Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada Turkiga oo bilaabay in ay u dhaqaaqaan dhanka dalka Libya.
    Somalia

    Ciidamada Turkiga oo bilaabay in ay u dhaqaaqaan dhanka dalka Libya.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ciidamadiisu ay bilaabeen in ay u dhaqaaqaan dhanka dalka Libya kadib markii Baarlamaanka dalkiisa ay meel mariyeen mooshin ciidamado loogu dirayo Libya.

    Erdogan, ayaa ujeedka ciidamada ku sheegay in ay tahay sidii dowladda Qaramada Midoobe ay taageerto ay kaga caawin lahayd soo celinta xasiloonida.

    Dowladda Libya ayaa dagaal adag kala kulmeesa xoogaga daacada u ah General Khaliifa Xaftar, kaas oo fadhigiisu yahay bariga dalkaasi.

    General Xaftar ayaa taageero ka heesto dowladaha Masar, Imaaraatka iyo Sucuudga halka dowlada Tripoli’na ay taageero ka heesato dowladaha Qatar iyo Turkiga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.