Maraykanka iyo Britian ayaa bilaabay weerarro ballaaran oo ka dhan ah, kooxda Xuutiyiinta ee ay taageerto Iran, iyaga oo uga…
Browsing: Somalia
Laba fariimood oo wax ku ool ah,ayaa kasoo baxay kulankaas dhex maray Madaxweyne Deni iyo Madaxdii hore ee PL iyo…
Wefti heer sare ah oo ka socda Masar,ayaa Axadii booqasho ku tagey Caasimada Somaliya ee Muqdisho. Sidoo kale wafti uu…
Madaxweyne Deni oo ka hadlayay Madal uu martiqaad ugu sameeyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlada Puntland,ayaa sheegay in 23-ka Bishan ay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado sharaf iyo is-xogwareysi ah la qaatay Golaha Wakiilada Dowladda…
Waa dhab Baarlamaanadii Puntland soo maray mid ka mid ah kuwii ugu qiimo badnaa,ayaa udhismay mudo xileedkan. Waxaa ku jira…
Madaxweynaha Jabuuti oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD,ayaa kubaaqay shir deg deg ah oo looga hadlayo Damaca Guracan ee Itoobiya iyo…
“Waxaan xilka wareejinayaa,iyadoo Sool xor tahay,waxaana ahay oo ahaan doonaa Oday Puntlander ah oo Geed baan ka dhex beertay Guriga…
Garoowe: 11 January 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii…
Amiir Khalid bin Banda,ayaa sheegay in heshiisku soo dhowaa markii ay boqortooyadu hakisay wadahadaladii uu Maraykanku garwadeenka ka ahaa ka…
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo ICJ, ayaa maanta dhageysaneysa kiis ka dhan ah Israa’iill oo ku saabsan…
Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa ka hadlay is-afgaradka ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya, kaasi oo ay si…
Garoowe: 10 January 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland 2024-2029, ayaa…
Dowladda Ingiriiska,ayaa sheegtay in Maraakiibteeda dagaalka iyo kuwa Mareykanku ay iska caabiyeen weerarkii ugu ballaarnaa oo ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen…
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa weli ku jira isbitaalka Walter Reed ee duleedka magaalada caasimadda ah ee Washington DC.…
Wararka ka imaanaya Gobollada dhexe ee Somaliya,ayaa sheegaya in diyaarad helikobar ah oo u kiraysnayd Qaramada Midoobay ay ku degtay…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa shacabka…
Madaxweyne Deni,waxaa laga rabaa in uu qabto Shir Saxaafadeed uu kaga hadlayo arimaha masiiriga ah ee Puntland iyo guud ahaan…
Garoowe: 09 January 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo shalay dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland 2024-2029,…
Madaxweyne Xasan,wuxuu isku marayaa dhowr Wadan oo muhiim ah Siyaasada Somaliya. 1.Eritrea. 2.Egypt. 3. Qatar . 4.Turkey. Ujeedka socdaalkiisa,waxay sheegayaan…
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa dib u doorashada madaxweyne Deni ugu hambalyeeyay guud ahaan shacab reer…
Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa markii labaad loo doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland, kaddib markii uu wareegii saddexaad helay 45 cod, halka…
Madaxweynaha Dowlada Puntland 2024-2029. Yaa doortay? 12-Xildhibaan Gobolka Mudug. 18-Xildhibaan Gobolka Bari. 8-Xildhibaan Gobolka Sanaag. 15-Xildhibaan Gobolka Sool. Hal Guri…
Maanta,waxaa ka dhacay Magaalada Boorame oo xarunta Gobolka Awdal bannaanbax markii hore loo soo abaabulay in lagu taageero is-afgaradka Somaliland…
Ururka suxufiyiinta ee Somaliland,ayaa sheegay in laamaha amniga ee Somaliland ay xireen Saddex Weriye oo ka tirsan Telefiishanka MMTV xilli…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka…
44-Cod Wareega 1-Aad waa macquul aad usareeya in uu Deni ku guulaysto Doorashada. Wareega 1-Aad,waxaa Caawa Garowe looga doodayaa in…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo…
11-Musaharax Madaxweyne iyo 11-Musharax Madaxweyne xigeen,ayaa isku diiwaangeliyay Doorashada 8-Janaayo 2024 ee Puntland. Halkan ka akhriso Magacyada:- https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1743635234141196398?t=9m-afTB8Q7XusczHH-qvHw&s=19
Dowladda Itoobiya,ayaa difaacday Is-fagaradka ay la gashay Somaliland. Ridwan Xuseyn oo ah la-taliyaha amniga Qaranka ee ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy…
Wefti uu hogaaminayo Muuse oo ay qayb ka yihiin Xisbiyada Mucaaradka,ayaa Imaaraatka iyo Maraykanka u baqoolaya Axada,sida ay noo xaqiijiyeen…
“Itoobiya,waxaan leeyahay Muuse Biixi Dhul idin ma siin karo”Ayuu yiri MW Xasan. “Saami laga helo Itoobiyaan Airlines iyo Itoobiyan Telecom…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah oo soo dhoweyn iyo is xogwareysi ah la…
Garoowe, January 05, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1743242504860782879?t=yk2QANBUmo3B_vNd4m7FSQ&s=19 Halkan ka akhriso:-
Kadib Doorashadii Gudoonka Baarlamaanka oo ugu qabsoontay Madaxtooyada siday uqorshaysatay,waxay ugudubtay qorshaha Labaad iyo Doorasahada Madaxweynaha…. Saadaasha hordhaca ah” Wareega…
Halkaa markay marayso Ciise Maxamuud ma midaysna Dhaqan iyo Siyaasiba,waxaana ordaya Siyaasiyiin tiro beel ah ismana salaamaan Labada Isin. Sidoo…
Midowga Yurub iyo UK waxay si cad ugarab istaageen mowqifka Dowlada Fadaraalka Somaliya ee ku aadan heshiiska isfahan ee SL…
Gudoomiye ku xigeenka koowaad waxa ku guuleystay Xildhibaan Maxamed Baari Shire oo 39-Cod kaga guuleystay Xildhibaan Abuubakar Maxamed Cumar oo…
Sida la saadaalinayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Puntland 5-ta Sano ee soo socota,ayuu si rasmi ah unoqday Cabdirisaaq Axmed Siciid. Wareega…
Majiro Hal Wadan oo ka turasan IGAD oo Somaliya ku garab istaagay go’aanka ay ka qaadatay heshiiska isfahan ee Itoobiya…
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibada Maraykanka,ayaa sheegay in isku dayada kala dhantaalida Midnimada ay dhaawacayso xaalka Geeska Afrika,ayna xooga sarayaan in…
Itoobiya,waxay shaacisay heshiiska ay la gashay Somaliland waxa uu ka kooban yahay. Qoraalka heshiiska isfahan ee Itoobiya iyo SL,waxaa lagu…
Labada Sadar ee ugu horeeya ayey ku cadaysay qiilka ay u haysato Aqoonsiga ay siinayso SL Todobaadka soo socda. “In…
Ururr Goboleedka IGAD oo Soomaaliya ay xubin ka tahay,ayaa War kasoo baxay ku muujiyay walaac xooganoo ka qabo xiisadda dhanka…
Tallaabada koobaad ee ay qaadeyso Ethiopia,waa aqoonsiga Somaliland, si ay u hesho Bad ay isticmaasho,”Ayuu yiri Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya,…
Saleh al-Arouri wuxuu ka mid ahaa saraakiisha ugu sarreeya marka la eego hoggaanka Xamaas – wuxuu ahaa hormuudka xagga siyaasadda…
Somali President Hassan Sheikh Mahmoud, and Egypt’s President Abdel Fattah El-Sisi held a telephone call to discuss bilateral relations between…
2 Janaayo, 2024; HORDHAC. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay…
“1-dii Janaayo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi,ayaa kala saxiixday is-afgarad Itoobiya u damaanad qaadaya in…
Xisbiga WADDANI waxa uu mar kasta ilaalinayaa una taagan yahay madax-bannaanida Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aanu soo dhaweynaynaa haddii uu…
Dhulgariirku wuxuu waxyeeleeyay 1,000 Guri oo ku yaal Magaalo Xeebeedka Suzu,iyadoo Duqa Magaalada, Masuhiro Izumiya, uu ku tilmaamay dhibaatada ka…
Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan uga soo horjeesatay Is-afagradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland. Kadib kulan uu yeeshay Golaha Wasiirrada…
Garoowe, January 02, 2024: Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Xasan Cabdalla Xasan ayaa maanta…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland oo maanta la dhaariyey…
Siyaasiyiinta hogaanka uhaya Saldanada Hargaysa,xaq ayay uleeyihiin in ay dheelaan Ciyaar Siyaasadeed oo iyaga dantoodu ku jirto. Wadaniyadu ma’ahan Cunsuriyad,cuqdad…
Xirfad Siyaasadeed,ayaa ka dhacday Puntland oo aan abid ka dhicin Somaliya inteeda kale laguna qaadan doono Jaamacadaha. Wixii la doono…
Somaliland markale ayay Masraxa Siyaasada Geeska Afrika kusoo laabatay oo heshay garab istaag Diblomaasiyadeed oo xoog leh. Itoobiya,waa awood Siyaasadeed…
Garoowe, January 01, 2024:Maxkamadda sare ee Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah u dhaarisay 58 mudane oo ka mid ah…
15-ka mid ah Xildhibaanada cusub waa haldoor Siyaasadeed oo reer Puntland ah oo ay ku jiraan Laba Xildhibaan oo heer…