Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciraaq: Gantaalo lagu garaacay safaaradda Mareykanka ee Baqdaad
    Somalia

    Ciraaq: Gantaalo lagu garaacay safaaradda Mareykanka ee Baqdaad

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan sadax gantaal ayaa lagu weeraray safaaradda dalka Mareykanka uu ku leeyahay magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq.

    Mid kamid ah sawaariiqda lagu ganay safaarada ayaa lasheegay in uu ku dhacay maqaaxi ku taalay gudaha safaaradda halka labada kalana ay ku dhaceen meel aan sidaas kaga fogeen, sida ay warisay AFP.

    Ilo amaanka ah oo lahadlay wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegay in ugu yaraan sadax ruux oo kamid ah shaqaalaha safaarada ay ku dhaacmeen weerarka, waxaana uu noqonayaa weerarkii ugu horeeyay oo ay shaqaalo Mareykan ah ay ku dhaawacmaan mudo sanooyin ah. 

    Illaa iyo hadda majirto cid sheegatay masuuliyada weerarka balse dowladda Mareykanka ayaa ku eedeesay kooxaha taabacsan dowladda Iran.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.