Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamadii Mudug ka gurmaday oo Caawa isku hor fadhiya duleedka Laascaanood
    Somalia

    Ciidamadii Mudug ka gurmaday oo Caawa isku hor fadhiya duleedka Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    53-Gaadiidka dagaalka ah iyo ku dhawaad 700 oo Nin,Ciidan ka kooban oo ay hormuud uyihiin reer Mudug,ayaa Caawa kala dhex fariistay Laba Ciidan oo Somaliland ah oo fadhiyay duleedka Laascaanood.

    Ciidankaas,waxuu kala jaray Gurmadkii,Saadkii iyo daabulidii dhaawaca Ciidanka Somaliland.

    Ciidamadan oo kasoo dhaqaaqay Mudug Xalay,ayaa waxaa soo raacay dhamaan Ciidamadii Beelaha kale ee fadhiyay Tukaraq Marka Jimcaale laga reebo.

    Saacad walba ayay bilaaban kartaa Xabadu,waxaana la filayaa in uu noqdo dagaalku kii ugu adkaa oo ay toos isku wajahaan Laba Ciidan oo diyaarsan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.