Haduu imaan waayo Shirka Garowe-3 ee Somali lagu badbaadinayo loo joojin mahayo. Shirku,waa qabsoomayaa,waxaa kasoo qaybgalaya Maamulada,Siyaasiyiinta,qaybaha Bulshada Somalida oo…
Browsing: Somalia
Shaqo wacan,ayuu qabtay Madaxweyne Deni. Sidaa haduu Wadanka kuwado oo Nabadoonka Umada mideeya ahaado waa guulaysanayaa. Haka fogaado qaraaba kiilkii,xiditinimadii…
Guul-darro kale,ayaa la soo daristay Ra’iisul-wasaaraha Ingiriiska,gaar ahaan dhanka nidaamkii dib u celinta Dadka Ingiriiska ka dalbada magan-gelyada. Laanta Socdaalka…
Baarlamaanka Itoobiya,ayaa meel mariyay markale xaalad deg deg ah oo lagu sii hayo Gobolka Amxaarada. Dagaalo culus,ayaa ka socda Gobolkaas,kaasoo…
Baarlamaanaka Itoobiya,ayaa la filayaa in uu fadhi deg-deg ah ka yeesho waxa laga yeeli lahaa xaaladda deg-deg ah ee Lix…
Dab xoog leh oo ka dhashay Qarax uu sababay Gaaska Cunnada lagu karsado,ayaa keenay dhaawaca ilaa 300-Qqof sida Bisha Cas…
“Hadii Xasan Shiikh laga yeeli Maanta in uu siduu doono ka yeelo Dastuurka Berrina kan ka danbeeya,ayaa siduu doono ka…
Xoghayaha difaaca ee Maraykanka Lloyd Austin, ayaa Khamiistii sheegay in aanu Maraykanku u dulqaadan doonin, tallaabooyinka noocaas ah. Waa markii…
Iran,ayaa bilowday dhismaha afar Warshedood oo kale oo ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka, kuwaas oo ay ka dhisayso dhinaca Koonfureed ee…
Hay’adda Nabadsugida Xamar ee NISA,ayaa ku dhawaad 20 Mareegood ama Website-yo sheegtay in ay ka xirtay kooxda Al-shabaab. Website-yada NISA…
Dekada Garacad,waxaa Laga soo dajiyey Qalab ay leedahay isla Dekada Garacad iyo Qalab lagu dhisayo Wadada Wadaagsin ee Garacad-Goldogob. Dekada…
Xasan Shiikh iyo kooxdiisu,waxay ka shaqaynayaan fashilinta Sh gogosheeda PL fidisay. Waxay abaabulayaan in ay Dastuurka farataystaan oo nuqolo ka…
Kaddib markii Saddex Askari oo Maraykan ah lagu dilay weerar ay diyaarad aan duuliye lahayn ku qaadday saldhigga ciidammada Maraykanka…
Abu Dhabi, Jannaayo 31, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay…
Haduu ka baaqdo socdaalka aadka loo sheegsheegayo ee nasashada ah Madaxweyne Deni,waa tala qaatay. Dad badan,ayaa kula taliyay in uusan…
Amniga Caasimada?! Eedayn aan wadan aragti wax lagu saxo macno ma yeelato. Sidoo kale eedayn aan waaqiciga Dhulka yaalla ku…
Shir Guddoonka Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland,ayaa heshiis iyo is-afgarad ka gaaray khilaaf dhawaan ka dhex curtay kaasi…
Puntland,waxay muujisay masuuliyad iyo damqasho ay uhayso dhismaha Dowladnimada Wadanka. Tanaasul iyo dabacsanaan ayay la Shir timid,taasoo xoojinaysa doorkeeda Dowlad…
Garoowe, January 31, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane,…
Taliska dhexe ee Mareykanka,ayaa sheegay in Markab ay leeyihiin uu shalay soo riday Gantaal laga soo tuuray Yemen. Taliska…
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain David Cameron ayaa sheegay in ay u badan tahay in Britain ay u aqoonsato Falastiin…
Waraysi qiimo leh oo ku saabsan dhawr arimood,ayuu bixiyay Cumar Cabdirashiid…. 1.Badda iyo damaca Itoobiya. 2.R.Galbeedka qaybta ay ku leeyihiin…
Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane Sergio…
Qaramada Midoobay iyo Hey’adaha Samafalka,ayaa codsaday in lagu taageero dhaqaale xoog leh oo ay wax uga qabtaan baahiyaha gargaar ee…
Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa maanta lagu xukumay 10 sano oo xabsi ah, wax ka yar laba…
Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni ayaa faahfaahiyey gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya ee ay Puntland dhigtay, taasi oo uu aqbalay…
Waddada 1-aad: In la duqeeyo Saldhigyada iyo Talyayaasha xulafada Iran? Tani waa waddada ugu macquulsan, waana mid horay Mareykanka uu…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jabuuti,ayaa shaacisay codsi rasmi ah oo uga yimid Itoobiya oo ku saabsan in…
Ilhaan Cumar kama duwana Dadka Maraykanka ah ee asalkoodu Yuhuuda kasoo jeedo ee utaagan ilaalinta danaha Dowlada iyo Dalka Yuhuuda.…
Dowladda Mareykanka,ayaa shaacisay magacyada Saddexdii Askari ee looga dilay duqeyntii Axadi ka dhacday Jordan. Saddexdaas Sarkaal,ayaa kala ah: 1. Sgt…
Shalay Abaaro Duhurkii Tuulo u jirta Balidhidhin 25 Kilomitir dhinaca Dhadaar,ayaa lagu dhuftay 2-Gantaal Maleeshiyada Daacish. 100-ka mid ah Maleeshiyadooda,ayaa…
Roma, Jannaayo 29, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika…
Golaha Ammaanka ee QM,ayaa kulan ka yeelanaya xiisada u dhexeysa Somaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska ay la gashay…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya,ayaa Axadii lagu guddoonsiiyay magaalada Rome billad sharafeedka hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ee loo…
Iiraan ayaa beenisay in ay ku lug lahayd weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo lagu qaaday saldhig Maraykanku…
Sida ay sheegtay Madaxtooyada Soomaaliya Shirkaasi looga hadli doono kobcinta iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga ee dhinacyada helitaanka Cuntada,Dhaqanka,Waxbarashada iyo Horumarinta…
Garoowe, January 29, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane,…
Afhayeen u hadlay Madaxtooyada Somaliya,ayaa mar kale ku celiyey in aanay qorshaysnayn kulamo dhexdhexaadin ah oo dhexmari doona Madaxda Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud. Dabcan waxaa muuqata…
Kulan gaabnaa oo ay yeesheen Labada Madaxweyne ee DFS iyo Puntland,ayay iskula afgarteen in ay wada shaqeeyaan. Sida wararku sheegayaan,waxaa…
MW Deni,waxuu ka galay door Nabadoonimo hawsha Ciidankan,waana lasoo afjaray xaalkooda. MW,wuxuu booqanaya goobta ay fadhiyaan oo uu kula hadli…
Roma, Jannaayo 28, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome…
Madaxweynaha Deni,ayaa kulan kula leh Jimcaale Gurriga Madaxweyne Faroole. Arimaha looga hadlayo kulankaas,ayaa,waxaa ka mid ah… 1. Bixinta Musharka Ciidanka…
Garoowe, January 28, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres,ayaa ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo…
Itoobiya wadda kasta ayey u maraysaa in ay xaqiijiso hadafkeeda helitaanka Bad. Waxaan ku celinayaa Itoobiya Qof iyo Qabiil dirac…
Ujeedka qoraalku waa in ay Itoobiya marin habaabiso, jahawareerna ku riddo Golaha Ammaanka, iyadoo ku doodaysa in heshiisku uusan xadgudub…
Qoraalkan Dawladda Itoobiya,ayaa u dirtay Safiirkeeda u fadhiya Qaramada Midoobay si loo baajiyo dood uu Golaha Ammaanka ka yeesho is-afgaradkii…
Madaxweynaha Koonfur Africa Cyril Ramaphosa,ayaa Jimcihii shalay ku amaanay Maxkamadda Caalamiga in ay xaq u aragtay, xukunna ay ka ridday…
Madaxweyne Xasan,wuxuu ku wajahan yahay Berri foog Wadanka Talyaaniga oo lagu casumay Hogaamiyayaal ay ku jiraan isaga iyo Abiy. Hadii…
Ma jeedin Abiy hadalkii laga sugayay in uu shaaciyo oo ku saabsanaa cadaynta mowqifka Itoobiya ee Midnimada iyo Madaxbanaanida Qaran…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa soo geba-gebeeyay socdaal uu ku tagay afar waddan oo taageera dimoqraadiyadda oo…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa hadda amar ku bixisay in Israa’iil ay qaado tallaabooyin degdeg ah oo isku xigxiga…
Waa ka degay Doontii Abiy ee sabaynaysay. Markii ugu danbaysay ee Mingiste jabayay,waxaa ka Fakaday Wasiirkiisii Arimaha Dibada ee xilligaas.…
Garoowe: 25, Janaayo, 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Guddoonka Golaha Wakiillada DPL ayaa Madaxtooyada Garoowe kaga…
Xaflad qurux badan oo si heer sare ah loosoo diyaariyay,ayaa uqabsoontay Ummadda Somaliyed Madaxdeeda iyo hormuudkeeda Dhaqan,Siyaasad,waxgaradnimo iyo Aqoon. Puntland,waxay…
Si fiican buu uhadlay Madaxweynaha Fadaraalka Xasan Shiikh Maxamuud. Arinka Dastuurka” Waxa la ansixiyay waa Habraacii ee mahan Dastuurkii,waxaana sheegayaa…
Puntland,waxay si rasmi ah ufidisay Gogol ay Somalidu kuwada hadasho oo waxay kala tirsanayso uga bogato kuna heshiiso. Madaxweyne Deni,ayaa…
Puntland-ta kale,waxaa lagu lahaa in ay Sool aragtideeda la dhex timaado Somalida kale,wayna samaysay oo Madal Somali ku dhan tahay…
Waa matalay Golaha fulinta ee DFS iyo Gobolka uu kasoo jeedo ee Somaliland. Si guud hadalkiisa markii loo qaato,wuxuu muujiyay…