Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Nabad-sugida Jubbaland oo howlgallo ka fuliyay Gobalka Gedo (Sawirro)
    Somalia

    Ciidanka Nabad-sugida Jubbaland oo howlgallo ka fuliyay Gobalka Gedo (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Ciidanka Nabad-Sugida Iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubaland Ee Gobolka Gedo ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka  sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.

    Howlgalka ayaa waxaa sigaar ah Ciidamadu uga fuliyeen deegaano hoostaga degmmooyinka Garbahaareey iyo Baardheere,waxaana la sheegay in Ciidamadu ay la wareegeen deegaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

    Taliyaha Hay’ada Nabad-Sugida Iyo sirdoonka Dowlada Goboleedka Jubaland Ee Gobolka Gedo Cali Abshir Deer ayaa sheegay in deegaanadii ay la waregeen Bulshada ku nool ay u soo gudbiyeen dhibaatooyin dhowr ah oo ay kala kulmeen Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay,hayeeshee ma sheegin waxyaabo ay kusoo qabteen howlgalkaas.

    Taliye Deer ayaa intaas Ku daray in dhawaan ay soo afjari doonaan Xubnaha Al-Shabaab ee ku sugan degaannada kala duwan ee Gobolka Gedo,waxaana Shacabka Reer Miyiga ah ee ku nool Gobolkaas uu ka dalbaday Ciidamada inay kala Shaqeeyaan sugida Amniga iyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    June 24, 2025

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    June 23, 2025

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    June 23, 2025
    Latest Posts

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    What we know about Iran’s attack on US base in Qatar

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.