Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada amaanka Puntland oo Bosaso ku fashiliyay Qarax
    Somalia

    Ciidamada amaanka Puntland oo Bosaso ku fashiliyay Qarax

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 14, 2024Updated:February 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada kala duwan ee amaanka Puntland hawlgal durba guulo laga gaaray ayay ka wadaan Caasimada Ganacsiga Puntland ee Bosaso.

    Todobaadyo Qaraxyo iyo Dilal ay Nabaddiidku ka fuliyeen Bosaso,waxay Dowladu ka dhaqaajisay Cutubyo kala duwan oo ku amaanka ah.

    1.PSF
    2.PMPF
    3.Boolis
    4.Pisa

    Ciidamadu hawlgallada socda,waxay Gacanta ku dhigeen Qarax khatartiisa leh hadii la qarxin lahaa.

    Taliska Booliska Bari,ayaa ah ubucda hogaaminta Ciidamadan wada hawlgalaya.

    Booliska Puntland kaligiis,waa ku filnaan waayay sugida amniga sida muuqata haatan,waxaana xoojinaya Ciidamo xoojin ah oo lagu daray.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Ciidamada kala duwan ee amaanka hawlgal durba guulo laga gaaray ayay ka wadaan Caasimada Ganacsiga PL ee Bosaso.

    Todobaadyo Qaraxyo iyo Dilal ay Nabaddiidku ka fuliyeen Bosaso,waxay Dowladu ka dhaqaajisay Cutubyo kala duwan oo ku amaanka ah.

    1.PSF
    2.PMPF
    3.Boolis
    4.Pisa

    JQ. pic.twitter.com/bli44jF45W

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 14, 2024

     

    Sidoo kale Qaraxa Bosaso ay ku qabteen Ciidamada amaanka,ayaa lagu qarxiyay goob amaan ah.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Hawlgallada lagu xoojinayo amniga Bosaso,waxay Ciidamadu ku qabteen Qarax. pic.twitter.com/QJfwlquuAy

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 14, 2024

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.