Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Danab oo dagaalka LC ku tilmaamay mid Beeleed
    Somalia

    Ciidanka Danab oo dagaalka LC ku tilmaamay mid Beeleed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Danab waxay beeniyeen wararka sheegaya in Sarkaal ka tirsanaa uu ka dagaal galay Laascaanood.

    “Maxamuud Sulaymaan horay,ayuu ugaga tagey Ciidanka Danab arimo shaqsi awgood”Ayuu yiri Talyaha Ciidamada Danab.

    “Anagoo ka faa’idaysanayna warkan,waxaan cadaynaynaa in Ciidanka Danab ee ka tirsan Xooga Dalka ay mudnaantooda koobaad ay tahay la dagaallanka argagixisada ee gudaha Somaliya”.

    “We would like to take this opportunity to make a clear statement regarding recent media reports. The primary objective of the Danab Unit within the Somali National Army is to fight against terrorist organizations within Somalia.”.

    Dagaalka LC ayay warbixinta kasoo baxday Axmed Beeryare Talyaha Danab,waxay ku tilmaantay si dadban dagasl Beeleed ama Qabiil.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.