Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Xoogga dalka oo xaliyay xiisad u dhaxeysay laba Beelood (Sawirro)
    Somalia

    Ciidanka Xoogga dalka oo xaliyay xiisad u dhaxeysay laba Beelood (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 3, 2019Updated:July 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 21aad ee howlgelinta oo uu hoggaamiyo Gaashaanle Dhexe  Cabduqadir Maxamed (Gasaawe) oo maalmo kohor gaarey deegaanka dhagtuur ayaa xaliyey xiisad ka dhex jirtay beelo deegaanka wada degan taas oo salka ku heysay baraago deegaanka laga qoday oo mid ka mid ah beelaha halkaa dagan ay ka biyo diiday.

    Sidoo kale waxaa goobta ku sugnaa  masuuliyiin uu ka mid yahay gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyada gobolka Mudug Axmed Maxamed Shire (qoodar) iyo saraakiil kale, iyaga oo ku guuleystay xalinta labadaasi beelood.

    Saraakiisha taliska iyo masuuliyiinta kale ee gobolka Mudug ayaa labada dhinac kulamo ay la qaateen kadib ku guuleestay in la aaso duugo dhamaan baraagihii lagu muransanaa waxaana dhinacyadu isla garteen in arinta deegaanka loo saaro guddi ka kooban 14 xubnood oo laamaha amniga kala shaqeeya xaalada amni ee deegaanka iyo xalinta tabashooyinka yar yar

    Ugu dambeyn guddiga howshan ku jiray ayaa sameeyey xirmo dhuleed ka caagan deegaameysiga gaar ahaan in laga qodo baraago si looga baaqsado isku dhacyo halkaa ka yimaada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.