Dhul iskugu jira Buuro,Togag,Dooxooyin iyo Dhul hawd ah oo Geedo badan oo ay ku yaalaan Saldhigyada argagixisada…
Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa loo keenay Qalabka looga hortago Drons-ka oo ay baahi uqabeen. Qalabkan,ayaa ka anfacaya burburinta Drons-ka ay argagixisadu…
Ciidanka Difaaca Puntland,Ururada Onkod ee uu la socdo Gudoomiye Hoori iyo mid ka mid ah Ururada Ciidamada Difaaca PL ee…
Guddiga taakuleynta iyo daryeelka dhaawacyada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa galabta soo dhoweeyay oo la wareegay Diyaarad nooca qumaatiga…
Hal Askari,ayaa naga dhintay Sadex kalena,waa naga dhaawacmeen,kadib Diyaarad Drons ah oo Qarax ku raran yahay oo ay kusoo tuureen…
Ciidamada Difaaca Puntland,waxay ku dhaqaaqeen dhamaystirka hawlgalka sifaynta argagixisada. Bartilmaameedku,waa Saldhiga weyn ee Turmasaale,waxaana Cagta la marinayaa dhamaan Toga-jeceel oo…
Midowga Afrika,ayaa ka falceliyay go’aanka uu gaarey Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, gaar ahaan kuwa joojinta Taageerada la siin jiray Hay’adda…
Antwerpen, (Idil News) โ The Puntland State has accused the federal Somali government of neglecting its security forces in their…
200 oo Wareegto,ayuu Saxiixaya MW cusub ee Maraykanka. Siyaasada Trump,waxay ku salaysan tahay Wax walba in laga hor mariyo Danta…
Ugu yaraan 66 qof ayaa ku dhimatay dab qabsaday hotel caan ah oo lagu nasto oo lagu ciyaaro ciyaarta barafka…
Dhowr saacadood kaddib marki loo dhaariyay xilka madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka, ayuu madaxweyne Donald Trump xalay fiidkii saxiixay Tobanaan wareegto…
Gaalkacyo: January 21, 2025: kulan muhiim ah oo ay yeesheen masโuuliyiinta labada dawladood ee Galmudug iyo Puntland ee ku howllanaa…
Dhismaha Wadada Laamiga ah ee Ceeldaahir-Ceergaabo,ayaa waxaa bilowday wajigii Labaad. Maanta,ayaa waxaa Daahfuray dhismaha Wadada Laamiga Cawsane ilaa Hadaaftimo ee…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka,ayaa loo magacaabay Marco Rubio. Durba,waxa uu cadeeyay in Siyaasada Dibada Maraykanka ay ku salaysan tahay oo…
Donald Trump ayaa loo dhaariyay madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka Isniinta maanta, isagoo ballan-qaaday “kacaan caqli saliim ah “, wuxuuna xilka…
Caawa,waxaa isa soo dhiibay Xubin muhiim ah oo ka tirsanaa argagixisada. Ninkan isa soo dhiibay,ayaan weli Magaciisa la shaacin,balse,waxaa saamayn…
Boosaaso: 20 January 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Deni, ayaa galabta ka ambabixiyey garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, Geesi…
Waa Ciidanka isku dhafka ee Gaalkacyo,waxay Wadajir uga Shaqaynayeen Sanadihii ugu danbeeyay amniga Magaalada ee Labada dhinac. Markale,ayaa lasoo xoojiyay…
Mareer iyo Lobo Afle oo ka tirsan Degmada Balidhidhin una jirta 7-Km ayey Ciidanku ku dileen Lix Argagixisada ka mid…
Argagixiso usoo raadsatay Biyo meel ay ku ogaayeen,ayaa Ciidanku Sadex ka dilay kana dhaawacay Mid aan Gacanta lagu dhigin. Dhanka…
Wafti ballaaran oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakil ayaa caawa soo gaaray Degmada Gaalkacyo, iyadoo ujeedka safarkoodu yahay xal…