Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamo kamid ah komaandooska Puntland oo tababar loo furay (VIDEO)
    Somalia

    Ciidamo kamid ah komaandooska Puntland oo tababar loo furay (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland ayaa tababar uga furtay Xerada Ciidamada 54-raad, Ciidamada gaarka ah ee komaandooska Puntland, waxaana goojoog ahaa Taliyaha Ciidanka Daraawiish-ta Puntland, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiirka amniga Dowladda Puntland.

    Ciidanka Daraawiish-ta Puntland ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay, waxaa ku socda Diiwaan-gelin iyo dib u habeyn, waana dufcadii labaad ee tababar loo furay bilihii ugu dambeeyay, iyadoona Ciidamadan Kumaandooska ah la barayo casharo ay ka midyihiin;

    1 Wadaniyada
    2 Jirdhis
    3 Xeeladaha daagaalka
    3 adeegsiga Isgaarissinta
    4 barashada Aqoonta hubka
    5 Garagaarka degdega iyo casharo kale oo la xiriira dhanka Ciidamad

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.