Talyaha Qaybta Booliska Gobolka mudug ,ayaa waraysi uu siiyay PLTV waxuu kaga waramaya xaalka amni ee magaalada Gaakacyo iyo guud…
Browsing: Somalia
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galey kulan Todobaad la ah oo ay iskugu yimaadaan…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/yTJuf1xQW7c
Gudoomiyaha Gobalka Bari wuxuu ku hadlay hadal xigmad leh iyo dhiiri galin ku socota reer Baay iyo Bakool. Guddoomiyaha gobolka…
Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah la qaatay saraakiisha Amniga Dalka ka dib qarixii…
Ciidamada dalka Belgian ayaa toogtay nin looga shakiyay inuu damacsanaa inuu isku qarxiyo goob tareenada laga raaco bartamaha magaalada Brussels…
Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar sheegaya in ay jiraan Xildhibaano ku kacsan Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre kuwaas oo…
Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa qabatay kulan ay dib ugu eegayso hawlihii shaqo ee wasaarada lixdii bilood ee lasoo dhaafay,hoos ka…
Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa gaarey gobollada Sool iyo Cayn si’ ay halkaasi…
Madaxweynaha fadaraalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi u hogaaminayo,ayaa Maanta u dhoofaya wadanka Uganda. Madaxweyne Farmaajo ayaa Casuumad ka…
Kulamo looga xaajoonayo xaalka gobalka Mudug oo u dhaxeeyey mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo maamulka ana sharciyada buuxin ee…
Boqorka Sacuudiga, Salman ayaa wiilkiisa 31 jirka ah ee Mohammed bin Salman u dallacsiiyey dhaxal-sugaha boqortooyada, isaga oo ka dhigay…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/hFyhIr7MPF0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareeyey falkii argagaxisada ay ku bartil-maameedsadeen dad…
Waxaa Maanta kadhacay magaalada Muqdisho Qarax khasaaro geystay, kaas oo ay mas’uuliyiin dawladda ahi ku waxyeeloobeen. Warar hoose,ayaa sheegaya…
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ah mid ka mid ah isimada loogu tixgalinta badan yahay deegaamada Puntland,ayaa si cad uga…
Dawladda Puntland ayaa magaalada Boosaaso saxaafadda ugu soo bandhigtay Sideed nin oo horay uga tirsanaa Al-shabaab ,balse goor dambe ku…
Ugu yaraan toddoba qof ayaa ku dhimatay tiro kalena way ku dhaawacmeen, qarax ismiidaamin ah oo duhurkii maanta ka dhacay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Maxamed Maxamuud Cabdulle, kaasoo xilkan hayay tan iyo horaantii…
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland (PSF) ayaa 19-kii June, 2017-ka oo shalay aheyd ka bilaabay buuraha Calmadow…
Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka oo ku sugan Degmada wadajir ayaa goor-dhaw idilnewsu xaqiijiyay in Qarax Culus uu ka dhacay…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/MU9MI2E-qg8
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray Guddoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta Faadumo dayib oo ka mid aheyd Murashaxiintii Madaxweyne ee Soomaaliya u magacaabay in ay noqoto Madaxa…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/x46cIRo3rqE
Madaxweyne Gaas maanta waxuu qabtay kulan balaaran oo uu iskugu yeeray bulshada qaybaheeda kala duwan. Kulankaas oo ka dhacay caasimada…
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada amniga ay howlgal ay ka sameeyeeen suuqa bakaaraha ee Muqidsho ay…
أصدر، الأحد، الملك برهان ملك موسى، ملك قبيلة “الدارود” الصومالية ذي الأصول العربية بيانا حول الأزمة الخليجية -حصلت “عربي21” على…
Wasiirka difaaca dowladda Qatar ayaa shaaciyay in ciidamadii ugu horeeyay ee ka socda dowladda Turkiga ay soo gaareen magaalladda Doha…
Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Ciidanka Qalabka Sido ee fadaraalka Soomaaliya,ayaa saakay xukun dil ah ku riday mid ka mid ah…
Xulafada uu Maraykanku hogaaminayo ee Suuriya ayaa soo riday diyaarad dagaal oo ay leeyihiin milatariga Suuriya oo maraysay gobolka Raqqa.…
Nin ayaa dhintay siddeed kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii gaadhi ladulmariyay dad ku sugnaa hareeraha wado ka…
Halkan ka daawo muuqaalka 1aad https://youtu.be/fq7IaAVekxE Halkan ka daawo muuqaalka 2aad https://youtu.be/bptoR5cdmAs
Todobo badmaaxayaal Mareykan ah oo sarnaa markab dagaal oo uu leeyahay Mareykanka, muddo laba maalmood na la la’aa ayaa la…
Kooxda Al Shabaab ayaa maanta lasoo sheegayaa in weerar culus ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay…
Agaasimaha guud ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/sare Maxamed Aadam Koofi, ayaa sheegay in dowladda Norway ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18 June 2017 ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim…
Garaad Jaamac Garaad Cali (Garaad Binti land) oo ah Garaad beesha hoose ee Cali Khaliif kasoo jeedo ee Bah Ararsame,ayaa…
Mahad Abib oo ahaa wiil somaliyed oo dhibane u ahaa dawlada Norway oo kala noqotay sharciga dalkaas,isagoo lagu eedeeyay in…
Dad gaaraya konton iyo todobo qof ayaa ku dhimatay, konton kalena waa ay dhaawacmen ka dib markii uu dab ka…
Col. Gabre Egziaber ayaa xil cusub looga magacaabay Urur Goboleedka IGAD, kaddib markii laga buriyay xilkii uu ka hayay Xafiiska…
Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ayaa ka hadlay xiisada ka soo cusboonaatay dalalka Jabuuti iyo Eritrea, kaddib markii Ciidamada Eritrea…
Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshisiinta Soomaaliya 17, June 2017 BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamaal Xasan ayaa booqday qaar…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Jamaal Xasan ayaa booqday…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/u1OWyZJ2rmc
Waxaa maanta Hargaysa ku kala saxiixday heshiis kooxdii khaatumo ee uu hogaaminayay Cali Khaliif Galayr iyo Maamulka Somaliland. Heshiiska Cali…
Waxaa maanta Hargaysa ku kala saxiixday heshiis kooxdii khaatumo ee uu hogaaminayay Cali Khaliif Galayr iyo Maamulka Somaliland. Wada xaajood…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/l7X-OFrDuPk
Boqoradda dalka Britain ayaa booqatay dadkii ka badbaaday dab toddobaadkii hore ka kacay dhismo ku yaala galbeedka magaalada London. …
Todobo kamid ah ciidamada badda ee Mareykanka oo sarnaa markab dagaal oo lagu magacaabo USS Fitzgeralds ayaa la la’yahay ka…
Gudigii loo xilsaaray soo qiimaynta xaalada deegaanka Af-urur ee dhawaan uu ka dhacay weerarkii gaadmada ahaa ee slahabaab ayaa dib…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 June, 2017 waxa uu ka qayb galay munaasabad lagu…
Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland oo kujira olole ballaaran oo lagu tiro koobeyo shaqaalaha rayidka ah ee…
Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 17 June 2017 loo dhaariyey xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland Cadirashiid Cali Geelle…
Sida ay ii xaqiijiyeen dad kala duwan oo ku sugan deegaano aan sidaas uga fogeyn hadaaftimo waxaa caawa halkaas lagu…
Qaybta Afraad Afartii galabnimo ayay saacaddu garaacday. Daruurtu aaggii wali kama dulteginnin oo sidii iyo si xoog badan ayuu roobkii…
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay in waddanka Soomaaliya laga saaro madaxa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay…
Ka bixitaankii dhulka ay ku muransan yihiin jabuti iyo ereteriya ciidamadii nabad ilaalinta ee dalka qadar waxaa toos ula wareegay…
Wararka Naga soo gaaraya degmada Xarfo ee Gobolka Mudug,ayaa sheegay in uu degmada ka dilaacay shuban biyood. Ilaa iyo hada…