Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada Booliska oo saddex nin oo Burcad ka soo qabtay Degmada Warta Nabadda
    Somalia

    Ciidamada Booliska oo saddex nin oo Burcad ka soo qabtay Degmada Warta Nabadda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kadib markii xalay hawlgal ammaanka ku saabsan Ciidamada Booliska ay ka sameeyeen Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqidsho, ayaa waxa ay ku soo qabteen shaqsiyaad lagu eedeynaayo inay yihin rag Burcad ah oo Degmada Warta Nabadda iyo Degmada Yaaqshiid dadka ku dhici jiray.

    Raggaan oo hubaysan ayaa la sheegay mid ka mid ah inu isku dayay baxsasho balse Ciidamada Booliska Saldhiga Degmada Warta Nabadda ay soo qabteen.

    Taliye Ku xigeenka Ciidanka Booiska Somaliya Zakia Xuseen ayaa sheegtay Ciidamada inay si wanaagsan ugu guuleysteen hawlgalkaasi kadib xog ay ka heleen shacabka.

    โ€œCiidanka Booliska oo hawlgal ka fuliyay degmada Warta Nabadda kadib markii ay warbixin ka heleen shacabka degmada ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan 3 burcad oo hubaysan oo shacabka ku dhici jiray degmooyinka Warta Nabadda iyo Yaqshiid halka mid kale isku dayay inuu baxsado. Israsaaseyn kadib ciidanka ayaa gacanta ku soo dhigay burcadkaas.โ€ ayeey tiri Zakia.

    Ciidamada Booliska ayaa todobaadkaan Xaafadda Cirtoogte ee Degmada Hodan ku dilay nin Burcad ahaay oo dadka halkaasi ku dhici jiray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.