Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada Israa’iil oo weerar ku ekeeyay Caasimada Lubnaan
    Somalia

    Ciidamada Israa’iil oo weerar ku ekeeyay Caasimada Lubnaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Israa’iil ayaa dhowr duqeymo cirka ah ku qaadday xaafadaha koonfureed ee Beyruut gelinkii dambe ee Khamiistii shalay, waana markii afraad tan iyo markii xabbad-joojin looga dhawaaqay Lubnaan iyo Israa’iil bishii November ee la soo dhaafay.

    Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ay aqoonsadeen cutub ka tirsan ururka Xisbullah oo soo saara kumannaan diyaaradood oo aan duuliye lahayn, kuwaas oo maalgelin ka helaya Iran, sida lagu sheegay bayaan.

    Duqeymahan oo dhacay bilaabashada Ciidul Adxaa ayaa waxaa ka horeeyay digniino ay Israa’iil u jeedisay dhowr magaalo oo ku yaalla duleedka koonfureed ee Beyruut.

    Afhayeenka Milatariga Israa’iil Avichay Adraee ayaa ugu baaqay dadka deggan xaafadaha Hadath, Haret Hreik, iyo Burj al-Barajneh in ay ka guuraan guryahooda oo ay ugu yaraan 300 mitir ka fogaadaan dhismayaasha la beegsaday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    September 24, 2025

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Galkacyo oo la magacaabay

    Waynaynta Maalinta Nabada oo Puntland laga….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.