Laba Qodob,waa in aysan Isimada iyo haldoorka Siyaasadeed ee kusoo wajahan Garowe ka hor imaan,kuwaasoo kala ah.. 1.Madaxweynaha in Shacabku…
Browsing: Somalia
Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska Gérald Darmanin ayaa sheegay in ilaa 45,000 oo askari oo booliis ah la diri doono caawa…
Midowga Yurub,ayaa si adag u cambaareeyay gubidda Qur’aanka iyo muujinta cunsuriyadda, waxayna caddeeyeen inaysan meelna uga jirin Yurub. Midowga Yurub,ayaa…
Garoowe, July 02, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi…
Itoobiya waxay codsatay inay ku biirto ururka BRICS ee dhaqaalaha soo koraya. Itoobiya, oo ka mid ah wadamada ugu kobaca…
Horjoogayaal ka tirsanaa kooxda Argagixisada Daacish,ayaa isku soo dhiibay Dowladda Puntland waxaana lagu soo bandhigay Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari,hoos…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xalay ka hadlayay Xaflad lagu xusayay Maalinta Xorriyada ee 1-da Luulyo,ayaa sheegay in Dastuurka PL wax…
Waxaa mudo kordhin loo sameeyay wakhtiga Ciidamada Atmis kasii shaqayn karaan Somaliya. Mudo 6-bilood ah oo ka bilaabanaysa 30-ka Jun…
Hawlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee Atmis Somaliya,ayaa shaaciyay in ay kala baxeen Laba kun oo Askari oo ka mid ah…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron,ayaa dib u dhigaya booqashadii lagu waday inuu ku tago dalka Jarmalka, taasoo ka dhalatay qalalaasaha ka…
Kooxda Al-Shabaab,ayaa saaka Qarax miino kula eegtay Deegaanka Daaru-Nimca oo hoostaga Degmada Ruun-Nirgood Xoghayihii Degmada Abuurkar Jawiin Caddow. Qaraxa,ayaa waxaa…
Puntland waxay ka digaysaa in aan lagu deg-degin dayntaas ilaa Somaliya yeelato Nidaam Maaliyadeed oo hufan. Hadii kale koox gaara…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kaga qayb-galay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Munaasibadda Xuska Sanad Guurada…
Safarka Madaxweyne Deni ee Itoobiya iyo Kenya… Itoobiya? 1.Itoobiya oo weli wada Wadahal dhex-dhexaadin oo ku aadan Deni iyo Xasan.…
Soomaaliya iyo Comoros,ayaa aqbalay in ay Madax sare oo korjoogto ah u soo diraan shirka heer Wasiir ee Madasha Negev.…
Al-Shabaab al-Mujahideen waxay qorteen oo ay tababareen ku dhawaad 5,000 oo Maleeshiyaad cusub ah Sanadka æn 2023. Alshabaab waxay haatan…
Madaxweyne Ruto,ayaa si ka fool ka fool ah ujeediyay hadalo ka dhan ah reer Galbeedka iyo Hay’adaha Lacagta Aduunka. Hadalladiisii,waxaa…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtube.com/watch?v=k39aLLoNJPM&feature=share7
In ka badan 1.8 milyan oo Qo oo gudanaya Xajka Sannadkan,ayaa ku ciidaya Xaramka barakeysan ee Magaalada Makka. War Talaadadi…
Golaha Ammaanka QM ayaa Talaadadii lix bil cusbooneysiiyey ogolaanshaha joogitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, balse ansixiyey qorshe si tartiib…
Idilnews, Tuesday, 27/06/2023. Madaxweynaha Kenya ayaa u yimid shir-madaxeedka cimilada Paris “ma ahan in uu caawinaad weydiisto” dalalka qaniga ah,…
Sida aynu ognahay wadanka Ruushka oo ah wadan shuuci ah oo xir xiran dhankasta, oo leh madaxweyne kaligii taliye in…
90-jirkii Aqalka sare dhowr mudo xileed soo hogaamiyay ee Siyaasada Wadanka kusoo jiray 50-sano,in uu sidaa uhadlo waa nasiibdarro. Haduu…
Inta badan khudbadii xuska 26-ka ee M.Xasan Shiikh,waxay ahayd mid si toos ah iyo si duurxul ah fariimo weerar ah…
Muwaadin Golaha Wakiillada Dowladda Puntland wuxuu idinla wadaagayaa ololaha wargelinta oo ku saabsan dib-u- habaynta, si dadweynaha oo dhan ay…
Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee 24-ka…
Khadar Faroole iyo Laba kale oo Aaran-shaydaan ah,ayaa tagey Hargaysa kulana kulmay Muuse Biixi.. “LC gal,Anagaa Garowe mashquulinayna,taa badalkeeda nagu…
Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 24-ka…
Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35 ee 24-ka…
Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 34 ee 24-ka…
Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 24-ka…
Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 36, Lr .…
Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 31 ee 24-ka…
Dhoolatus fiican baa la tusay oo jawaab u ah isku dhererinta Dollar-ka. Ciyaarta Siyaasadeed halka ay gaari karto,ayaa si fudud…
Maanulka SNM ee Somaliland,ayaa Madaafiic xoog badan kusoo garaacay Magaalada Laascaanood,kadib markii looga adkaaday weerar ay saaka soo qaadeen,dibna loo…
Garoowe: June 24, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad…
Xaalada Caasimada Ruushka ee Moscow,ayaa gashay hubanti la’aan kadib hanjabaadii hogaamiyaha Ciidamada Wagner. Dowlada Ruushka,ayaa hogaamiyaha ku furtay Maxkamad danbiyo…
Somaliya,waxaa cunaqabataynta Hubka laga qaadayaa ugu danbayn Nov Sanadkan. Hubka loo fasaxayo waa noocee? Taangiyada kuma jiraan. Diyaaradaha kuma jiraan.…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtube.com/watch?v=qrDMC9pm9-E&feature=share7
Warbixinteedii ugu horeysay ee dhawaan ay ka jeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona…
Shirkii Qaramada Midoobaya ee Maanta lagu qabtay Magaalada New York ee uu ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaliya ayaa waxaa fariin…
Ergeyga QM,ayaa Golaha Ammaanka u sheegtay in Soomaaliya ay horumar la taaban karo ka samaysay horumarinta arrimaha muhiimka ah ee…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ”Weerarkii Garoowe waxaa soo abaabulay Xildhibaanno iyo Senataro uu Timacade hoggaaminayo, khalkhalka Caasimaddu wuxuu soo dedejinayaa…
Garoowe: 22 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-gurdoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo…
Garoowe: June 22, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yuusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1671517813746327552?t=2jkry4e4cRId2r4e5NxRmg&s=19
Madaxweyne waa guulaysatay Siyaasiyan ee ugudub Wajigii 3-Aad. Laba Qodob mid samee.. 1.Qabo Shir jaraa’id oo Dadka jihee una sheeg…
Waxba kama jiraan sheekada ah Dowlada,ayaa qorshaynaysa Hub ka dhigis ay ku samaynayso Maleeshiyada la cayrshay. Sheekadaas,waxaa Suuqa gashtay Aaran-shaydaan…
Marwo Caasho Geelle Diiriye waxay si weyn ugarab istaagtay Dowladnimada Puntland,waxayna ka hor timid damaca Aaran-jaan. “Dastuur furidiis lama diidanee,Baroortu…
Magaaladaas quruxdaas leh ee reer PL Boqradeen,isla markaana maalgashteen ayay rabaan Afar Nin oo isku jifi ah in ay lahayste…
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyey soo jeedinta wax- ka-bedelka Dastuurka Dawladda Puntland,hoos…
Garoowe: June 21, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka…
Ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada,waxay ubadan tahay in uu noqdo Sanadkan dabayaaqadiisa Cabdirisaaq Khaliif. Weftigii QM ee yimid Garowe,ayaa M.Deni hordhigay in uu…
Garoowe: June 20, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka…
Fadhiga 5-aad ee Kal-fadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajandaha fadhiga maanta ayaa ah Dhageysiga Warbixinadda Guddiyada Golaha waxaana warbixin…
Xoghayaha Arimaha dibada Maraykanka,ayaa booqasho ku tagey Shiinaha ugu danbayn. Dhawr jeer ayay baaqatay booqashadiisa Shiinaha sababo jiray aawadood,kuwaasoo lagu…
Garoowe: June 19 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka…
Cali Jeyte oo ka hor yimid xilka qaadista lagu sameeyay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1670467530438193156?t=qmW9soc42ekU3cfZu1NLTg&s=19
Xilku waa meerto,balse Jeyte hogaamintiisa weli Hiiraan waa ubaahnayd. Shacabka caadiga ah ee R.Hiiraan,waxay muujiyeen dareenkooda ay ku taageersan yihiin…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden,ayaa Sabtidii sheegay in aan maamulkiisu fududayn doonin jidka ay Ukraine ugu biirayso, isbahaysiga NATO, isaga oo…