Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidan xoog leh oo gaaray Gaalkacyo
    Somalia

    Ciidan xoog leh oo gaaray Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 20, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gaalkacyo waxay Dowladu ku daabushay Ciidan iskugu jira sirdoon iyo kuwa muuqda oo fara badan.

    Sida ay ii xaqiijiyeen Ciidamadan oo ay kala hogaaminayaan Talyayaasha cusub ee sirdoonka iyo Booliska,ayaa habeen hore gaaray Magaalada.

    Sida qorshuhu yahay maalmaha soo socda waxay bilaabi doonaan hawlgal xoog leh oo lagu xaqiijinayo amaanka.

    Reer Gaalkacyood waxaa laga rabaa in ay si rasmi ah ula shaqeeyaan maamulka iyo laamaha amaanka.

    Gaar ahaan ganacsatada,Odoyaasha,Culumada iyo Dhalinyaradu waa in ay doorkooda qaataan.

    Shirkadaha Isgaarsiinta,Biyaha iyo Korontada waa in ay si dhow ula fududeeyaan laamaha amaanka hawlgaladooda.

    Dowladu waa looga mahad celinayaa ka jawaabista cabashadii shacabka ee ku aadanayd amaanka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.