Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cirro oo ku dhawaaqay in uu dhamaystirayo heshiiskii Itoobiya Ee MOU-ga
    Somalia

    Cirro oo ku dhawaaqay in uu dhamaystirayo heshiiskii Itoobiya Ee MOU-ga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Cirro si cad,ayuu usheegay in uu dhamaystirayo heshiiskii Itoobiya ee MOU-ga Sanadkan dhamaadkiisa.

    Si wanaagsan oo kooban,ayuu uhadlay MW Cirro, kaliya Aftahan buusan ahayn wax badan soo gudbin kara oo gadi kara SL ugana faa’idayn kara fursadan.

    Madaxa DP World,ayaaba ka dhiiranaa oo gaday SL kuna tilmaamay Wadan,isla markaana dul istaagay muhiimadeeda.

    Waxay u ahayd fursad weyn Cirro,maadaama ay tahay dhaqaaqiisii ugu horeeyay ee Diblomaasiyadeed.

    SL,waxay u ahayd fursad kale oo Indhaha iyo Dhagaha caalamka maqleen oo arkeen.

    Sidoo kale Maamulada awooda badan ee Somaliya in ay horay usocdaan,waa loo baahan yahay.

    Waxaa kaloo sii xoogaysanaya diciifinta Nidaamka Villa Somaliya fadhiya.

    Waa khasab in Somalidu dib ukala istaagto,kadibna laga wada xaajoodyo mustaqbal cusub.

    Fariintan,waxay ugu danbaysay fariimo Dharbaaxo ku ahaa Xasan oo Todobaadkan gaarayay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/1eXaXSVkcnZ-osuz.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.