Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Ahlu-sunna oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada Dhuusa-mareeb
    Somalia

    Ciidanka Ahlu-sunna oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada Dhuusa-mareeb

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Ururka Ahlu-sunna ayaa dhaqdhaqaaqyo ka wada saacadihii ugu dambeeyay Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug iyo degaano kale oo kooxdu ay gacanta ku heyso, kuwaas oo ay dooneyso inay uga baxdo heshiis ay dhowaan la gashay Raโ€™iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

    Ciidamadan oo aad u hubeysan oo la sheegay inay kamid yihiin Ciidankii dhowaan la isku dhafay, ayaa lagu arkayaa xaafadaha Dhuusamareeb, waxaana dadka deegaanka ay walaac ka muujiyeen dhaq dhaqaaqan cusub inuu dhaliyo isku dhac hubeysan horseedo xaalad adag.

    Wararka ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaqyada cusub ee Ahlusuna ka wado Dhuusamareeb uu la xiriiro, sidii ay dib ula wareegi lahaayeen amniga guud ee magaalada iyo garoonka diyaaradaha.

    Amniga Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ayaa waxaa dhowaan lagu wareejiyay Ciidamada Danab ee ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed, sidoo kale dowladda Federaalka ayaa todobaadkii hore ku dhawaaqday in masโ€™uuliyadda amniga garoonka ay la wareegtay dowladda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.