Madaxweynaha Shiinaha oo ka degay Koonfur Afrika si uu uga qaybgalo Shirka. Balse Putin waxay ubadan tahay in uu uga…
Browsing: Somalia
Waxgarad katirsan Beesha Ogaadeen ayaa raalli-gelin ka bixiyay hadal dhowaan kasoo yeeray odayaal katirsan Beesha, kuwaas oo dhaleeceyn iyo gaf…
Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha wadada 3G ee isku xiri doonta dekedda cusub ee Garacad, Gaalkayo iyo degmada dhacda xadka…
Wararka laga helayo xarunta gobalka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay ka soconayaan magaaladaas, oo muddo kabadan…
Madaxweynaha dalka Pakistan Arif Alvi ayaa Axaddii sheegay inuu diiday inuu saxeexo laba hindise sharciyeed oo ay soo ansixiyeen baarlamaanka…
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ayaa dalka ka mamnuucday isticmaalka Application-da 1XBET, Telegram iyo TikTok, oo muddooyinkii u dambeeyay saameyn…
Puntland ayaa wajahaysa culeys dhanka dublamaasiyadda iyo xiriirka dibadda ah, kaddib tallaabooyin uu qaaday Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo hoos…
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in Dawladda Federaalka Soomaaliya ay kusoo koobantay dawlad gobaleed ka dhisan magaalada…
Taliska Qeybta Booliska gobalka Nugaal ayaa ku eedeeyay askar katirsan ciidamada Daraawiishta ee ka amar qaata Gen. Jimcaale Jaamac Takar…
Dadaalo lagu soo afjarayo dilal ah aanooyin qabiil oo bilihii u dambeeyay ka dhacayay xarunta gobalka Mudug ayaa ka soconaya…
Xassan Sheekh Maxamuud, imaanshihiisa Gaalkacyo,waa xiisad abuur iyo socdaal aan loogama baahnayn Gobolka Mudug xiligan. Xasan taariikh fiican kuma leh…
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa galabta Shahaadooyinka Xisbinimo guddoonsiiyay Xisbiyada rasmiga ah ee Puntland. Xisbiyada qaatay shahaadada rasmiga…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa saacadaha soo socda shaacin doonta xilliga rasmi ee la dhisi doono golayaasha deegaanka ee 30…
Ciidamada Booliska DFS ayaa la sheegay in ay qabteen Gen. Sheegow Axmed, kaddib dagaal culus oo tan iyo xalay ku…
Madaxweynaha DFS, Hassan Sheikh Mohamud ayaa soo gabagabayn doona horaanta todobaadkan safar qaatay muddo labo asbuuc ah oo uu joogay…
Dhawaqa tiro hoobiyayaal ah ayaa goor-dhaweyd laga maqlay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaas cabsi iyo argagax ku abuuray dadka shacabka…
Dagaal u dhexeeya ciidammo ka wada tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka soconaya xaafadda Kaawo Godey’ ee caasimadda dalka ee…
Dowlada imaaraatka,ayaa heshiis Ganacsi iyo maal gashi balaaran la galaysa Dowlada Itoobiya. Imaaraatka,ayaa kaalinta Labaad kaga jira Ganacsiga iyo Maalgashiga…
Madaxweynaha Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta Shiikh Maxammed bin Zayed Al Nahyan,ayaa maanta ka degay magaalada Addis Ababa Caasimada Itoobiya. Shiikh…
Turkey,ayaa ugu digtay Moscow inay ka fogaato xiisad kale kadib markii markab xamuul ah oo laga leeyahay Turkiga ay weerareen…
Xukuumadda Puntland ayaa ku eedeeysay DFS ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud in ay raalli ka tahay xasuuqa maamulka…
Khilaaf u dhexeeya Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Omar Jama – Huruse iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad),…
Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi, oo galabnimadii shalay ku dhintay duqeyn uu maamulka Somaliland ka geystay xarunta…
Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud,ayaa ka gaabsaday in uu cambaareeyo ama ka tacsiyeeyo geerida alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Hossein Amir-Abdollahian iyo wafti sare oo uu hoggaaminayo ayaa maanta oo khamiis ah booqasho ku tegaya…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamze Cabdi Barre, ayaa si abuurtay caro uga tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi…
Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xassan Sheekh in uu tago caasimadda gobalka…
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Taliye cusub u magacaabay saldhigga dhexe ee degmada Boosaaso ee xarunta…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida AUN Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo galinkii dambe ee maanta lagu…
Allaha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi, ayaa ku geeryooday duqeyn ay ciidamada maamulka Somaliland ka geysteen galabnimadii maanta magaalada…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xalay kulan kula qaatay Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Axmed…
Idilnews, ayaa heshay xog rasmi oo la xiriirta heshiis dhexmaray Dowladda Federaalka Somaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xassan Shiikh iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kahor inta uusan ka duulin caasimadda Garoowe kulan la qaatay Guddi ka socday Beesha…
Caasimadda Libya ayaa waxaa ruxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya laba koox oo hubeysan oo ku xiran dowladda fadhiggeedu yahay…
“Alshabaab Maanta ayay ugu xoog badan yihiin taariikhda intay jireen,waxayna maamulaan Dhulweyn,oo wax helaan Lacag ka badan tan Dowladu hesho,waxayna…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta u amba-baxay safar uu ku marayo dalal dhowr ah, kuwaas oo u tagayo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee 15-ka Agoosto 2023 kuna saabsan…
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dhaliilay dadka mucaaradsan dawladdiisa, isaga oo sheegay in aan xoriyad iyo dilmuquraadiyad…
Diyaarad Drone ah oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ayaa duqaymo ku dishay dad shacab ah oo ku banaanbaxayay gobolka Axmaarada,…
Ciidammo gadoodsan oo kamid ah Daraawiishta Puntland ayaa maalintii labaad heysta kantaroolka degmada Xarfo ee gobalka Mudug, oo uu yaallo…
Ciidanka Nabad-sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay qarax miino, oo maleeshiyaadka Al-Shabaab ay dhigeen xaafad katirsan xarunta KMG…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in todobaadkan uu socdaalo dalka dibeddiisa, isagoo tagi doona ilaa saddex wadan…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1690562572964028416?t=eAvuJmn0aDfivUhtT6dYRQ&s=08
Shiinuhu,waxuu wajahayaa war aan wanaagsanayn oo ku saabsan koboca dhaqaalihiisa. Soo kabasha la’aanta haysata dhaqaalaha Shiinaha,kadib Covid-kii,ayaa ka imaanaysa… 1.Maalgashiga…
Urur Goboleedka ay ku bohoobey Wadamada Galbeedka Afrika,ayaa shaaciyay in Ciidamadoodu udiyaarsan yihiin talaabo Milleteri oo ay ka qaadaan Saraakiisha…
Golaha amaanka ee Qaramada midoobey,ayaa yeeshay kulan ay uga xaajoonayaan Cunta yarida caalamka soo wajahday. 780-Milyan oo Qof,ayaa guud ahaan…
Sa’udi Arabia iyo Srael waxay samaysanayaan xiriir rasmi ah ama si caadi ah ayay uwada dhaqmayaan oo aan colaadin lahayn.…
Qardho: 12 August 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Mashruuca Xalka Waara ee Fatahaada iyo daadadka…
Ugu yaraan 7000-Askari iyo ku dhawaad 300 oo Gawaarida dagaalka oo ay ku jiraan 7-Taangi,ayaa heegan ku ah. Waxaa haatan…
“Ha la aamino codka Shacabka oo ha lagu tartamo ha la iska dhaafo kooxeysi”Ayuu yiri M.Deni oo ka hadlayay Qardho.…
Madaxweyne H.E Said Cabdullahi Deni oo ugu baaqay Xisbiyada Siyaasadda Puntland in ay ku dhiiradaan ka qeybgalka Doorashooyinka. Halkan…
Isku Aadka Tartanka kubadda Cagta Gobolada Puntaland Ee ka qabsoomaya Magaalada Gaalkacyo. Halkan ka akhriso:-
Dr. Cabdiweli M. Cali Gaas oo ka hadlayay Twitter Space-ka Jibril Qoobay,ayaa ka warbixiyay arrimo badan oo la xiriira.. 1.…
Sagaal Ciidanka Somaliland ah,ayaa ku dhintay,halka dhaawacu gaarayo 17-kale iska hor imaadka dhexmaray Jamhada Gacan Libaax”Sidaa waxaa xaqiijiyay Talyaha Booliska…
Kacdoono Shacab,ayaa ka bilowday Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo ee Somaliland. Kacdoonasa,ayaa lagu taageerayaa Jamhada Gacan Libaax ee ka diriraysa mudo…
Mareykanka iyo UK,ayaa ku biiray Sadex Waddan oo kala ah Japan, Australia iyo Newzealand, kuwaas oo walaac ka muujiyay xaaladda…
Milkiilaha Shirkadda Twitter Elon Musk,ayaa xaraashaya Astaantii hore ee Twitter-ka iyo Agab kale oo Shirkaddu laheyd kaddib markii uu ka…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland,ayaa Tdobaadkan looga hadlay… 1. Amniga 2.Diyaar garowga dhismaha Goleyaasha deegaanka. 3.Ciyaaraha Gobollada Puntland. 4.Horumarinta Machadka Tababarka…