Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Ciraaq oo laayay dad dibad-bax dalkaasi ka dhigay
    Somalia

    Ciidanka Ciraaq oo laayay dad dibad-bax dalkaasi ka dhigay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka amaanka Ciraaq ayaa saacadihii hore ee saaka raasaas ku furay dad dibad-bax Dowladda looga soo horjeedo  ka dhigayay magaaladda barakeysan ee Karbala waxaana dhintay ugu yaraan 14 qof halka ay boqolaal kalena dhaawacmeen.

    Dibad-baxyadda dib usoo cusboonaaday ee dalka Ciraaq ka socda waxaa looga oo horjeedaa musuq-maasuqa, shaqa la’aanta iyo adeegyadda dadweynaha oo liita.

    Wadar dhan 250 qof ayaa ku dhintay mudada bisha ah ee mudaharaadyadu ka socdaan magaaladda Caasimadda ah ee Baqdaad iyo magaalooyin kale oo dhowr ah.

    Magaaladda Karbala waxay Ciidanku rasaaseeyeen dad ilaa iyo xalay banaabaxayay. Ila caafimaadka ee magaaladda waxay sheegeen in ay dhaawacmeen 865 qof.

    Majiro war kasoo baxay hey’adaha Dowladda oo ku saabsan waxyeeladd ciidanka lagu eedeeyay in ay u geysteen dadka Rayidka ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.