Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidankii PISF oo la xiray Taliskoodii laguna daray Ciidanka Badda PL
    Somalia

    Ciidankii PISF oo la xiray Taliskoodii laguna daray Ciidanka Badda PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa laga xareeyay Ciidamadii uu Talyaha u ahaa ee PISF.

    Sidoo kale,waxaa la xiray Xaruntii Taliska u ahayd.

    Sababta keentay in la xareeyo Ciidamada lana xiro Taliskoodii,ayaa xoguhu waxay xaqiijinayaan…

    1.Hogaan xumo iyo masuuliyad darri ka timid Talyaha.

    2.Tirada iyo xogta Ciidanka oo uu ka been sheegay hogaanka.

    3.Xogo khaldan iyo xil gudasho xumo hogaanka Ciidanka lagu helay.

    Haatan Ciidankii PISF oo gaaraya 160-Askari iyo Gaadiidkoodii,ayaa si rasmi ah loogu daray Ciidanka Badda Puntland.

    Talyihii Ciidamada Aamiin Xaaji Khayr lagama qaadin xilka lamana baabi’in Magacii Ciidanka PISF.

    Ciidamada PISF oo la Aasaasay isku dhicii Talyaha PSF iyo Madaxtooyada Puntland kadib,ayaa ahaa Ciidan tababar fiican la siiyay gaarayayna 600-Askari,kuna hawlgelayay in ka badan 40-Gawaarida dagaalka ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.