Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay taliyeyaal iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir. …
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Jamhuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iclamaiyay dagaal ka dhan ah kooxaha nabad diidka ah,…
Muqdisho, Apriil 6.2017——Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu shir guddoominayay…
Dawladda Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6 April 2017 la saxiitay heshiis taariikhiya shirkada DPWORLD ee wadanka Isutaga…
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kala wareegeen Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab ilaa Afar Tuulo oo hoos tagto Degmada Janaale…
Wasiirka Amniga Fadaraalka Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo xilka la wareegay maalmo ka hor,ayaa la yimid dar dar cusub iyo…
Dowladaha Britain, France iyo Mareykanka ayaa si xoog leh u cambaareeyey Dowlada Ruushka inti lagu guda jiray kulan deg deg…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa cambaareeyay dadka shacabka ah ee lagu laayay waqooyiga Suuriya kuwaas oo ay u muuqato…
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka…
Maxaa kala socotaa dalabkii Cali Khaliif hor dhigay Somaliland” Wararka lagu kasloonaan karo ee laga helayo wada xaajoodkii…
Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ay ku yeesheen xarunta Golaha shacabka ayaa looga hadlay ajandayaal dhowr ah, iyadoo laga akhriyay Mooshin…
DALKII LA WAAYAY (qaybtii 1aad) (Yoguslavia 1171 – 2006) Taariikh taxane ah. (Qabaa’ilka iSlaviska, Dagaalkii koowaad ee Aduunka) Magaca Yoguslavia…
Midowga Yurub ayaa sheegay inay soo ururiyeen lacag dhan 80 milyan oo Euro oo loogu talo-galay gargaarka bani’aadanimo ee abaaraha…
Wararka ka imanaya gobolka Hiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay maanta ka afduubtay meel qiyaastii 10 KM u jirta…
Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qarax gaari oo barqonimadii maanta lala beegsaday maqaayad ku taalla…
Wasiirka Amniga, gudoomiyaha gobolka,Gudoomiyaha degmada Garowe iyo taliyayaasha laamaha nabadgalyada Puntland ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo lagu xaqiijinayo…
Maxkamadda gobolka Nugaal ee Puntland ayaa go’aamisay in Universal TV uu dib uga howlgeli karo Puntland , waxaa jira ganaax…
Wararka naga soo gaaraya degmada Shangaani ee ayaa ku waramaya in qarax xooggan uu daqiiqad ka hor ka dhacay meel…
Guddi xildhibaanada madowga ah ee Mareykanka ee ku jira golaha Sanetka Mareykanka ugu qaabilsan Afrika ayaa ku baaqay in si…
Dawladda Ruushka ayaa sheegtay in weerarkii ‘kiimikada’ loo adeegsaday ee dilay dadka badan ee shacabka ah kuwo kale oo badanna…
Muqdisho, 05 April 2017 – Shalay oo ay taariikhdu aheyd 4ta April 2017 waxaa dhacday in labo diyaaradood oo u…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/l6xKCzLTArs
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/7gu402p3tXE
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/br1ctn3rJDs
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/tPbrz4F0OzQ
Wasiirka Amniga, gudoomiyaha gobolka,Gudoomiyaha degmada Garowe iyo taliyayaasha laamaha nabadgalyada Puntland ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo lagu xaqiijinayo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka istaga Imaraadka Carabta, halkaasi…
Howlgalkan oo loogu magacday Weerarkii ugu dambeeyay ee Boko Haram, ayaa isbuucan ka bilaawday dhulka Keyanta ah ee looyaqaano (Sambisa…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dib boorka uga jafay xiriir sanado nuxuuska ahaa oo uu Mareykanku la lahaa wadanka ugu…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 04 April 2017 safar…
Rooboow rigloow, kaalay! Raxmaddii Alloow, kaalay! Kaan wada rabnoow, kaalay! Riyo darariyoow, kaalay! Ramaas laacayoow, kaalay! Rays iyo naqloow, kaalay!…
Webiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay ,iyadoo dadku ay bilaabeen in ay si wanaagsan uga faaideystaan biyaha uu…
Dowlada Maraykanka ayaa kala laabatay lacagihii deeqaha ahaa ee ay siin jirtay laanta dadwaynaha ee Qaramada Midoabay islamarkana taageerada siin…
Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa la sheegay in Afar Qof oo Samafaleyaal ah islamarkaana la shaqeynayay Hay’adda Caafimaadka Adduunka Ee WHO ay…
C/maalik Muuse Coldoon ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah la soo taago Maxkamad ku taal magaalada Hargeysa ee…
Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in dooni kuwa ganacsiga ah lagu afduubay xeebaha Soomaaliya, loona malaynayo in dadka afduubay…
Xukuumada Ruushka ayaa shaca ka qaaday in 51 qof lagu daweeyay isbataalada. Ka dib qarax ka dhacay goob laga raaco…
Kulan Maanta Urur Xisbiyeed lagu Abaabulayey ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Qardho oo lagu kulan siiyey Maamulka Gobolka Karkaar ,Kan…
Xubnaha golaha shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sadexda bilood ee soo socota, kadib markii wasiirka cusub…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, ayaa maanta furay kalafadhigii sadexaad ee Baarlamaanka Maamulka Jubaland. Madaxweynaha oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka…
Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Somaliland Axmed Faarax Cadare ayaa sheegay in toddoba maxbuus oo budhcad badeed ah oo dhamaystay mudaddii xukunkoodda…
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa maanta tagay St. Petersburg si uu uga hadlo madal sanadeed ay leeyihiin warbaahinta, oo ay soo…
Madaxweynaha Somaliland oo maanta ku qaabilay xaafiiskiisa Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Michael Keating. Tan iyo…
Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa maalintii Sabtida ee ina dhaaftay ka afduubtay doon ganacsi oo ku socotay dekada magaalada…
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa tilmaamay in dalka Mareykanka oo keliya uu u diyaar garoobi doono sidii uu tallaabo…
Socdaalkii Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa ee Imaaraadka Carabta oo qorshuhu ahaa in uu maanta anbabaxo ayaa dib u dhacay. …
Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey iyo wfati uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Gobolka mudug. Waftiga…
Kulan Maanta Urur Xisbiyeed lagu Abaabulayey ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Qardho oo lagu kulan siiyey Maamulka Gobolka Karkaar ,Kan…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa la filayaa in ay maanta u safraan dalka…
Magaalada Buuhoodle waxaa ku geeriyooday 13-qof,dadkaas ayaa u geeriyooday cudur shuban biyood ah oo ka dilaacay Deegaankaas. Dadka geeriyooday ayaa…
Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta ku wareejiyay Gaadiid tira badan ciidanka Booliska Somaliland,sidoo kale Siilaanyo ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee…
Madaxweyne Gaas waxuu magacaabay saakay wasiiru Dawlayaal iyo wasiiro ku xigeeno. Waxaa ugu muhiimsanaa raga la magacaabay wasiir ku xigeenka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Maxamed…
Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey iyo wfati uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Gobolka mudug. Waftiga…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.44 ee April…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.39 ee April…
Saraakiil ka tirsan maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabeellada Hoose,ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka soo badbaadiyeen weriye Hanad Cali…
Kooxo hubeesan oo watay gaari ayaa goordhaw magaalada Muqdisho ku weerarray gaari ay la socdeen shaqaale katirsan Wasaarada Maaliyada Xukuumada…
Alle ha u naxariistee Nuur Faarax Xirsi ayaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday oo ahaa Wasiirkii Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumaddii…