Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka DANAB oo la wareegay Degaanka Tooratoorow, qabtayna qaadigii Al-Shabaab (Sawirro)
    Somalia

    Ciidanka DANAB oo la wareegay Degaanka Tooratoorow, qabtayna qaadigii Al-Shabaab (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DANAB), ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegay gacan ku heynta degaanka Tooratoorow oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose.

    Ciidanka DANAB ayaa gudaha u galay degaanka Tooratoorow, iyagoona gacanta ku dhigay qaadigii ugu Weynaa ee Maxkamadda Ururka Al-Shabaab uu ku lahaa Degaankaas, sida ay warisay warbaahinta Dowladda oo xiganaysa saraakiisha Ciidanka la wareegay  Tooratoorow.

    Ninka ay qabteenka Ciidanku oo aan weli lasoo bandhigin Sawirkiisa iyo magaciisa, ayaa saraakiishu sheegeen inay saacadaha soo socda la wadaagi doonaan Saxaafadda Ninka iyo faah-faahin ku aadan qabsashada Degaanka Tooratoorow.

    Sidoo kale, Ciidanka DANAB ee uu tababaro Mareykanka ayaa howlgallo baaritaan ah ka wada Degaanka Tooratoorow ee Gobalka Shabeelaha Hoose, iyagoona sidoo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Shacabka degaankaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.