Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Burundi oo qeybta ugu badan ka helaya Lacag Trump ugu deeqay AMISOM (Warbixin)
    Somalia

    Ciidanka Burundi oo qeybta ugu badan ka helaya Lacag Trump ugu deeqay AMISOM (Warbixin)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Burundi ee ku jira Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa noqday qeybta ugu badan ee ka faa’idi doonta lacag farabadan oo uu Donald Trump u qoondeeyay Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala Soomaaliya.

    Wargeyska Indian Newsletter, ayaa sheegay in Ciidamada Burundi ay heli doonaan $25Milyan oo doollarka Mareykanka ah.

    Waxaa sidoo kale lacaga Trump u qoondeeyay AMISOM sanadkan ka faa’idaya dalka Uganda oo isna Ciidankiisa Soomaaliya jooga aysan mushaar qaadan tan iyo January 2019ka.

    Sida Wargeysku sheegay lacagaha kale ee Trump ugu deeqay Midowga Afrika waxaa lagu bixin doonaa halka uu Trump doorto waxaana ka mid ah Howlgalka Saxaraha galbeed ee loo soo gaabiyo G5.

    Midowga Yurub ayaa sanadkii 2016kii jaray 20% Dhaqaalihii ay ku bixin jireen howlgalka AMISOM ee Soomaaliya taas oo caqabad ku noqotay howlaha AMISOM ee Soomaaliya.

    Sanadkii hore Midowga Afrika ayaa Soomaaliya gaar ahaanna Degaanada Maamulka Hirshabeelle ka saaray 1,000 Askari oo ka mid ahaa Ciidanka Burundi ee Shabeellaha dhexe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.