Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamadii Eretereya Ee kala firdhay oo Puntland ku ururisay Bosaso
    Somalia

    Ciidamadii Eretereya Ee kala firdhay oo Puntland ku ururisay Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saxaafada qoraysa,waxaa gadooday Ciidamadii Eretereya lagu soo tababaray ee Bosaso lagu ururshay,waa mid aan xoghayn.

    Ku dhawaad 300-Askari oo ka mid ah Ciidamadii Eretereya ee Xasan Shiikh kala cayriyay,ayay PL isku soo ururisay,iyadoo Diyaarado uga soo daabushay guud ahaan Deegaamada Somalida ee ay ku kala firdheen.

    Haatan,waa lakala hufayaa oo waxaa lakala saarayaa Saraakiisha iyo Askarta,kadibna,waxaa si rasmi ah loogu diiwaangelinayaa Ciidamada.

    Sida wararka aan ku helayo Saldhiga Xaafuun ee Imaaraadku maalgelinayo,ayaa la dajinayaa Ciidamadaas ka yimid Eretereya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.