Hadalka Abiy,waxa uu ku yahay Somalida Gobanimadeeda iyo jiritaankeeda Ummadnimo jees jees,yasmo iyo hoos udhigid. Saakay,waxaa qurxoonaan lahayd in jawaab…
Browsing: Somalia
Kulanka Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiislaha,ayaa looga xaajooday Todobaadkan…. 1. Amniga Guud. 2.Manhajka Waxbarashada Maxaabiista, 3. Xogaha Caafimaadka Puntland. 4.Todobaadka…
Villa Somaliya,waxay ku dhici wayday in ay ka falceliso talaabadii uu Shalay qaaday Baarlamaanka Jubaland. Xasan iyo Xamse,waxay uyeereen Cali…
Shaqo wanaagsan,ayaa laga qabtay dib uhabaynta Dastuurka Jubaland oo waxaa lagu sii fariisiyay nidaamka Fadaraalka ah. Erayga ah Dowlada Jubaland…
Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay Golaha Baarlamaanka Dowladda Puntland uga mahad celinaysaa Ansixinta Miisaaniyadda Lixda bilood ee (July ilaa -December) 2024.…
Xasan Shiikh oo ka hadlayay Maalmaha Xoriyada iyo Midnimada Somaliyed,ayaa ka hadlay arimaha SL. “Saraakiishii dadka dilayey ee qafaalanayey xiligii…
Halkan ka akhriso:-
Majiraan awoodo kale ama Siyaasiyiin kale oo keeni kara isbadal JL ka dhaca Bishan iyo tan danbe. Majiro Siyaasi awood…
Talaabada uu qaaday Baarlamaanka JL,waa khalad oo waxay ilhaamo ku tahay nidaamka iyo in la helo JL lawada leeyahay oo…
1.BC oo Kenya kasoo wareejisay dhexdhexaadinta,kadib markii ay ogaatay in aysan ku filnayn. 2.Maraykanka iyo UK oo si cad utaageersanaa…
Halkan ka akhriso:- https://x.com/JibrilQoobey/status/1807867958217318898?t=6IhGufpKObFL9eUw2btCSQ&s=19
Jariiradan oo ka mid ah kuwa loogu kalsooni badan yahay,waxay xaqiijisay dhawr arimood… 1.In Xasan iyo Abiy mar ay si…
Dawladda Jabuuti,ayaa ka jawaabtay eedayn ugu timid Somaliland,taas oo ku aadanayd in Jamhad ka dhan ah Somaliland lagaga dhawaaqay dalkaas.…
Somaliland,ayaa walaac xoog leh ka muujisay Shirka Ankara ee Itoobiya iyo Somaliya ee looga xaajoonayo qadiyada uu xanbaarsan yahay heshiiska…
Maqaam intaan ka sareeya in lagu xuso Maalinta Xoriyada fashilantay ee Somaliyed looma baahnayn. Dowlada Puntland,waa ku saxan tahay in…
Qodobada laga soo sheegayo in lagu wada gaari doono Shirka Ankara ee Itoobiya iyo Somaliya,waxaa ka mid ah… 1. In…
Xifaaltankii JabuutiXifaaltankii Jabuuti iyo Itoobiya ku dhexmari jiray Xamar oo hadeed Somaliland loo soo raray. Somaliyana waxay u eegtahay mid…
Warka sheegaya in Itoobiya laga siinayo Dekeda Deegaan Xeebeedka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug,waa Been abuur loogu talaagalay in tushuush…
Garowe, Juun 30, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxmed…
Qodobada looga xaajoonayo kulanka Beri ka furmaya Ankara ee dhexmaraya Dowlada Itoobiya iyo Somaliya. Waxay kala yihiin Qodobada…. 1. Ka…
Al-Shabaab,ayaa caawa fiidkii weerar culus ku qaaday Saldhig Ciidan oo ku yaala Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ee Hir-Shabelle.…
26-kii June ayay ahayd in la saxiixo heshiiskii isfahan ee Somaliland iyo Itoobiya. Ma dhicin oo 30-ka Bisha oo Maanta…
Somaliya waxaa la sahmiyey 265 block oo badda ah laga soo bilaabo Sanadkii 1972. 1. Sanaadihii 2015/2016 waxaa sahminta (seismic…
Hadafka doodu,wuxuu ahaa in la dul istaago Qodobada ugu muhiimsan ee Labada Maamul ay ka wada shaqayn karaan sida…. 1.Amaanka.…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa Jimcihii ka hadlay walaaca ku saabsan waxa guud ahaan taageerayaashiisa iyo qolyaha dhexdhexaadka ah ay u…
Halkan ka akhriso:-
Guddoomiye kuxigeenka Guddiga ahna sii hayaha Guddoomiyaha Mudane Ahmed Mohamoud Omar, ayaa Xarunta Guddiga Doorashooyinka Puntland saaka kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha…
Gudiga gaarka ah ee la dagaallanka musuqa PL oo MW Deni dhawaan usaaray dabagalka Hay’adaha Dowlada,ayaa soo afmeeray Shaqadoodii ugu…
Ma jirto khatar amni iyo Siyaasad amni oo Somalidu ka midaysan tahay,isla markaana la dagaallankeeda lagu wada socdo. Deegaan walba,waxa…
Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan,ayaa maanta booqasho ku tagay Magaalada Kismaayo. Kismaayo,waxa uu…
Qodobadan loo xushay Khataraha amni Qaranka,waa macquul loo hakan karo. Balse su’aashu,waxay tahay yaa wax ka qabanaya oo uheelan? Dowlada…
Muqdisho, 27, Juun 2024:- Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadlaha ah oo…
Su’aasha iswaydiinta mudan,waxay tahay… “Warqad yar oo been abuur ah sababta Xaafiiska RW Itoobiya uga hadlay?! Dadku markii hore Warqada…
Nairobi: Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhaawaqay in uu ka laabtay Sharcigii Maaliyada ee banaanbaxyada rabshadaha sababay ka dhaliyey…
Taliska Qaybta booliska Gobolka Nugaal,ayaa maanta lawareegay eedeysane baxsad ahaa oo si dhuumaaleysi ah ugu gudbay dalka Kenya,kaas oo maanta…
22-Qof ayaa Talaadadii ku dhintay dibad-baxyada Kenya, waxaa sidaas maanta sheegay urur u dooda xuquuqda aadanaha oo dowladda ay maal-geliso,…
Somaliya oo burburtay,waxaa dib usoo nooleeyay PL iyo aragtideedii nidaamka Fadaraalka. Markale nidaamkii Fadaraalku,wuxuu ku jiraa khatar,waxaana sii libdhaya rajadii…
Magaaladii ay ka hor curatay Xoriyada Ummadda Somaliyed ee Hargaysa in Caawa Calanka Buluuga ah xaaraan ka yahay oo aan…
Khudbadii Xuska 26-ka June haday qiimo lahayd,waxaa jeediyay RW xigeenka Saalax. 1.Waxuu dul istaagay kala qaybsanaanta maanta taagan,waxa sababay. 2.Waxa…
Dimuqraadiyadu way uga dartaa Bulsahada aan gaarsiisnayn fahamkeeda rasmiga ah. Kenya inkastoo ay tahay Wadamada Afrika ugu sareeya markay timaado…
Magaalooyin badan oo ka tirsan Dalka Kenya,waxaa hadda ka socdo dibadbaxyo ay dhigayaan dadka kenyanka ah ee ka soo horjeeda…
Dhanka Puntland khudbada Swan,waxay ku lahayd Afar Qodob oo muhiimad gaar ah ulahaa,kuwaasoo kala ahaa….. 1. Puntland iyo saamilay kale…
Ciidanka Booliska Puntland iyo Ciidanka Booliska Dowladd deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay shakabad tahriibayaal ah kuwaa oo waday dhalinyaro…
Sida xoguhu sheegayaan Abiy ilaa iyo hada,waa lagu qancin la’a yahay in uu ka baaqsado Aqoonsiga SL. Sacuudiga,Turkiga iyo Kenya,ayaa…
Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan,ayaa Golaha amaanka ee QM siiyay warbixin isu dheelitiran…
Isagoo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga warbixinayay xaaladda Soomaaliya maanta, Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Erayada ay isticaamashay Qaramada Midoobey,waa kuwii horay loo isticmaalay ,waana kaliya wax hadal ku kooban,waana intay awooday. Balse Somalida,ayaa laga…
Xasan,waxa uu leeyahay Itoobiya Aniga ha isoo marto? Qadiyad iyo Qiyam kale kuma haysto Xasan Itoobiya sida hadalkiisa ka muuqata…
Ciidamadii dhawaan yimid Matabaan,waxay ahaayeen kuwo galbin lahaa Ciidan kale oo isla Itoobiyaan ah oo ka bixi lahaa Wadanka oo…
Gabadhan oo lagu magacaabo Raxmo Maxamuud,waxaa xiray Gudoomiyaha Gobolka Nugaal,isagoo ka duulaya waxkaqabasahada dhacdadii Kalabayar ee lagu dilay Ninka Ganacsadaha…
MW Deni,waa in uu deg-deg ah udhisaa Gudigii Shaqadaas qaban lahaa oo ka saari Sool PL inteeda kale. Sidoo kale…
Waxaa jirta cabasho ka imaanaysay gudaha Ciidanka Badda PL,taasoo ku salaysan Laba Qodob oo kala ah…. 1.Adeega Cuntada Ciidanka. 2.Adeega…
Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.
Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada DPL ayaa waxaa lagu dhaariyey Xildhibaan cusub Yaasiin Axmed Maxamuud Samatar oo badaley…
Garowe: 22 June 20ttoor, ayaa maanta ka qeybgalay Kulanka Dowladda iyo Dadweynaha, oo ahaa kulan Bulshada lagula wadaagay qorsheyaasha hortebinta…
Richard H. Riley, wuxuu haatan ka shaqeeyaa safaaradda Mareykanka ee Canada, halkaas oo uu ka yahay la taliyaha arrimaha dhaqaalaha…
Garoowe, June 22, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed…
War-murtiyeed kasoo baxay Midowga Afrika,ayaa taageeray codsigii ay Dowladda Fadaraalka ku doonaysay in kaddib bixitaanka Ciidamada ATMIS,la billaabo hawlgal muddo…
Xildhibaanada Dalka Kenya,ayaa u codeeyay Miisaaniyadda Sannadkan 2024/2025, taasi oo noqoneysa middii ugu wayneyd ee Dalka Kenya uu yeesho. Wadanka…