Xildhibaanad Marwa Cabdi Bashiir,ayaa ka hadashay guuldarradii ay kala kulantay tartankii Madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka. Xildhibaan Marwa Cabdi Bashiir,ayaa beenisay hadal…
Browsing: Somalia
Raiisel wasaarihii hore ee Ingiriiska Boris Johnson,ayaa la siiyey shaqo saxafinimo. Waxa shaqaaleysiiyay talefishin lagu magacaabo GB News. Johnson wuxuu…
Muuqaalka ay sii daayeen Ciidamada Difaaca Israa’iil,ayaa muujinaya daraasiin Taangiyo ah iyo Gaadiid dagaal oo Israa’iil ah oo ku sugan…
Kubbad in aan wada ciyaarno iskadaaye Xamar xataa Dowladnimo masii wada wadaagi doono,waxaa la joogaa wakhtigii Somalidu ahaan lahayd Deris.…
Garoowe, October 28, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee…
Deeq Midowga Yurub uqeybisay dhowr Dal oo Afrikaan ah,ayaa Somaliya ka heshay 89.5 Million Euro. Deeqdan,ayaa loo isticmaalayaa arrimo ay…
Afar Su’aalood,ayaa MW Deni usoo dhiibay xurmadle Boqor Burhaan markii ay kulmeen. Su’aalahaas,waxay ku socdeen Madasha Mucaaradka,waxayna kala ahaayeen… 1.…
Xildhibaan Marwo Bashiir,ayaa kaalinta Afraad ka gashay tartankii Madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka,iyadoo heshay codod dhan 11 halka Haweenayda xilka ku guulaysatay…
Reer Mudug miyay Xisaabtu ka khaldan tahay? 1.20 ka mid ah Argagixisadii ku layn jirtay Gaalkacyo haldoorkii Bulshada oo Duhur…
Garoowe: 26 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiirka Amniga iyo…
Madaxweynaha,ayaa faray dhamaan Golaha Wasiirada Dowlada Puntland Qodobada…. Mashaariicda horumarinta ee laga fuliyo Puntland,waa in la waafijiyo siyaasadda Dowladda, Qorshaha…
Madaxweynaha Somaliya,ayaa booqasho uga bilaabatay Qaarada Yurub,gaar ahaan Brusels iyo London. Booqashada Madaxweynaha,ayaa ku salaysan heshiisyo uu lasoo galayo Midiwga…
Garoowe: 25 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah la yeeshay Wafdi Isimada…
MW Deni waa ku amaanan yahay in uu qaatay doorkiisa ilaalinta Dastuurka iyo dheelitirka awooda Dowladnimo ee Somaliya oo PL…
Guud ahaan khudbadiisu,waa mid masiiriya marka lagu eego Indho Wadaniyadeed oo meel layska dhigo Mucaaradnimo iyo Muxaafadnimo. “PL waxay qayb…
Khudbada Madaxweyne Deni ee uu kaga hadlay arimo muhiim ah oo kala ah…. 1.Midnimada Bulshada. 2.Doorashooyinka. 3.Sool iyo SNM. 4.Doorka…
Xalay,waxaa la kulmay MW Deni Isimada Garowe ku Shirsan,waxayna kala hadleen in uu joojiyo Doorashada,waase ku Gacansayray oo waxuu ugu…
Garoowe: 25 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 53-Aad ee Golaha Wakiillada Dowladda…
Garoowe: 24 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee 24-ta…
Mareykanka,ayaa Israa’iil kula talinaya inay joojiso qorshaheeda duullaanka dhinaca dhulka ah ee ay ku hanjabtay in ay ku galeyso magaalada…
Deni,waa ka go’an tahay in uu ku diriro Kursiga. 1400-Askari oo iskugu jira qaybo kala duwan oo Ciidanka ah,ayuu Garowe…
Xurmadle Boqor Burhaan imaanshaha Garowe,waxay isaga utahay Guul,sababtoo ah,waxuu si fudud u xaqiijiyay Gudoonkiisii Dhaqanka Puntland. In isagoo la fadhiya…
Ragga haatan ah Mucaaradka marka laga soo tago Xisbiyada Sharciyaysan,waxaa ugu hilsan oo Deni waxuun yeeli kara Aaran iyo Ilmo…
Madasha Mucaaradku,waxay soo saartay War ay uga jawaabtay khariirada ay soo saareen Gudiga Doorashada. Halkan ka akhriso:-
Guddiga Doorashooyinka Puntland,ayaa caawa soo saaray go’aanka Guddiga ee Jadwalka Qabashada Doorashadą Golaha-Wakiilladda iyo Madaxtooyada. 𝖷𝖺𝖿𝗂𝗂𝗌𝗄𝖺 𝖶𝖺𝗋𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖦𝗎𝖽𝖽𝗂𝗀𝖺 𝖣𝗈𝗈𝗋𝖺𝗌𝗁𝗈𝗈𝗒𝗂𝗇𝗄𝖺…
Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta Xarunta Dhexe ee 𝐏𝐄𝐂 kulan kula yeeshay 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒚𝒂𝒅𝒂 𝑺𝒊𝒚𝒂𝒂𝒔𝒂𝒅𝒅𝒂 Dowladda Puntland, Kulankan ayaa Guddigu xisbiyada…
Garowe: 23 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 45 ee 23-ka…
Buurtinle, October 23, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa dhisay Golaha…
Milateriga Israa’iil,ayaa sheegay in mid ka mid ah Taangiyadooda dagaalka uu si lama filaan ah u duqeeyay Saldhig Masar ay…
Meesha wax ka dhaceen,waa Kaam Qaxooti oo Magaalada udhow oo ay degan yihiin Bulshada Jareerweyne. Wiilka la dilay,waxuu kasoo jeedaa…
Warbaahinta Dowladda Siiriya,ayaa warisay in ciidamada Israa’iil ay diyaaradohoodu duqeeyeen garoomada caalamiga ah ee ku yaalla caasimadda Dimishiq iyo magaalada…
Duqeymihii Xalay ee Marinka Qasa,waxaa ku naf waayay ugu yaraan 80-Qof,iyadoo lagu burburiyay 30-Guri, sida ay warisay AFP. In ka…
Ciidamada Israa’iil weli waxay si joogta ah ugaraacayaan Magaalada Qasa Todobaadkii Labaad. Maanta,waxay dileen Ciidamada Israa’iil 12-Falastiiniyiin ah,waxayna tirada guud…
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo ka hadlay fadhiga Golaha amaanka,ayaa sheegtay in loo baahan yahay Puntland iyo Dowlada…
Waa arrin muhiim u ah amniga Qaranka ee Mareykanka in Israa’iil iyo Ukraine ay ku guuleystaan dagaalladooda,sidaas waxaa sheegey Madaxweyne…
Xoghayaha arimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken,ayaa ka hadlay ka qayb qaadashadii Dowlada Qadar ee sii daynta Labadii Maxbuus ee…
Dowladda Israa’iil,ayaa Muwaadiniinteeda ku sugan Masar iyo Urdun u sheegtay in ay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan. Bayaan ka…
Warka kasoo baxay Qaramada Midoobey ee ku aadan Qabyo tirka Dastuurka Kmg ah ee Fadaraalka,waxuu dharbaaxo ku yahay qorshaha MW…
Wax cusub kuma jiraan warka kasoo baxay Dowlada Qaran ee Fadaraaliga ah ee ku saabsan SSC. Sadex Qodob,ayaa looga gol…
Warka uu akhriyay Wasiirka Arimaha Gudaha Fadaraalka,waxa uu waafaqsan yahay warkii ay horay ujeedisay Dowlada Puntland,kaasoo ahaa… “Dowlada Fadaraalku,waxay taageeraysaa…
Garoowe: 19 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi…
Biden,ayaa ka laabtay Israa’iil,waxa uuna kulan la qaatay Raysal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo Golihiisa Wasiirada iyo Qoysas intii uu…
Codayn dhacday maalinimaddii Arbacada ayuu helay 199 mudane oo ka mida 433 xildhibaan ee joogay golaha, waxaana ka soo horjeestay…
Magaalada qadiimiga ah ee Qudus, waa mid ka mid ah goobaha loogu booqashada badan yahay caalamka, hase ahaatee tan iyo…
Madaxweyne Xasan,waxuu qorshaynayaa in uu ubareero baalmarka Sharciga Wadanka udegsan . Dastuurka,ayuu rabaa in uu wax ka badal aan waafaqsanayn…
Taliska Guud ee Booliska Puntland,waxaa ka maqan Miisaaniyad gaaraysa $80-kun,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil sare. Halka Taliska Qaybta Bari ay…
Imaanshaha Wasiirka Gaashaandhiga Kenya ee Muqdisho,waa mid caadiya oo wada shaqayneed. Kenya,waxaa ka jooga Somaliya Laba Ciidan oo midna qayb…
Laftagareen lama gaadi karo oo waa digtoon yahay. Waxuu og yahay in la diyaariyay Ciidamadii la qorshaystay in lagu inqilaabo.…
Laab isa saarida Biden iyo Natanyahu xili Caalamku la murugoonayo Gantaalkii ku habsaday Isbitaalka Qasa,waxay dirtay fariin oranaysa….. “Yuhuuda qanacsanaanteeda,waa…
Madaxweynaha Maraykanka,ayaa gaaray Israa’iil,waxaana kusoo dhaweeyay Ra’isalwasaare Netanyahu. Laab isa saarida Labada hogaamiye iyo muujinta in Maraykanku si kal iyo…
Ciidamada Israa’iil,ayaa beeniyey in ay khaladka leeyihiin, iyaga oo ku dooday in Gantaal habow ah oo ay soo rideen kooxda…
Biden oo markii hore ay uqorshaysnayd in uu safar ku tago dalka Urdun si uu ula kulmo qaar ka mida…
Qarax xooggan,ayaa Xalay oo Talaado ahayd wuxuu ku dhacay Isbitaalka Qasa oo ay jiifeen Dhaawacyo iyo Bukaano Shacab oo fara…
Garoowe : 18 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta cusub ee…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa Arbacada booqan doona Israa’iil, sida uu ku warramay Xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken, oo kulamo is-daba…
Kooxda is huwan Damjadiid +Daljir ee Villa Somaliya fadhida xiligan,waxay qorshaysteen intaan la gaarin 2026 Sadex Qodob oo kala ah……
Ciidanka Eretereya kasoo laabtay,waxaa lagu sheegay 3400-Askari. Kala bar,waa Ciidankii Dowladii Farmaajo udirtay Eretereya,waana kuwa loo diray Bil nasasho ah…
Itoobiya waxay Madaxweyne Deni ka codsatay in Dekeda Garacad Saami laga siiyo oo ay Wadadana dhisto. Dekeda Garacad in Saamigeeda…
Waa muhiim Shirkan Xisbiyada Sharciyaysan ee Mucaaradka Puntland ay ku qabsanayaan Garowe 17-20 Bishan. Maantoo kale,waxaa loo baahan yahay aragti…
The US envoys doubled down on equating Hamas to ISIL (ISIS) to emphasise the brutality of the October 7 attack…