Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada Israa’iil oo qabsaday Xarumo muhiim u ahaa Xamaas.
    Somalia

    Ciidamada Israa’iil oo qabsaday Xarumo muhiim u ahaa Xamaas.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xarumaha muhiimka ah ee ay qabsadeen Ciidamada Israa’iliyiinta,ayaa kala ah…..

    1.Baarlamaankii Xamaas.
    2.Xarumihii Maamulka iyo Hoygii Gudoomiyaha Xamaas.
    3.Xarumihii Booliska Xamaas.

    Ciidamada Israa’iil waxay kaloo qabsadeen dhismaha Kulliyadda Injineeriya ee Jaamacadda Qasa oo ahayd Machad usoo saara una horumariya Hubka iyo waliba Xarun Xamaas oo leh Saldhig tababar,Qayb talis ah,Qayb Xabsi oo leh Qolal wax lagu baaro laguna Xiro.

    Sidoo kale Isbitaallada Al Shifa iyo Al Qudus oo Xamaas Qaybahooda hoose ay u isticmaali jireen gudbinta Hubka,Ciidan iyo Talisyo kmg ah oo hogaamineed ayay Ciidamada Israa’iil la wareegeen.

     

    Xigasho: Times of Israel.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.