Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada Ilaalada Qaranka Maraykanka oo la tacaalaya Banaanbaxayaasha
    Somalia

    Ciidamada Ilaalada Qaranka Maraykanka oo la tacaalaya Banaanbaxayaasha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mudahaarad rabshado wata oo looga soo horjeeda siyaasadda Madaxweyne Donald Trump,ayaa Maalintii 3-aadka socda Magaalada Los Angels ee Gobolka California.

    Mudaharaadkan looga soo lagu diidan yahay amar ka soo fulay Madaxweyne Trump, kaas oo Ciidamada laanta socdaalka iyo furdooyinka Mareykanka ee loo yaqaan ICE lagu faray in ay galaan magaalooyin u kal nugul dadka soogalootiga ah oo Los Angels ka mid tahay.

    Rabshadaha,ayaa la sheegaya in ay billowdeen markii Ciidamada ICE ay ku qamaameen goobo shaqo iyo Guryo lagu tuhmayey in ay ku dhuumanayeen dadka aan diiwaanka dowladda ku jirin.

    Dadweyne ka careysan tillaabooyinka lagu beegsanayo dadka shisheeyaha ah oo badankoodu ka soo jeeda Maxico, ayaa durba billaabay tuuryo iyo gacan ka hadal.

    Tillaabadan,ayaa kallifyay in Madaxweyne Trump uu u yeero Labo Kun oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Qaranka si uu ugu maquuniyo dadka isku gudbey raafka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.