Browsing: Somalia
Muuse maqaam sare,ayaa loogu soo dhaweeyay Adis… 1.Waxaa loo dhigay Roogii Madaxweynayaasha la aqoonsan yahay. 2.Waxaa galbiyay Ilaaladii Madaxtooyada Itoobiya.…
Ra’iisulwasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo Xabsiga ku jira iyo inta badan taageerayaashiisa,ayaa loo diiday in ay isku sharxaan…
Afarta Xildhibaan ee Beesha Cumar Maxamuud ku matalaya Baarlamaanka PL 5-ta Sano ee soo socota. 1.Gablax-Cabdi-ciise. 2.Yaasin Taakilo-R.Mahad. 3.Cabaas C.Kacaan-R.Khalaf…
Waxaa sannadka cusub ee 2024 galay dalka Kiribat ee bartmaha badda Pacific-ga halka 26 saacadood kadib ay geli doonaan dalal…
Ciidamada Badda Mareykanka,ayaa burburiyay Doomaha yar yar ee Xuutiyiinta oo isku dayay in ay fuulaan Markab Konteenar ah oo marayay…
Si walba oo loogu hunbaaleeyay,waa usoo dabci waayay Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta isxanbaarka ah ee raba in ay boobaan Xildhibaanada Gobolka…
Shirkan horay uma sii qorshaysnayn oo waa mid deg-deg loo abaabulay,waxaana iska lahayd fikrada oo lagu raali gelinay Dowlada Ingiriiska,maadaama…
Wax macno ah oo kasoo baxay majiraan kulankan. Qodobka la yaabka leh,waa in aan lasoo hadal qaadin xasuuqii Shacabka Sool…
Sool in ay ka baxdo Puntland,waxaa gadaal ka riixaya Sadex Garab oo kala ah… 1.Nabad iyo Nolol oo ka duulaysa…
Deni dhaliilo,ayaan uhaynay oo waxaan aaminsanayn in ay ku qurxoon tahay xilligan isbadal in uu yimaado. Balse,waxaa dib noo jeclaysiinaya…
Madaxweyne DDeniayaa fariin jawaab u ah hadal kasoo teeray MW Xasan Shiikh Xalay ka sheegay Xafladiisii ku dhawaaqista Musharaxnimada. Sidoo…
Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Deni,ayaa sheegay in Doorashada lagu galayo 66-Xildhibaan oo Gobolka Sool qayb ka yahay Dastuurka Puntland,hoos ka…
Ciidamada Eretereya,waxaa ku jiray kuwo loo tababaray in ay fuliyaan Galmada isku Jinsiga ah. Sidoo kale Askarta midkii laga helo…
Maanta,waxaa Jabuti ku kulmaya Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraaliga ah Xasan Shiikh iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi. Wada hadalkoodu,wuxuu daaran yahay…
Villa soomaaliya oo cadaysay dhoofka MW Xasan ee Jabuti waxa uu daaran yahay. Madaxweyne Xasan oo u weheliyo Erygeyga gaarka…
Waxgaradka Beesha Dhulbahante oo Bayaan ka soo saaray Doorashada Puntland. Bayaanka,ayaa lagu sheegay in la soo Xulayo Xildhibaanada Matali Doona…
Markale in uu yahay Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Gaas,waxaa muujinaya saadaashaas hogaamintiisa xilligan. Musharaxiinta hada hor fadhiya qaar badan oo…
Kornayl Maxamed Cali Gardam oo dagaalkii shalay ee Laascaanood ku dhaawacmay,ayaa ugeeriyooday dhaawicii. Kornaylka,ayaa ku dhaawacmay dhexgalka Ciidamadii shalay diriray.…
Wardoonka Itoobiya,ayaa fariin digniin ah ka keenay Musharaxnimada Aadan Sh.Doon. Warqada digniinta ah waxay soo gaartay Madaxtooyada Puntland. Sidoo kale…
Madaxweyne Gaas,ayaa ka hor yimid 17-ka Xildhibaan ee Sool kasoo jeeda in laga hor istaago Doorasahada ka qaybgalkeeda. Musharaxiinta,ayaa iska…
$13-Milyan oo iskugu jira Saad,Qalab Ciidan iyo Mushahaar,ayuu ku bixiyay Xoraynta Sool MW Deni. Dagaal Diblomaasiyadeed oo aad udagna waa…
Guud ahaan Musharaxiinta Madaxweynuhu,waxay isku soo shubeen Gurigiisa. Sidoo kale,waxaa saf ugu jira Bulshada caadiga ah qaybaheeda kala duwan. Qiimaynta…
Shan ka mid ah Maraakiibta dagaalka ee Maraykanka kuwooda ugu waa weyn ee xambaara Nukliyeerka,ayaa ku soo xirtay Dekedda Berbera.…
Bulshada caadiga ah ee reer Puntland,ayaa si weyn uga xumaaday Warkii kasoo baxay Garaadada Sool 23-kii Bishan ee ka dhsnka…
Mudug iyo Bari ma’ahee inta kale Gobollada waa la diyaariyay Xildhibaanada,waxaana loogu daray Hal Maalin oo ah 26-ka Bisha Labadaas…
Beesha Bahrarsame,ayaa weerartay Saldhigga Booliiska Dhexe Hal Nin;ayaa kaga dhintay. Ciidanka Booliiska Saldhiga way iska difaaceen Weerarkaas. Gaari Habarjeclo looga…
Muhiimadu waa in Doorashada Baarlamaanka iyo Madaxtooyadu noo qabsoontaa si loo helo Madax Sharciyad haysata oo buuxisa doorka Puntland ee…
Maxaan reer Sool ugu Mahadceliyay? Reer Sool waa Mahadsan yihiin,sababtoo ah,waxay isbareen reer Puntland iyo Somalida kale ee aan si…
Xasan Dowladiisa,waxaa uharsan 5-bilood marka la qiimeeyo Saamaynta Siyaasadeed, balse mudo xileednimada,waxaa ubaaqiya 2 Sano iyo 5-bilood. 5-Bilood kadib,waxa ugu…
Madaxweyne Xasan Shiikh,waxaa ka muuqata in uu soo degay oo waaqiciga kusoo dhawaaday. Hadalkiisii Saakay,waxuu ahaa mid muujinaya jabka Siyaasi…
Cumar waa Nin furdaamin kara arimaha xasaasiga ah ee hor yaala Dowlada Fadaraalka ah,kuwaasoo kala ah.. 1.Hoos udhaca dhaqaale ee…
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland,Xildhibaano,Madax kale iyo Bulshada qaybaheeda,ayaa kusoo dhaweeyay Duldaan Siciid Caasimada Garowe. Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldaan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, Madaxda Qaranka, Wasiirro ka socday Jamhuuriyadda Jabuuti, siyaasiyiin, culamaa’uddiin iyo…
Wareeg kale oo wadahadal ah oo ku saabsan biyo-xidheenka muranka badan dhaliyay ee Itoobiya ka dhisayso webiga Niilka Buluuga ah…
Ciidamada Cirka Israa’iil,ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay weerareen Xarunta hawlgalka ee kooxda Islaamiga ah ee Xisbullah ee Dalka Lubnaan.…
Dawladda Somaliya,ayaa shaacisay in “Duqeyn dhanka Cirka ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Somalida iyo Ciidamadda Mareykanka lagu dilay Horjooge…
Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa goordhow ku geeriyootay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, sida…
Sadexda Xildhibaan ee Sanadkan ku matalaya Baarlamaanka Puntland Beesha Cismaan Maxamuud,ayaa kala ah… 1- Mustaf Maxamed Cismaan (Asbaro) -Reer Ugaar…
Dowladda Mareykanka,ayaa Talaadada maanta ah shaacisay, in Ciidamo ka socda dhowr Waddan oo uu Mareykanka ku jiro ay hadda kaddib…
Madaxa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA-da,ayaa u duulay Bariga Dhexe, si uu wadahadal ula yeesho mas’uuliyiinta Israa’iil iyo Qatar, isaga…
Hogaamiye loo xiisay hogaamintiisii,ayaa masraxa Siyaasada kusoo laabtay markale. Cabdiweli M.C.Gaas Nin macno badan leh oo ay reer PL ubaahi…
Si dhamaystiran,ayuu ufulay heshiiskii Madaxweynaha,ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka. Gudiga khilaafaadka,waxuu kusoo dhaweeyay Xaafiiskiisa,waxuuna ku wareejiyay Galkii Gudoomiye Jibril. Waa…
Waxaan maanta xafiiskayga ku soo dhaweeyey Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiillada, anigoo ka duulaya heshiiskii jiheynta doorashada ee…
Madaxweynihii,ku xigeenkiisii iyo Gudoomiyihii Baarlamaanka waa is fahmeen,wayna ka heshiiyeen wixii dhex yaalay,waana laysla qaatay Gudigii khilaafaadka. Mucaaradka Hubaysan ugu…
Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay in ay ilaa hadda ka heleen godkii ugu weynaa ee Xamaas ee Qaza, kaas oo 400m…
Kenya iyo Midowga Yurub,ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi dhaqaale oo weyn (EPA) kaas oo dammaanad qaadi doona in Waddanka ku…
Dowladda Mareykanka,ayaa Toddobaadkii tagay Lacag dul dhigtay Xubin ka mid ah Madaxda Alshabaab. Abaal-marinta,ayaa gaareysa Shan Milyan oo dollar,waxaana la…
Guddiga Amniga Doorashada Puntland,ayaa maanta oo Isniin ah soo saaray go’aanno lagu xoojinaayo Amniga Guud ee Puntland. Halkan ka akhriso:-
Bismilaah. Waxaan maanta oo taariikhdu tahay 18-ka December/2023 go’aansaday in aan iska casilo xilkii Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga…
Ugu danbayn markii ay ka fashilmeen Mucaaradka Hubaysan isku dayadoodii oo idil waxay go’aansadeen in ay la kulmaan Gudiga khilaafaadka…
Karaash iyo Abwaan;waxay la joogaan Madaxweyne Deni haatan. Madaxweyne Deni,waxa uu ka dhagaysanayaa cabashadooda oo ku aadan Laba arimood oo…
Garoowe: 17 December 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay Qunsulka Itoobiya ee Puntland Dagnachew Yitberke iyo…
Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Xildhibaanada cusub Baarlamanka Puntland,ayaa soo saaray Jadwalka iyo Shuruudaha Musharrixiinta Xildhibaannada laga rabo. Halkan…
Guddiga amniga Doorashooyinka,ayaa la wareegay Xaruntii Golaha Baarlamaanka Puntland si rasmi ah. Majiri doonto Xildhibaano danbe oo fariisanaya Golaha. Gudiga…
158-Wadan oo Xubin ka ah Golaha guud ee Qaramada Midoobey,ayaa isku raacay in Israa’iil ay joojjiso dagaalka Qasa. 10-Dal,ayaa diiday,waxaana…
Olalaha Doorashada Madaxtooyo ee Puntland,waxaa iskugu soo haray oo garoonkii loo baneeyay Deni iyo reer Garowe difaacanaya Taraha. Afarta Musharax…
Madashii Mucaaradka,waa lagu kala caraabay,waxaana ku haray Sadex Siyaasi Rag ay uyihiin haldoor,kuwaasoo kala ah.. 1.Xasan Shire. 2.Asad Diyaano. 3.Maxamed…
Shaqo RW,mid Wasiir iyo mid Agaasime intaba anaa ku filan,waa fariimaha socdaallada MW Xasan dirayaan. Xadan,wuxuu noqday shaqsi ay kumaad…