Banderbayla: 18 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa fagaare Kula hadlay qeybaha kala duwan ee…
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy,ayaa ku biiri doona Shirka hogaamiyayaasha G-7 ee magaalada Hiroshima Wadanka Japan. Hogaamiyaha Japan Fumio Kishida ayaa…
Warbixin ayay soo saareen Guddiga khubarada Qaramada Midoobay ee loo xil saaray dabagalka colaadda ka taagan Laascaanood. Warbixinta oo ah…
Dagaalkii Saaka bilowday hadduu sii Laba jibbaarmay. Aagga Maraaga & Barigaba 3-Jiho,ayuu ka socdaa. Dhuyuc Xuunsho -Dhinaca Galbeed wuu ka…
Taliska Booliska Mudug si weyn,ayuu ugu diyaar garoobay ilaalinta amniga Bulshada xiliga Doorashada. Talye Maxamuud Cabdixakiin oo ah Nin dhalinyaro…
Sagootin Safiir waa diiday Madaxweyne Deni in uu u Aado Xamar,taa badalkeedana,waxuu saakay ukalahay Olalaha Doorashada ee Gobollada Bari. Deni…
Halkan ka daawo muuqaalka https://m.youtube.com/watch?v=ZH_u2Q0VjxA
Madashu waa Dowlada Puntland, waa Dowlad hoos tagta Dowlada Federaalka ee Soomaaliya (federal system) waa dawlad jirsatay 25 sano ku…
Xeer-ilaalinta Dowlada Puntland oo shaacisay Liiska Dadka loo haysto khal-khal gelinta Caasimada Garowe. Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1658766499853598721?t=JZT46LU8rxU_YtvoKF9SVA&s=19
Waxgaradka,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanka iyo Saraakiisha Gobolka Nugaal,gaar ahaan Beesha Ciise Maxamuud,ayaa si weyn uga hor yimid Shaqaaqadii dhacday Habeen horeΒ ee layskugu…
Maleeshiyada SNM ee weerarka soo qaaday,ayaa markii hore xoogaa hinqisay Ciidanka difaaca Sool ee Aaga ku Aadanaa Tuulo Samakaab. Kadib…
Sirdoonka Qaranka Kenya,waxaa loo dhiibay Nin Somalida Kenya ah oo miisaan leh,kana soo jeeda Qoys miisaan culus ku leh Siyaasada…
Cabdullahi Maxamed Nuur oo loo yaqaanan 30 jir 30-Milyan haysta waa Lataliyaha Madaxweynaha arrimaha Xagjirka. Xaaskiisii hore ee Labadda Caruur…
Waa Siyaasi qaan-gaar ah Cumar Cabdirashiid. Si cad,ayuu usheegay in ay khasab tahay qabsoomida Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland shido la’aan.…
Hadalka Beesha Caalamku,waxuu Puntland u ahaa garabgal Dimuqraadiyadeed. Marka ugu horaysa waxay Beesha caalamku dul istaagtay in ay si dhow…
Sanduukhyadii waa gudbeen Cod bixinta 5-ta Gobol ee kala ah… 1.Karkaar. 2.Bari. 3.Gardafuu 4.Sanaag. 5.Haylaan. Hadafka shaqaaqadii Xalay waxay ahayd…
Garowe, May 15, 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdullahi Said Aw-Yusuf ayaa…
Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland,ayaa sheegay in Shaqaaqadii Xalay ka dhacday duleedka Garowe uu ka danbeeyay Ergayga dhaqaalaha ee Xasan Shiikh…
Dagaalka,ayaa lagu soo warramayaa in xoogiisa uu ka socda Bariga iyo Galbeedka magaalada Laascaanood. Dagaalka,ayaa waxaa soo qaaday Ciidamada Maamulka…
ππππ₯π’π§ππ ππ¨π¨π«ππ¬π‘πππ: Muwaadin u diyaargarow maalinta doorashada oo ay ka hartay 10-Beri, kuna astaysan 25-ka bishan aan ku jirno. #codkaaguwaaxaqaaga…
Urur Siyaasadeedka Ifiye,ayaa maanta ololaha doorashada ku qabtay guud ahaan Gobollada Puntland oo ay ugu horeeyaan Magaalooyinka,Gaalkacyo Bosaso Carmo,Rako-Raaxo iyo…
Garoowe: 15 May, 2022: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed E. Osman Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shir heer Caalami ah oo…
Turkiga,ayaa u jiheystey doorasho ku celis ah kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ninka ay doorashada isku hayaan Kemal…
Waxaa socota tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii ka dhacday dalka Turkiga, iyada oo ay haatan soo baxayso natiijooyinkii ugu horreeyey…
Garowe, May 14, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa maanta…
Qof aan Ururada Siyaasada ku jirin boos ugama banaana ka hadalka iyo jaangoynta Siyaasada Puntland. Si gaar ah Niman boobka…
Sadex kooxood,ayaa khatar ku ah qabsoomida Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland. Sadexdaas kooxood waxay kala yihiin…. 1.Xasan Shiikh iyo Villa-da Xamar…
Khariiradan waa sida ay ukala haystaan Magaalada Khartuum Caasimada Sudan Ciidamada iska soo horjeeda. Calaamada Cagaarka waa qaybaha ay haystaan…
Turkiga,ayaa maanta u codeynaya , doorashada ugu muhimsan taariikhdooda casriga ah, si ay go’aan uga gaaraan haddii Recep Tayyip Erdogan…
Dagaal culus oo u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa weli ka socda caasimadda Sudan ee Khartoum iyo magaalooyin…
Gaalkacyo: 14 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay xaflad loogu mahadcelinayo laguna dhiirigelinayo…
Madaxweyne Deni kama qaybgalayo Xaflada sagootinta Safiirka Maraykanka ee Somaliya oo 17-ka Bishan loo qabanayo. Casuumad loosoo diray,ayuu ka cudurdaartay…
Waa Dacwad ay ka gudbiyeen Xasan Shire Wardoonka Puntland,gaar ahaan qaybta la dirirta la dagaallanka Lacagaha Sharcidarada ah ee lakala…
Si buuxda ayay uheshiiyeen reer Mudug iyo Madaxweyne Deni. Markii koobaad,waxuu hoygiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdille,isagoo uga soo…
Sharaxaada Waraaqda Codbixinta Maalinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland ee 25-ka bishan. Fadlan muwaadin aqoonso Astaanta Ururka aad u codeynayso. #codkaaguwaaxaqaaga…
Talyaha Booliska Puntland Muumin Cabdi Shire oo Shir jaraa’id qabtay,ayaa udigay cidii isku dayda in ay carqaladayso doorashooyinka Golayaasha Deegaanka…
Dooda laalida Qodobka qoraya in ay yihiin Xisbiyadu yihiin 3-Xisbi ee Dastuurka PL,waxay dhacaysaa June natiijada Doorashada Golayaasha Deegaanka kadib.…
Ra’salwasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan,ayaa lagu wadaa in laga sii daayo Xabsiga, maalin kadib markii Maxkamada sare ay goβaamisay…
Guud ahaan Puntland waa Amni iyo kala danbayn. Bulshadu si weyn ayay ugu diyaar garowday Doorashada. 95%,ayaa qaatay Kaararka Codbixinta…
Xaqiiqdii ilhaamo ayay ku tahay in Xasan Shire oo kale ka hadlayo mustaqbalkooda reer Puntland. Sababtoo ah ma gaarsiisna dhan…
Shalay,waxaa Save Children gaystay Maxamuud Shido si uu Mashaariicda ugu fududeeyo. Kadib,waxaa Wasiirka qorshaynta ka dhigtay Maxamuud Shido oo Deni…
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa maanta soo dejiyay qaybtii 2-aad ee Agabka Doorashada Qof iyo Codka ah ee Golayaasha deegaanada Puntland.…
Ilbaxnimada iyo xadaaradaha la isugu faano ee dadku ku kala tagay wax kale maaha e waa uun hal tallaabo oo…
Sanyare ma muujin Faham,Aragti iyo Qiyam Siyaasadeed marka laga fiiriyo qormada uu ku amaanay Geelle. Waa Xildhibaan ku matala PL…
24-Cisho gudahood,ayay ku burburaysaa Puntland,markuu lahaa Xasan Shiikh,waxuu dejiyay Laba qorshe,kuwaasoo kala ah…. Gaalkacyo? Lacag $100-kun ah,ayuu Sacdiyo Samatar usoo…
Waa wax lagu farxo in la helo Dhalinyaro Siyaasadeed oo ka soo jeeda Mudug kana dhex muuqata Dimuqraadiyada. Cabdifitaax Sugulle…
Bankiga Aduunka,ayaa ku eedeeyey DFS in ay ku guul dareysatay la dagaalanka musuq-maasuqa iyo eexda shaqaaleynta. Wasiirka Maaliyadda,ayaa shir uga…
Maxkamadda sare ee Pakistan,ayaa ku dhawaaqday in xarigga ra’iisal wasaarihii hore Imran Khan uu yahay “mid sharci darro ah”, waxaana…
Xoghayaha Amniga gudaha ee Maraykanka Alejandro Mayorkas ayaa arbacadii ballanqaaday in “inta badan” kumanaanka muhaajiriinta ah ee doonaya inay maalmaha…
Madaxweynihii hore ee dalkan Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu racfaan ka qaadan doono xukun ay riday xeer beeg…
Urur Siyaasadeedka Sincad,ayaa guud ahaan Puntland kusoo bandhigay taageerayaashiisa Maanta. Magaalooyinka ay iskugu soo baxeen taageerayaasha Ururka Sincad,syaa waxaa ka…
George Santos oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, kana tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa la xiray Arbacada maanta ah,…
Digniin: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxay Digniin udirayaan shaqaalaha kala duwan ee Dowladda Puntland, iyagoo ku war-gelinaya in ay ka…
Xarigga Talaadadii ee loo geystay laacibkii hore ee ciyaaraha cricket-ka, ahna siyaasiga ugu caansan Pakistan marka loo eego ra’yiga dadka…
Guddoomiyihii Waxbarashada Gobolka Sool ee Maamulka Somaliland Daahir Maxamed Axmed,ayaa kala soo Goostay 5-Gaadiidka dagaalka ah Maamulkaas. Daahir iyo Ciidankiisa,ayaa…
Si lama filaan ah,ayuu ugu tagey Islaan Bashiir Shalay markuu kasoo baxay Garoonka Kubada Cagta Madaxweyne Deni. Majirin ballan hore,waana…
Ku dhawaad 4-kun oo Qof,ayaa utaagan Musharaxiinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland. Halka markii hore Madaxweynuhu soo magacaabi jiray Qofka noqonaya…
Gabadha Xasan Culusow oo qaadatay doorkii Ra’isalwasaaraha,waxayna ku matalaysaa xataa Xafladaha. Tani waa Munaasabad lagu xusayo Maalinta Nabada iyo Midnimada…
Baanka Adduunka ayaa joojiyay inta badan mashaariicdii horumarineed ee uu ka waday Soomaaliya, isagoo ku sababeeyay kalsooni darro ku timid…
Xamse,ayaa si umuuqata jees-jees ka yiri xasuuqa Shacabka Laascaanood..”Tolla’ayeey iyo Habarwacasho loogama bashna LC ee Nabada hala ilaaliyo SL ha…