Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Jubbaland oo dilay xubno katirsan Al-Shabaab.
    Somalia

    Ciidanka Jubbaland oo dilay xubno katirsan Al-Shabaab.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 15, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Amniga ee Dowladda goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Gobalada Gedo iyo Jubada hoose, ku dilay Afar xubnood oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab, sida uu sheegay Af-hayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland Cabdi Nuur Ibraahim Xuseen.

    Af-hayeenka Wasaaradda amniga Jubbaland oo Saxaafadda kula hadlayay Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in howlgalladaas ay sidoo kale Ciidamada Jubbaland kusoo qabteen maleeshiyaad katirsanaa Kooxda Al-Shabaab iyo saanad Milateri oo ay laheyd Al-Shabaab.

    howlgaladan oo ka dhacay deegaannada Cabdala Biroole, Yaaq Bishaaro iyo deegaano kale oo hoostaga degmada Jamaame, ayaa uu sheegay Af-hayeenku in guulo muhiim laga gaaray, isagoona intaas ku daray Ciidanka Jubbaland ay sii wadi doonaan howlgaladan oo ah kuwo lagaga hor-tagayo falalka lidiga ku ah Amniga, laguna xoreynayo degaanada ay Kooxda Al-Shabaab ay kaga sugan tahay Jubbaland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.