Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,ayaa Axadda maanta ah ku dhawaaqay in Itoobiya ay dhameystirtay buuxinta biyo-xireenka weyn ee ay ka…
Browsing: Somalia
Waxaa Gudoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee Puntland loo doortay Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane. Dhaashane,ayaa horay uga mid ahaa Xisbiga Kaah,balse Maalin…
Dhulgariir xooggan oo cabirkiisu yahay 6.8,ayaa ku dhuftay bartamaha dalka Morocco, waxaana ku dhintay ugu yaraan 820 Qof, sida ay…
Ururka Midowga Afrika oo ka kooban 55-Dal oo xubnaha ka ah,ayaa yeelan doona maqaam la mid ah kan Midowga Yurub.…
Cabasho xoog badan,ayaa ka imaanaysa Shacabka Puntland,taasoo ku socota Shirkada Diyaaradaha Itoobiyaan Airlines. Cabashadu,waxay ku salaysan tahay Qiimaha Tigidhada,gaar ahaan…
Xisbiga Shaqaalaha oo ka mid ah Xisbiyada Puntland ee Siyaasada,ayaa inqilaab lagu kala qaaday. Golihii Dhexe ee Xisbiga,ayaa xilkii ka…
Cadaadiska Beesha Caalamka oo Maraykanku hormuud ka yahay,ayaa Labada dhinac ku khasbay in ay dabac muujiyaan. Deni oo sii socodkiisii…
13-hogaamiyayaasha caalamka kuwa ugu awooda badan,ayaa iskugu tagey Hindiya oo Sanadkan uu ka qabsoomayo Shirka G-20. Sidoo kale 14-Madax hay’ado…
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Hajji. Ahmed E. Osman Karaash ayaa xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Huteel…
Dadka rayidka ah ee dalka Gabon ayaa u dabaal degaya sii deynta hogaamiyeyaasha miltariga ay Talaadadii xabsiyada ka sii daayeen…
KIGALI — Booliska ayaa sheegay in dalka Rwanda lagu xiray nin la tuhunsan yahay inuu yahay dilaa kadib markii ay…
MUQDISHO — Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Salah Axmed Jamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa…
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 107 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab ayay isi soo…
PARIS — Soddonka cayaartoy ee sannadkan u tartamaysa kubadda dahabka ee xiddiga ugu wanagsan kubadda cagta dunida ayaa waxaa markii…
NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore…
OTTAWA — Soomaalida ku nool Canada ayaa codsaday in dowladda Soomaaliya ay soo faragaliso, oo ay hor-istaago qorshe ay dowladda…
Bariga dhexe waxaa ka soo kordhay akhbaar aad muhiim u ah IDILNEWS-na waxay ogaatay qorshe ay s wada jir ah…
Maraykanka iyo Itoobiya,ayaa cadaadis ay sameeyeen,waxay ubadan tahay in uu miro dhalo. Saraakiil sar-sare oo Maraykan ah,ayaa Deni kula kulmay…
Warbaahinta baraha bulshada soomaalida ayaa si weyn looga hadal hayaa wiil dhalinyaro ah oo albaabka gaariga ka furaya madaxweynaha Soomaaliya…
DOHA — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa la kulmay madaxweynihii…
RIYADH — Sacuudi Carabiya iyo Ruushka ayaa Talaadadii ku heshiiyey inay illaa dhammaadka sanadka sii wadaan dhimis ay ku sameeyeen…
Khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhex taagan qaar ka mid ah madaxda sare ee dawlad-goboleedka Galmudug. Qoraallo ay soo kala saareen…
NAIROBI — Qalalaase dhanka waxbarashada ah ayaa mar kale kusoo wajahan dalka gobolka Waqooyi Bari Kenya iyadoo boqolaal macalimiin ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo is daba joog ah kula yeelanaya magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan hoggaamiyeyaasha dhaqanka…
Dalka Sweden waxaa jiro digniinno loo jeedinayo dadka dalkaasi oo ku saabsan weerarro argagixiso oo laga cabsi qabo in ay…
Gabadha kaalinta 1aad ka gashay imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland Asma Maxamed Muxumad, oo ah ardayad 18 jir ah ayaa…
Kenya ayaa heshiis la saxiixatay Itoobiya si ay u dhisto shabakad wado tareen oo cabbirkeedu dhan yahay 3,000km oo isku…
Safiirka Sacuudi Carabiya ee Iran ayaa Talaadadii gaaray Jamhuuriyadda Islaamiga ah, halka dhiggiisa uu ka degay Riyadh, taasi oo adkeysay…
Somaliland waxay wadaa hanjabaada xooga leh ee ah inay markale dib xoog ugula wareegayso dhul masaafo ahaan dhan 179km, oo…
Wasaaradda Waxbarashada dawladda Puntland ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiyada sare ee Puntland, kaas oo…
Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa Xasaanadda siiyey Xubnaha magacaaban ee Guddiga Doorashooyinka Puntland – PEC oo kala ah; 1. Fu’aad Abshir…
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa la filayaa inuu madaxweyne Vladimir Putin kula kulmo Ruushka, si uu ugala hadlo…
Xisbi siyaasadeed Mustaqbal ayaa magacaabay xubinta kumatalayasa Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC, kaas oo dhismihiisa lasoo dhameystirayo horaanta bishan September.…
Alle ha u naxariistee Fanaankii weynaa ee Soomaaliyeed, Axmed Naaji Sacad ayaa ku geeryooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Marxuum…
Gudoomiyaha Xisbiga SINCAD Eng Maxamud Khaliif Xassan ,yaa magacaabay xubintii Xisbiga SINCAD ee ku matali lahayd Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC)…
Cali Jeyte,ayaa kulan 4-saac socday oo aan loo kala kicin kula yeeshay Maxaas Xasan Shiikh Xalay. Shuruudo adag,ayaa la hor…
Kadib guul darooyinkii is xig-xigay ee dagaalka argagixisada Xasan,waxa uu garow saday in uusan haysan wax uu Beesha Caalamka iyo…
Argagixisada Shabaab,ayaa weerar ay kusoo qaaday Deegaanka Daaru-nicma ku qabsatay,balse gurmad ka yimid Degmada Aadan-Yabaal,ayaa ka saaray markii danbe. Daarunicma…
Warar lagu baahiyay warbaahinta iyo bulshada ayaa sheegaya in khilaaf uu ka dhex jiro madaxda sare ee dowladda Soomaaliya. Shakiga…
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamze Cabdi Barre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay caasimadda dalka Qatar ee Doxa, halkaas oo…
Laascaanood : Maalinadii Axada ee 03/09/2023, warbaahinta gudaha ayaa si weyn loo hadal hayaa xaflad aroos oo ka dhacay magaalada…
Inta aanan u dhaadhicin xiisaddan cusub, waxaa xusid mudan in dalalka Algeria iyo Morocco oo ah laba waddan oo carbeed…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maalmaha dib ugu soo laabto caasimadda Puntland ee Garoowe, kaddib…
Waxay ahayd in uu iscasilo,sababtoo ah 700-Askari iyo Saraskiishoodii,ayaa hogaamin xumidiisa ku baaba’ay. Meeyay qorshihii Dhuusamareeb uu la Aaday ee…
NAIROBI- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Wasiirada Qorshaynta iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtoyada ee Dowladda Puntland oo maal mahaan hawlo shaqo u joogay…
In ka badan toban qof ayaa guud ahaan dalka Maraykanka waxaa lagu soo oogay dacwado la xiriira, inay u hanjabeen…
Waxaa hadda toddobaad laga joogaa tan iyo markii uu dhacay weerarkii deegaanka Cowsweyne ay al-Shabaab ku qaadeen kaas oo la…
Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta tababar u soo xiray in kabadan 300 oo askari oo kamid…
Laascaanood, SSC-KHATUMO, Iyadoo maanta oo sabti ah, September 2023, ayna tahay maalintii 9aad, ka dib dagaalkii jimcihii la soo dhaafay…
Hay’adda Bisha Cas ayaa ka wada deegaano katirsan gobalka Sool aruurinta meydadka ciidamada maamulka Somaliland oo 25kii August, lagu jabiyay…
Wararka xarunta IDILNEWS ay heshay saaka ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay agagaarka deegaanka Deniile ee magaalada Muqdisho. Warar…
Gaas iyo Cumar ma aysan ahayn in ay ka qaybgalaan Space-ka Xasan soo abaabushay ee uu taageerada ku raadinayay markii…
Xarumaha dib u dhiska lagu samaynayo ee Laascaanood,waxaa ka mid ah… 1.Isbitaalka guud ee Laascaanood. 2.Guriga Maamulka Gobolka Sool. 3.Dhismaha…
Xarunta gobalka Mudug ee Gaalkacyo ayaa jimcihii laga daahfuray tartanka kubadda cagta 9 gobal ee Puntland, kaas lagu bilaabay xulalka…
In ka badan 840,000 qof oo u dhashay dalka Afghanistan oo codsaday barnaamijka dib u dejinta Maraykanka ee lagu taageero…
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamida Isimada dhaqanka…
Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta goobaha dagaallada Madaxweynaha DFS, Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Shiikh…
Sadexdii Nin ee dejistay qorshihii ka dhanka ahaa Beesha Harti Afkay ciida dareen,kuwaasoo kala ah… 1.Xasan Shiikh. 2.Ismaaciil C.Geelle. 3.Muuse…
Caawa,waxuu qirtay in hogaamintiisii Wadanka uu ku fashilmay,waxaana hadalkiisii Space-ka lagu soo koobi karaa Sadex arimood oo kala ah…. 1.Qorshihii…
Waxaan galabta magaalada Gaalkacayo ka daah-furay tartanka 9-aad ee ciyaaraha gobolada Puntland, ciyaaruhu waxay xoojiyaan is dhexgalka bulshada, sidoo kale…