Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee Gobolka Mudug oo lasoo afjaray
    Puntland

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee Gobolka Mudug oo lasoo afjaray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 27, 2025Updated:September 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn Islaan Bashiir Islaan Cabdille,ayaa soo afjaray khilaafkii Ceelka Qabooley ee Jifooyinka Walaalaha ah MC & RM ee Beesha CM.

    Isfahanka dhacay,waa in si buuxda layskugu raacay qodida Ceelka Qabooley oo jifida MC ay gaar uqodonaysay,waxaana udhagaxdhigay Islaanka.

    Amniga Gobolka,midnimada Bulshada iyo wada noolaanshaha guud,ayuu khilaafkan khatar ku ahaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Akhriso: Golaha Mustaqbalka oo ka digay colaada Xassan Shiikh ka hurinayo Gaalkacyo

    August 4, 2026

    Puntland “Xassan Shiikh colaad buu ka hurinayo Gobolka Mudug”

    August 4, 2026

    Hub laga dajiyay Koonfur Gaalkacyo oo la qabsaday.

    August 4, 2026
    Latest Posts

    Akhriso: Golaha Mustaqbalka oo ka digay colaada Xassan Shiikh ka hurinayo Gaalkacyo

    Puntland “Xassan Shiikh colaad buu ka hurinayo Gobolka Mudug”

    Hub laga dajiyay Koonfur Gaalkacyo oo la qabsaday.

    Ciidan kasoo goostay xerada ilma Diyaano ee Boosaaso, oo isku dhiibay Dowladda Puntland

    GAALKACYO: Ciidanka Puntland oo lagu amray soo qabashada Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadkiisa

    Jubbaland oo shaacisay xogta kulankii Waftiga Sare ee Mareykanka

    Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay Aaska AUN Muuse Diibeeye

    Somaliland “Israa’iil waa quwad weyn, mana jiri doonto cid nagu soo degdegta”

    Akhriso: 7 Qodob oo ku duugan heshiiska Puntland iyo Mareykanka

    Akhriso: Ciidanka Puntland oo Amar culus la dul-dhigtay, loona digay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.