Jabuti,ayaa Codsi udirtay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay,kaasoo lagu codsanayo in dib loo dhigo bixitaanka 3000-Askari. Codsigaan,ayaa waxaa saxiixay Wasiirada Arimaha…
Browsing: Somalia
Waxaa la joogaa xiligii uu Madaxweyne Laftagareen ubareeri lahaa ka hor imaadka Xasan iyo kooxdiisa. Waxaa muuqata in mudo kordhintii…
Waxa kulmay,waa Madaxweyne Deni iyo Wasiir Aadan Barre ee maysan kulmin Deni iyo Axmed Madoobe. Aadan Barre,waxuu mudo ka Nabadoonaynayay…
Madaxweyne Deni,waxuu soo gaaray Nayrobi kadib mudo Bil ah oo uu ku maqnaa Wadamada Carabta. Durba,waxuu Nayrobi kula kulmay Wakiilada…
Golaha Deegaanka Bosaso,ayaa dhawaan la dhisayaa haduu rabbi idmo. xisbiyada,ayaa ukala helaya Sidatan… 1.Duqa Magaaladu,waxuu ka imaanayaa Xisbiga Sincad. 2.Ku…
Trump iyo Wiilashiisa Eric iyo Don Jr waxay sameeyeen wax is-daba marin, iyagoo sanado badan sare u qaadayey qiimaha hantida…
Midowga Afrika,ayaa diiday Codsigii Dowlada Fadaraalka Somaliya ee ahaa in 90-Cisho dib loogu dhigo bixintaanka Ciidanka Atmis Farsamo ahaan. Codsiga…
Xaqiiqdii Shaqo la mahdiyay ayay qabteen Gudigii KMG ee Doorashooyinka Puntland. Taariikhda baal dahab ah,ayay ka galeen,waxayna kasbateen Quluubta Shacabweynaha.…
Xoghayaha Difaaca ee Dalka Maraykanka Lloyd Austin iyo Wasiirka Difaaca ee Kenya Aadan Barre Ducaale,ayaa qalinka ku duugay heshiis soconaya…
Al-Sissi oo ahaa Wasiirkii hore ee difaaca,ayaa hoggaamiyey Afgmabi xukunka looga tuuray Madaxweyne Maxamed Morsi 2013-kii kadib dibad-baxyo ka dhan…
Socdaalka Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka ee Jabuti,waxuu ahaa mid guud oo dhoolatus Siyaasadeed u ah Ruushka iyo Shiinaha. Ujeedka Maraykanku,waa “Afrika…
Ajandaha Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland,Waxaa ku jira uyeerida Garsoorayaasha Maxkamada Sare oo lagu eedeeyay musuq,waxayna ubadan tahay in Baarlamaanku kalsoonida kala…
Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin,ayaa shalay magaalada Jabuti kula kulmay Madaxda Jabuti iyo Madaxweynaha Somaliya. Weli ma soo shaac bixin,waxa…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay u hambalyeynaysaa Goleyaasha Deegaanka 19 Degmo ee la dhisay, kuwaas oo…
Ciidanka Dembi-baarista ( CID) ee Booliska Puntland ayaa xaqiijiyey geerida Mohamed Saalim Mohammed oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka…
Waxaa laga xareeyay Ciidamadii uu Talyaha u ahaa ee PISF. Sidoo kale,waxaa la xiray Xaruntii Taliska u ahayd. Sababta keentay…
Sawiradan,waa Gaadiid sida Qalabkii Ciidamada Atmis ee la qorsheeyay in ay ka baxaan Somaliya Bishan 25-keeda. Dadku waxay iswaydiinayaan halka…
Musefeni,ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in ergayga Somaliland ee Uganda uu Aqalka Madaxtooyada kusoo booqday, haseyeeshee…
Madaxa Ciidamada Suudaan,ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la xaajoodo Ciidamada ay is hayaan ee RSF, si…
Jimce, 23kii Sebtembar 1983kii, waxaa magaalada Addis-Ababa, caasimadda dalka Itoobiya, ku geeriyooday, Eebbe haw naxariistee, Max’ud ”Gurey” Cilmi Sarmaan. Afartan…
Ilaa Labaatan Qof oo badankood shacab ah,ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qarax Gaari xamuul loo adeegsaday oo galinkii…
Kulanka Xamse iyo Biden,waa mid quseeya salaan mana ahayn Shir doceed Labada Dowladood dhexmaray. Intaas marka laga yimaado waxuu booqan…
Jabuuti,ayuu Gaaray si uu kaalmo Ciidan iyo Taageero uga dalbado Ismaaciil Cumar Geelle. Arimaha ugu waa weyn ee kulanka Labada…
Puntland si cad,waxay usheegaysaa in la hakiyo Dayn Cafinta,hadii la Cafiyana aan la qaadan Dayn cusub. Waxay soo jeedisay in…
Qandaraasle kasoo shaqeeyey Waaxda Arrimaha Dibedda iyo tan Cadaaladda ee Mareykanka ayaa loo xiray eedeymo ku saabsan inuu u basaasay…
Garoowe: 21 Sep 2023: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha…
Puntland,waxay soo ceshatay awoodihii ay horay sida fudud uwareejisay. Sida uu dul istaagay Wasiir Dhabancad Puntland wax Qaybsiga Mashaariicda,waxay qabtaa…
Halkan ka akhriso:-
Marka laga soo tago in fariintan ku socoto Maamulka iyo Xisbiyada Hargaysa,waxaa xusid mudan in Safaarada Maraykanku muujinayso si dadban…
Markii hore,ayaa la oran karaa,waa lagu degdegay dalbashada bixida Ciidamada Atmis. Farmaajo oo ahaa Madaxweynihii dalbaday in la saaro Ciidamada…
Wasiirkii Waxbarashada Dowlada Puntland,waxaa laga joojiyay Shaqada Dhawr Bilood ka hor. Sababta looga joojiyay,waa Laba arimood oo kala ah… 1.Xamar…
Puntland 5-Shuruudood ayay ku xirtay qayb in ay ka noqoto Mashaariicda Baanka Aduunka,kuwaasoo kala ah… 1.In ay cadahay Qoondada PL…
Dowlada Deni waa mida kaliya ee kor uqaaday Mushaharaadka Shaqaalaha,isla markaana bixisay 95% xaqooda intay xilka haysay. Kordhinta Mushaharaadka? 1.Ciidamada…
Garoowe: 21 Sep 2023: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay Shir-sanadeedka…
Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowlada Puntland Maxamed Dhabancad,ayaa Waraysi uu siiyay Radio Daljir kaga warbixiyay kororka Miisaaniyada iyo Maqnaanshaha Mushahaaraadka Shaqaalaha…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden,ayaa Arbacadii kula kulmay magaalada New York ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, si uu ugala hadlo…
Curasha Dayrta 2023 ayaa lafilayaa inay bilaabato asbuuca soosocda Qaybo kamid ah deeganada Puntland. Goboladda Sool, Sanaag, Haylaan, Bari, Karkaar…
Waxaa la xukumay Labadii Nin ee ka tirsanaa kooxaha Nabad-diidka ah,kuwaasoo dhawaan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Mid ka mid…
Midowga Yurub,ayaa joojiyay Gargaarkii Bini’aadantinnimo ee uu siin jiray Somaliya,kaasoo ay marin jireen Hay’adaha UNICEF iyo WFP. Go’aankan,waxuu ku yimid,markii…
Dekeda Garacad oo weli ku jirta Dhismaheeda lagu dhamaystirayo,ayaa hadana qaybaha la diyaariyay,waxaa ka dega Badeecado. Garacad waa Mashruuc ay…
Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo udhaxeeya Habar Yoonis iyo Habar Awal,ayaa ka socda Deegaanka Cali Saahid oo udhow Burco.…
CARMO, September 19, 2023: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mohammed Mosadak Saadeq ayaa daahfurey…
Canada ayaa Isniintii ku eedeysay dowladda India inay ku lug leedahay dilka hoggaamiye Canadian ah oo kasoo jeeda bulshada Sikh,…
Kulanka 78-aad ee Golaha Guud ee QM ayaa shalay ka furmay magaalada New York ee dalka Maraykanka, wuxuuna socon doona…
Halkan ka daawo mmuuqaalka https://www.youtube.com/live/sV8LwqhK1yA?si=JRcDHm_VJJUFTA8w
Garoowe: 18 Sep 2023: Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta shir guddoomiyey shirka…
Dhudhub, September 17, 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Mohamed AIi Farah Farmayeri…
Bayla, September 17, 2023: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Mohamed AIi Farah Farmayeri…
Waa nasiibdarro in Xasan Shiikh dhabar jabiyo,iyadoo inta badan Dowladaha Afrika oo ay ugu danbaysay Jabuti ay taageereen Musharaxnimada Xil.Marwo…
Kadib guul darooyinkii is xig-xigay ee dagaalka argagixisada Xasan,waxa uu garow saday in uusan haysan wax uu Beesha Caalamka iyo…
Waa khasab in la xakameeyo Warbaahinta oo lakala hufo mideeda masuulka ah ee leh Wadaniyada iyo aragtida. Warbaahintu khal-khal gelinta…
Gaalkacyo, September 17, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka…
Degmada Towfiiq,ayaa yeelatay Dowlad Hoose oo Dadku soo doortay markii ugu hiraysay Taariikhda. Waxaa noqday Duqa Magaalada C/Nuur Jaamac Cali…
Somaliya ma gaarin xili ay wada samaysato Aqoonsi Qaran oo lagu midaysan yahay,waxaana ka horaysa in Dastuurka la Qabyo tiro…
Somaliya ma gaarin xili ay wada samaysato Aqoonsi Qaran oo lagu midaysan yahay,waxaana ka horaysa in Dastuurka la Qabyo tiro…
Argagixisada,ayaa soo bandhigtay Maydadkii iyo Gaadiidkii dagaalka ee ay ku qabsadeen Saldhigii Ceel-la helay. Sida ay xaqiijinayaan Ilo Madax banaan…
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxaa 10-09-2023 soo gaaray dacwad ay u soo gudbiyeen Guddoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha. Qiimayn Guddigu ku sameeyay…
Talyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug,ayaa gaaray Degmada Galxamur ee DDSI,halkaas oo lagu soo wareejinayo Gacan ku dhiiglihii ku dilay Burtinle…
Warar kala duwan,ayaa xaqiijinaya in Al-Shabaab ay maanta weerar ku qaadeen Saldhiga Ceel-la helay. Khasaare xoog leh in lagu gaarsiiyay…
Ciyaartii ugu xasaamadda badneyd oo la iran karo waxay Boqiradii Ciyaaraha Koobka Gobollada Puntland,ayaa ku dhexmartay Garoonka Cawaale Mudug iyo…