Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka AMISOM oo dad Shacab ah ku dilay Sh/dhexe.
    Somalia

    Ciidanka AMISOM oo dad Shacab ah ku dilay Sh/dhexe.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada AMISOM ayaa Labo Ruux oo beeralay ah ku dishay, labo kalena ku dhaawacay degaanka Buurane oo ka tirsan degmada Mahaday ee Gobalka Shabellaha Dhexe.

    Ciidamo AMISOM ah ayaa howlgal miino baaris ah waxa ay ka wadeen wadada laamiga ah ee deegaanka Buurane dhex marta.

    “Hal miino ayay qarxiyeen balse miino kale ayaa ku qaraxday mid ka mid ah gaadiidka ciidamada AMISOM,waxayna ciidamadu gudaha u galeen guryo ay degenaayeen dad beeralay ah waxayna dileen labo ruux oo beeralay ah sidoo kalana waxa ay dhaawaceen labo kale,”ayuu yiri mid kamid ah dadka degen deegaanka Buurane.

    Lama oga qasaaraha ka soo gaaray ciidamada AMISOM qaraxa lala eegtay.

    Wararka waxa kale oo ay sheegayaan in ciidamada AMISOM ay diideen in dadka dhaawaca ah loo qaado isbitaal si loo daweeyo.

    Ciidamada AMISOM ee ku sugan deegaanka Buurane ayaa hore miinooyin dhulka lagu aasay ay kula qaraxday gaadiidka ay isticmaalaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.