Kulankii Islaan Ciise iyo Madaxweyne Deni ee qaatay dhawrka Saac Todobaadkii hore,ayaa waxaa ka dhashay hadalka Madaxweynuhu Maanta sii daayay.…
Browsing: Somalia
Qaramada Midoobay,ayaa xaqiijisay in aysan maanta gargaar geynin Qasa sababo la xiriira shaqaalaheeda iyo khadadka taleefannada iyo internetka oo maqan…
Sudan,ayaa ka codsatay Qaramada Midoobay khamiistii inay si dhakhso ah u joojiso howlgalka siyaasadeed ee Qaramada Midoobay ee dalka ee…
Garoowe :16 November 2023: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo…
Labada Nin ee ugu awooda badan xilligan caalamka,ayaa ku kulmay Sanfrancisco. Shiinaha kulankan macno,ayuu ulahaa oo waxuu aad udanaynayaa Maalgashadayaasha…
Muuqaalada hoos ka muuqda,waa Somaliyada uu matalo MW Xasan Shiikha ay Todobร adkii ku baxdo Safarada uu galo ku dhawaad $300-kun.…
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowlada Puntland,ayaa looga hadlay…. 1.Amniga 2.Fatahaada Gaalkacyo 3.Waxyeelada Roobka ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada…
Shalay,ayuu soo bilowday,saakay ayay markale iskugu soo laabteen,Jimcaha way nasanayaan,waxayna soo Afmeerayaan Sabtida. Maxay ku heshiiyeen? 1.100% in ay Dimuqraadiyada…
“President Malawi Chakwera has cancelled all his international trips from now till the next fiscal year as one way of…
Soo laabadkiisa Muqdisho ee Burundi,waxuu aadayaa London oo uu kaga qaybgalayo Shirka Gaajada Aduunka oo ay wada jir ay u…
Haba yaraatee wax nuxur ah oo heshiiskan uu uleeyahay Somaliya majirto. Sidoo kale Safarka Burundi macno MW Jamhuuriyadu ugalo,waliba isagoo…
Xamaas waa Koox da ugu qanisan kooxaha dagaalama ee caalamka,waxayna hantidoodu gaaraysaa ku dhawaad $1-Bilyan. Afar qaybood ayay kasoo gashaa…
Jeneral Cabdifataax Alburhaan, Madaxweynaha Golaha KMG ee Wadanka Sudan,ayaa gaaray Caasimada Itoobiya ee Adis-ababa. Ra’isalwasaare Abiy,ayaa kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha…
Sida ku cad qodobka 13-aad, farqadiisa 1-aad ee Sharciga Guddiga Doorashooyinka Puntland oo qeexaysa dhaarinta Xoghaya Guud ee Guddiga, waxaa…
Xamaas,waxaa laga burburiyay Xaruntii Taliska qaybteedii Dhulka hoostiisa ee Qasa. Godkan,ayaa ku hoos yaallay Taliska sare ee Milleteriga Xamaas Qasa.…
Xarumaha muhiimka ah ee ay qabsadeen Ciidamada Israa’iliyiinta,ayaa kala ah….. 1.Baarlamaankii Xamaas. 2.Xarumihii Maamulka iyo Hoygii Gudoomiyaha Xamaas. 3.Xarumihii Booliska…
Rwanda,Burundi iyo UK,ayuu isku marayaa MW Xasan maalmaha soo socda. Sabab ku khasbi kartaa,isagoo Gacan uduuban tahay in uu Shirarka…
Berri foog,waxuu usocdaalayaa Wadamada Rwanda iyo Burundi oo ay ka dhacayaan Shir ay leeyihiin Wadamada Ciidamada ay ka joogaan Somaliya.…
Waxaa soo baxaya xogo laga helayo sida ay ugu hirgashay Xamaas in ay ka gudbaan Xayndaabka Dhererkiisu dhan yahay 65-ta…
Inta badan Isbitaaladii Qasa,ayaa uxirmay Dawo la’aan,Shidaal la’aan iyo Biyo la’aan. Israa’iil,waxay ku doodaysaa in Isbitaallada Qaybtooda hoose ay isticmaalaan…
57-Wadan oo Islaam ah,ayaa ku kulmay Sacuudiga.. Wadamadaas,kulankooda Ajandaha ugu sareeya,waxaa ka mid ahaa xaalada cakiran ee Qasa. Maxay isku…
Aragtida ah Israa’iil oo Qaran ah iyo Falastiin oo Qaran ah,isla markaana deris is xushmeeya waa xal kaliya ee Nabad…
Xeerka Doorashooyinka Qof iyo Cod oo si rasmi ah loogu gudbiyay Baarlamaanka Puntland. Tani,waxay soo afjaraysaa rajo walba oo lagu…
Garoowe, November 14, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha…
Dhamaan fariimihii soo gaaray ee ay ugu danbaysay tii BC ee haa in uu wada xaajood wax ku dhameeyo,waa iska…
Shirka uu la qaatay Golaha Wasiirada Fadaraalka Madaxweyne Xasan saakay,waxa uu kala hadlay hal arin oo ah socod siinta Warmurtiyeedkii…
Xoghayihii arrimaha gudaha ee Britain Suella Braverman ayaa shaqada laga eryay. Dhawaan, Ms. Braverman waxay ku eedaysay Booliiska London in…
Raysal wasaarihii hore ee Ingiriiska David Cameron,ayaa loo magacaabay, xog hayaha arrimaha dibadda ee dalkaas kadib isku shaandhayn lagu sameeyay…
Kadib codsigii MW uu M.xigeenka kaga codsaday in uu wada hadal siiyo Mucaaradka,ayaa Karaash,waxa uu la xiriiray Mucaaradka Rag ka…
Xalay,waxuu kasoo baxay Madaxatooyadii uu ku jiray mudo Madaxweyne Deni ee keentay in lays waydiiyo in uu maqan yahay iyo…
Ciidamada Israaโiil,ayaa sheegay in Gantaalka Lidka Taangiyada laga soo riday xadka Lubnaan. Inta la xaqiijiyay 6-ruux ayaa ku dhaawacantay oo…
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday fikradda ah in Qasa ay noqoto magaalo ay maamulkeeda yeeshaan Falastiiniyiintu marka uu…
Kulankii Mucaaradka iyo Qarmada Midoobey? Wakiilka QM,Waxay la kulantay Mucaaradka aan Xisbiyada ku jirin. Xisbiyada Mucaaradka ah in aysan la…
Kulanka Koobaad,waxaa wada yeeshay Madaxweyne Deni,ku xigeenkiisa Karaash iyo Wakiilka Xoghayaha Guud,waxuuna socday ku dhawaad Hal Saac. Kulanka Labaad,waxaa yeeshay…
Sacuudi Carabiya,ayaa Sabtida maanta ah martigelineysa hoggaamiyeyaasha Carabta iyo Muslimiinta oo shir aan caadi ahayn oo wadajir ah uu uga…
Ururka Bisha Cas ee Falastiin,ayaa ku eedeeyay Ciidamada Israa’iil in ay weerareen oo rasaas ku rideen Afar Isbitaal oo ku…
Garoowe: 11 November 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey…
Madaxweyne Joe Biden ayaa markii ugu horreysay muddo sannad ah si fool-ka-fool ah ula kulmi doona Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping…
Beesha Caalamka,waxay hoos udhigtay maqaamka MW Deni,markay xiriir la samaysay Mucaaradka aan Xisbiyada ahayn,waana fariin dagaal Diblomaasiyadeed ah. Sidoo kale,Wasiirka…
Dowladda Kenya,ayaa qiimo cusub ku soo rogtay kaararka aqoonsiga waddanka, taas oo ay caro badan ka muujiyeen shacabka Kenya. Muwaadiniinta…
Al-Zawari,ayaa lagu dilay rasaas oodda looga qaaday isagoo ku sugan gurigiisa hortiisa oo ku yaal magaalada Isfax, galabnimadii Oktoobar 15,…
Ciidamada Israel iyo kuwa Xamaas ayaa Khamiista maanta ku dagaallamay magaalada Gaza, iyadoo dadka rayidka ah ee Falastiiniyiinta ay ka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka, Anthony Blinken ayaa Arbacadii shalay ku baaqay dawlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ka talisa Daanta Galbeed…
Axmed Faarax Mohamed oo ka mid ah Aqoonyahanka Puntland ayaa magaalada Qardho ku qabtay munaasabad qado-sharaf ah oo ku shaacinayay…
Walwal weyn,ayaa galay Beesha Caalamka,kadib markii ay heshay xogo wardoon oo la xaqiiyay,kuwaasoo cadaynaya in Muuse Biixi soo wado dagaal…
Codbixiyeyaasha Magaalada St. Louis Park ee Gobolka Minneasota,ayaa Naadiya Maxamed u doortay in ay noqoto Duqa Magaaladaas, iyada oo noqoneysa…
Looma sinna Ceebta dhacday oo waxaa masuuliyadeeda iska leh Madaxweyne Deni. Sababta uu uleeyahay,waa in uu Ciidankii iyo Qalabkii Dowlada…
Gaalkacyo,waxaa ka da’ay Roobab xoog leh,kuwaasoo Biyo dhigay Wadooyinkii Magaalada oo kala xiray Xaafadihii. Awooda Dowlada hoose ee Magaalada,way ka…
Tagida MW Deni ee Gaalkacyo xilligan,waa muhiim. Balse waa in aysan noqon igu sawir iyo Olale doorasho. Ugu yaraan haduusan…
Kulan usocday ku dhawaad 6-Saac MW Deni iyo Gudoomiye Jabiye,ayaa kusoo idlaaday faashil. Arinka laga wada hadlay ee laysku afgaran…
Sida qorshuhu ahaa Adis,waxaa iskugu tegi lahaa MW Deni,Gudiga Maamula Dekeda iyo Wefti Imaaraatiya. Halkaas,ayaa waxaa lagu kala saxiixan lahaa…
Ciidanka Booliiska Somaliland,ayaa sheegay in Xalay Magaalada Hargeysa lagu dilay Marxuum la odhan jiray Nimcaan Maxamed Cumar oo 23 jir…
To strengthen their dwindling foreign exchange reserves and provide budgetary support, the International Monetary Fund (IMF) has examined the economic,…
Somaliya,ayaa ku dhawaaqday in ay u tartami doonto kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo Labo…
Faroole oo lasoo hadlayay waxgarad kasoo jeeda Garowe,ayaa soo gaarsiiyay in aysan dagaal danbe gelin,sababahan awgood… 1.Magaca Beesha oo la…
Badhan,waxaa ka dhici doona Shirweyne Dhaqan oo ay iskugu imaanayaan Isimada Puntland. Ilaa iyo hada,waxaa aqbalay saan xogta ku hayo…
Mid kamid ah hadafyada ugu waaweyn ee Israaโiil ka leedahay duulaankeeda Marinka Qasa,ayaa lagu sheegay galitaankeeda qaybaha Waqooyi iyo Bari…
Boqorka Urdun Cabdillaahi 2-Aad,ayaa adkeeyay sida ay lagama maarmaanka u tahay in la joojiyo dagaalka Qasa, isla markaana la soo…
Xildhibaano ka tirsan G.Deegaanka Bosaso oo ka maqnaa Maalinkii dhaarinta iyo doorashada Golaha oo la dhaariyay. Munaasabad Kooban oo lagu…
Waxaa saaka wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Waxyeelada Masiibooyinka DPL iyo Hay,adda Qaramidoobay uqaabilsan Xiriirinta Arimaha Gargaarka (UNOCHA), Isugu yimi shir…