Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada Jubaland oo weeraray fariisimo Alshabaab
    Somalia

    Ciidamada Jubaland oo weeraray fariisimo Alshabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cutub Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa maanta ka baxay magaalada Kismaayo oo ku sii jeeday magaalada Dhoobley ee isla gobolka Jubbada hoose ayaa dagaal adag la galey maleeshiyaadka Alshabaab oo ku dhuumaaleysanayey duleedka deegaanka Qooqaani oo 150KM u jirta magaalada Kismaayo.

    Dagaalka oo lagu jabiyey aragagixisada ayaa lagaga diley 8 kamid ah maleeshiyaadka ay marin habaabiyeen halka ciidamada Jubbaland ay ka shashiidey laba askari oo ku nafwaayey gaari miino la kacdey intii ay dagaalka ku jireen halka 2 kalena ay ku dhaawacantey dagaalkaas kadib ciidamada ayaa gaarey deegaanka Qooqaani.

    Guud ahana deegaanada Jubbaland waxaa maalmihii ugu danbeeyey ka socdey dhaqdhaqaaqyo ciidan oo nabadiidka lagaga xoreynayo deegaanada ay haraadiga ku yihiin ee Jubbaland sidoo kalana la iskugu furayo deegaanada xorta ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.