Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka amniga Puntland oo howlgallo culus ka wada Gaalkacyo
    Somalia

    Ciidanka amniga Puntland oo howlgallo culus ka wada Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka amniga Dowladda Puntland ayaa saaka howlgallo culus ka wada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, iyagoona baaraya qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada.

    Howlgalka Ciidanka amniga Puntland ayaa yimid kaddib markii Magaalada Gaalkacyo xalay lagu dilay Taliyihii Nabad-sugida iyo Sirdoonka Gobalka Mudug ee Puntland Col. Xaashi Aaden Cilmi.

    Ciidanka Puntland ayaa howlgalkooda oo ay ku goobayaan kooxihii ka dambeeyay dilka Taliyaha, waxaana ay ku bartilmaameedsanaya Goobo la tuhunsan yahay inay saldhig u yihiin Kooxaha ammaan-darada ka wada Magaalada Gaalkacyo.

    Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyadda Col. Xaashi Aaden Cilmi, iyadoona War kasoo baxay Kooxda lagu sheegay in kooxdii dilka fulisay ay ka ka baxsadeen goobta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.